Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada mooshinka oo shaaciyey 9 qodob oo Farmaajo iyo Kheyre ogolaadeen si mooshinka looga laabto

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada Kudlada Badbaado Qaran ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal ay kaga hadlayaan mooshinkii madaxweyne Farmaajo ee guddoomiyaha baarlamanka uu shalay sheegay in laga laabtay.

Qoraalkan, ayaa xildhibaanada waxay ku sheegeen in markii ay qiimeeyeen xaaladda siyaasadeed ee dalka ay u tureen isla markaana u tanaasuleen danta dadka iyo dalka Soomaaliyeed ayna ogol yihiin in mooshinka laga laabto.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in in ka laabashada mooshinka ay  qeyb ka tahay in madaxweynaha iyo Raysal Wasaarihiisuna fuliyaan sagaal qodob.

Hoos ka aqriso warsaxaafadeedka oo dhameystiran iyo sagaalka qodob ee madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha laga doonayo.

Warmurtiyeed-NSC-20-Dec-2018-1.jpg Warmurtiyeed-NSC-20-Dec-2018-2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this