Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Maraykanka Oo Hanjabaad Hawada U Mariyay Kurdiyiinta Suuriya.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)Xoogaga Kurdiyiinta ee qeybta ka ah isbaheysiga dagaalka ka wado dalka Suuriya ayaa sheegay in go’aanka madaxweyne Trump uu ciidamadiisa kala soo baxayo Suuriya ay fursad u siineyso kooxda isku magacaawday Khilaafada Islaamka inay dib usoo kabsadaan.

D08C7677-BF81-43C9-BA17-013750ACF9AB-102

Bayaan kasoo baxay xooggaga Dimuqraadiga ee Suuriya(SDF) ayaa ka digay in xooggaga isbahaysiga ay horseedi doonto inay ku dhex xayirmaan dhinacyada mucaaradka ah.

Trump ayaa Arbacadii sheegay in laga guuleystay kooxda IS.

Si kasataba, ha ahaate, waxaa hadalkaasi kasoo horjeestay isbahaysiga dagaalka kula jiro ururka IS.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this