Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaaraha Dalkaasi Soomaliya Oo La Kulmay Guddoomiyaha Guddida Amniga Iyo Nabad-gelyada Afrika.

Recommended Posts

Deeq A.   



(SLT-Muqdisho)Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Dalkaasic Soomaaliya,  Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada  Dooxa ee dalka Qatar kula kulmay Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyoNabadda Midawga Afrika, Ambassador Smail Chergui.

DB30D1FA-1834-4578-B540-8B7D7E6458B8.jpe

Ra’iisul wasaare Khayre iyo Ambassador Smail Chergui ayaa ka wada hadlay dardar-gelinta hawl-galka AMISOM ee Soomaaliya, dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagaxisada ah iyo diyaar garowga loogu jiro qorshaha mas’uuliyadda amniga ay kula wareegayso dawladda Soomaaliya.

Kulanka ayaa sidoo kalelooga hadlay sii wadidda taageerada dhanka amniga ah ee midawga Afrika aysiiyaan Soomaaliya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this