Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg Deg: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Goordhow magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa ka dhacay qarax aad u culus.

Jugta qaraxa ayaa si aad ah looga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir.

Qaraxa oo ahaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka xarunta Tiyaatarka qaranka oo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya.

Majirto faah faahin badan oo laga helayo qaraxaasi iyo qasaaraha uu geeystay.

Faah faahinta dib kala soco insha allah.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Deg Deg: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this