Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo saakay dil ku fulisay nin katirsanaa Al-Shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda ee Somalia waxay Saakay oo Isniin ah ay Toogasho ku fulisay C/qaadir Abuukar Shaacir oo ka tirsanaa .

Cabdiqaadir ayaa Alshabaab u qaabilsanaa inuu Gawaaridda Qaraxyadda ah dhigo Goobaha ay Al-Shabaab ay weerarayaan.

Ciidamada amaanka ayaa ninkaan waxaa ay  qabteen Bishii May ee Sannadkan waxaana ay ka qabteen Degmadda Xamarwayne xilli uu halkaasi dhigay Gaari Qarax ah.

Maxkmada ciidamada qalabka sida ayaa sheegtay in ninkaan uu ahaa shaqsigii dhigay gaari qarax laga soo buuxiyay oo Al Shabaab ay ku weerareen xarunta wasaarada Amniga ee Muqdisho.

Faah faahin dhameeytiran dib kala soco.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post 

The post Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo saakay dil ku fulisay nin katirsanaa Al-Shabaab appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this