Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Gaas oo xilkii ka qaaday guddoomiyaha gobolka Mudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha gobolka Mudug,Xassan Maxamed Khaliif(Abgaalow).

Dikreeto Sabtida saaka ah ka soo baxday xafiiska madaxweynaha oo xilkii looga qaaday mudane Abgaalow ayaa sidoo kale lagu magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug,Cabdulqaadir Xuseen Nuur(Dirir).

Abgaalow ayaa xilkan loo magacaabay 23 December sannadkii 2015,wuxuuna xafiiska joogay mudda saddex sano ah.

PUNTLAND POST

Cabdiraxmaan Ciise Cumar

The post Madaxweyne Gaas oo xilkii ka qaaday guddoomiyaha gobolka Mudug appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this