Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulanka Madaxweyne Muuse Biixi La Yeeshay Mustafe Cagjar Muqaal Sawiray Isbadalka Geeska Ka Socda.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Wajaale) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo xilka hayay muddo sannad iyo dheeraad ah ayaa maanta markii u horaysay Magaalada Wajaale kula kulmay Madaxweynaha Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar.

FB_IMG_1545383302405-1024x503.jpg

In kasta oo uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi tiraba dhawr jeer uu isku dayay inuu la kulmo Raysal Wasaaraha Itoobiya abby Ahmed hadana umay suurto galin, Kadib markii uu mujiiyay Raysal Wasaaraha Itoobiya inuu ku mashquul sanyahay arrinta isbadalka Geeska Afrika .

Kulanka Madaxweyne Muuse Biixi iyo Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa la odhan karaa Wuxuu musawir u yahay isbadalka Geeska Afrika ka socda . Dhanka kalnea meeqaam ahaan kulanka labadan Masuul ayay dad badani is waydiinayaan maadaama oo Somaliland hore ula xidhiidhi jiray Dawladda Federaalka Itoobiya .

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this