Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxa Sababay In Dawladda Soomaliya Caydhiso Wakiilkii Qaramada Midoobay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)Madaxtooyada Soomaaliya ayaa go’aan ka qaadatay Saameyn Siyaasadeed uu Saacado kooban Abuuray Dalka iyo dibadiisana guux ka dhalisey.

0F148A36-C2BF-46B2-9FA8-26B0F3464231.jpe

Fara gelinta Qaawan Ee Inta Badan Reer Galbeedka ku hayaan Soomaaliya waxay aheyd mid muuqatay siiba Wakiilada Qaramada Midoobeey Ee Soomaaliya Ujoogay.

Hadda waxay umuuqataa in Beesha Caalamka iyo Dawlada Federaalka ay ka dhex tafatay lamana oga sida uu ku dambeyn karo Jawiga Siyaasadeed ee hadda Cirka sii galaya.

Profesor Cumar sharif cabdulqadir axmed fiqi Oo Ah Aqoon yahan Soomaaliyeed ayaa waxa uu sheegay in Dawlada Soomaaliya Go’aanka ay Qaadatay ku saxneyd,islamarkaana wax khaladaad ah uusan ku arkin Warsaxaafadeedka uu akhriyey.

Waxa uu Aqoonyahanku sheegay in Saameyn Culus aan lagala kulmi Karin fal celinta ay Qaramada Midoobeey Qaadan karto oo Soomaaliya Dhabar jab ku ah Go’aankeedaasi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this