Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee WDDANI Oo Bari Dalka Somaliland Ku Soo Laabanaya Xilli Muran Xoogani Ka Taaganyahay Doorashooyinka .

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa la filaaya Inuu barqada ka subixii ku soo laabto Dalka Somaliland Kadib marki uu muddo socdaal Ugu maqnaa Waddamada KENYA iyo Itoobiya .

EA3BE788-0862-4B26-B9DE-A7DBD47BE171-102

Soo laabashada Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ayaa ku soo beegmaysa xilli muran badani ka taaganyahay qabsoomida doorashooyinki Somaliland iyo guddida doorashooyinka. Sidoo kale waxaa Dalka ka jira buuq baqan oo ka dhashay xadhiga shakhsiyaadka xorriyad hadla.

Soo dhawaynta Guddoomiyaha ayaa laga dareemaya Magaaladda Hargaysa iyo baraha bulshadu ku kulanto ee Internerka . Waxyaabaha uu ka hadlo soo laabashadiisa kala soco shabakadda wararka ee Somalilandtoday.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this