Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:-Jubbaland Oo taliye cusub u magacawday Afmadow

Recommended Posts

Deeq A.   

Afmadow ( Sh. M. Network )-Sarreeye Guuto Aadan Maxamuud Ibraahim (Koojaar) Taliyaha Ciidanka Booliska maamulka Jubbaland ayaa maanta taliye cusub u magacabay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.

Wareegto ka soo baxday taliye Koojaar ayaa waxaa taliyaha amniga ee degmadaasi loogu magacaabay G/ Dhexe Siyaad Macalin Bashiir.

Halkan hoose ka Akhriso:-

 Cuud-212x300.jpg

The post Akhriso:-Jubbaland Oo taliye cusub u magacawday Afmadow appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this