Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirarkii Wadatashiga beelaha Hawiye ee todobaadkani qabsoomay iyo wixii ka soo baxay

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirarka Wadatashiga Mogadishu Clan.
Date 13/12/2018

.
Kasoo qaybgalayaasha

1. Odayaasha dhaqanka,
2. dhalinyarada Haweenka,
3. Siyaasiyiinta,
4. Ganacsatada
5. , iyo Saraakiisha ciidanka

Waxa laga wada hadlay

Xaalada dalku marayo, gaar ahaan khilaafka siyaasadeed, waxa Baydhabo ka socda iyo damaca Farmaajo. Waxaa warbixino laga dhagaystay Siyaasiyiinta iyo Saraakiisha ciidanka iyo sirdoonka. Waxay ka warbixiyeen xaalada siyaasadeed iyo tan amni ee dalka ka jirta iyo damaca Farmaajo. Dood dheer ka dib Waxaa la isku raacay

1) In Farmaajo uusan Dastuur iyo Sharci midna dan ka lahayn, uuna doonayo in uu kali talisnimo iyo talo 3 ruux ku kooban xoog iyo colaad ku meel mariyo.
2) In aan la sugin Farmaajo inta uu Baydhabo ka soo jeesanayo ee abaabulka iyo dagaalka haatan la galo. Waxaa kaloo la isla gartay in Farmaajo uu duulaan ku soo yahay Mogadishu Clan.
3) In la abaabulo kacdoon shacabka oo looga horjeedo Farmaajo iyo labada nin ee dhalanteedka ku wehlisa ee Fahad iyo Kheyre
4) Beesha Mogadishu Clan ayaa isku raacday in ay tilaab cad ka qaadaan wiilasha dilka iyo shirqoolada ka shaqeeya ee Saadiq John, Farxaan Qaroole, Yaasiin Ganeey, Cali Yare, Xerow, Mahad Korow, Fanax iyo C/Rashid. Waxaa loo saaray koox diyaarsan oo ragaas shaqo la yaqaan ka qabsada. Waxaa arrinkaas balan qaaday wiilal naftood hurayaal ah.
5) Waxaa Sidoo kale la isku raacay in qaaqlayaasha beesha tilaab laga qaado, waxaana ragaas ka mid ah, Salaad Cali Jeele, Cali Maxamad Geedi, Calawa Jiis, Xasan Cilmi Yaxye, C/daahir Ugaas iyo Ina Axmad Diiriye.
6) Waxaa kaloo la isku raacay in ciidan iyo hub la isku keeno, banaanbaxyo la abaabulo, la gooyo jidadka madaxtooyada gala, lana cuuryaamiyo isku socodka iyo dhaqdhaqaaqa ciidan.
7) In canshuurta iyo baada la iska diido.
8) In AMISOM iyo Beesha caalamka lala kulmo

Actions
Si hawshaan loo meel mariyo Waxaa la qabtay gudiyo

1- Gudi Amni
2- Gudi dhaqaale
3- Gudi Abaabul

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this