Sign in to follow this  
Zafir

JAAD? Umm Yes please!

Recommended Posts

Zafir   

Wuxuu ku Qadeeyaa Qaadka, Wuxuuna ku Casheeyaa Ciidda, Oolyadana wuu ku Qubeystaa!!!

 

 

madhodow.jpg

 

 

Markii ay dheceen dagaalladii sokeeye, Madhoodhow waxa uu ka mid ahaa dadkii ka soo qaxay magaallada Dhuuso-mareeb, waxa uu soo gaaray magaallada Muqdisho, wuxuuna farsamo-yaqaan u noqday mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha kooxaha ee magaallada Muqdisho, kaddib xoogaa waxaa yara laga galay maskaxda, dadka qaarkii waxa ay yiraahdaan waa la sixray, subixii marka uu soo tooso waxa uu ku qubeystaa Oolyada oo ma dhaafo meel ay Olyo taallo, duhurkii marka la gaaro ayuu aad u cunaa Qaadka, waxaana Qaadka siiya haweenka qaadka ku gada "Black Sea" ee jidka Soddonka, maalmahaan dambe waxa uu keenay in uu cuno ciidda, jeebabkana ka buuxsado, taas oo ay aad u la yaabeen dadweynaha, mararka qaar waxa aad is leedahay maskaxdiisu waa ay dhameystiran tahay, wuxuuna ku weydiisanayaa wax alla iyo wixii uu jecel yahay, ha noqdaan raashin ama arad tir.

 

 

 

 

The Story

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this