Deeq A. Posted January 3, 2019 Muqdisho (Sh.M.Network) – Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu joojiyay wadashayntii kala dhaxaysay Gollaha Shacabka, sidda ku cad war-saxafadeed uu Golluhu soo saarey. Sidda laga soo xigtay bayaanka, Aqalka Sare ayaa go’aankaan qaatay markii uu Aqalka Hoose usoo gudbin waayay Miisaaniyada 2018 iyo 2018, iyo xeerar muhiim ah oo ku saabsan arrimaha dibadda. Hoos ka akhriso war-saxaafadeed Qaraar The post Aqalka Sare oo hakiyay wadashaqayntii Gollaha Shacabka BFS appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites