Sign in to follow this  
Deeq A.

SOOMALIYA: Qaraxyo Xoogan Oo Ka Dhacay Muqdisho Goor Dhawayd.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in labo qarax oo gaari loo adeegsaday ay goor dhow ka dhaceen magaalada. Kan hore ayaa ka dhacay illinka Tiyaatarka Qaranka.

365B94AE-50F8-4133-8CE3-64EBE0C85A5E.jpe


Qaraxa labaad ayaa ka dhacay meel aan sidaa uga soo fogeyn halka uu kii koowaad ka dhacay, qiyaastii muddo soddon daqiiqo ah kaddib.


Weriyeheenna magaalada Muqdisho ayaa ku soo warramaya in gawaarida ambalaasta ay ku sii socoto halka ay qaraxyadu ka dhaceen.
Weli lama oga khasaaraha, balse wuxuu weriyeheennu sheegay in ahaayeen kuwo xoog badan.

Xigasho BBC

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this