Deeq A. Posted December 17, 2018 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay wasiirka wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyenta. Xilka waxaa loo magacaabay Cabdi Aadan Hoosow, sida lagu xusay wareegto uu soo saarey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka. Shalay ayaa xilkan waxaa isaga casilay C/fitaax Geesey, sababo la xiriirta farogelinta ay dowladda federaalka ku hayso maamulka K/galbeed. Warkaan wixii kusoo kordha kala sooc wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites