Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Lacagta Laga Qaadey Murashaxiinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Oo Gaartay $530,000

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saaray liiska murashaxiinta lacagta bixiyey.

21 ka mid ah murashaxiinta madaxweynnimada iyo 11 u tartameysa ku-xigeennada ayey ahaayeen inta la shaarciyey.

Lacagta ka soo xarootay murashaxiinta madaxweynaha waa $420,000 halka ku-xigeennada ay ka soo xarootay $110,000, guud ahaan lacagta waa $530,000.

Akhriso: Magacyada

mag.jpg mag2.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this