Deeq A. Posted January 8, 2019 Qoryooley ( Sh. M. Network )-Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku warramaya in maanta qarax ay caruur wax ku noqdeen uu ka dhacay gudaha degmada Qoryooley ee gobolkaasi. Qaraxan ayaa la sheegay in uu ka dhashay walxo qarxo oo ay ku ciyaarayeen Caruurtaasi. Ugu yaraan 5 caruur ah ayaa ku Geeriyootay qaraxaasi, halka ay ku dhaawacmeen 2 kale, sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha degmadaasi Seyd-Cali Ibraahim Xasan. Guddoomiyaha oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ee magalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay qaraxaasi. Hakan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/cod-qoryooley.mp3 The post Shan caruur ah Oo ku Geeriyootay qarax ka dhacay Qoryooley appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites