Sign in to follow this  
Deeq A.

Magaalo Xebeedka Maydh Waa Magaaladi Ka Qayb Qaadaday Dib Xorayntisomaaliland Ee SNM. By Mire Cali Xasan Nuur.

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalo xebeedka maydh waa magaalo qadiimihi ah

AF1F710C-071D-43C7-A8F6-84F80987E7FB.jpe

Waxay ka mid tahay magaaladi ka qayb ahaa dib u xoraynti somaliland ee SNM
WAA magaaladi laku qaban jiray maraakibti shidaalka ahayd ee laku xoreeyey min bari ilaa galbeed
Waxay ka mid ahayd hooyadi SNM
Magaaladu waxay ku dhaqdhaqaaqedu ahaa xaga kaluumaysiga iyo iibka kaluunka sida Doonayaha yaman
Ama kaluunka indho tooshlaha
AYAA magaaladu ku furnayd ,
Hada intii laka joojiyey kaluumaysigi waa magaalada waxay ku yeeladay saamayn wayn
Xaga dhaqaalaha ,xaga dhaqdhaqaaqa , xaga dadka xoogoda maala Ama xirfadaha kaluunka

yaqaan .
Afar maalmod an joogaya magaalada maydh waxaad arkaysaa meheradi oo xidhan
Laashashki oo xaaxiga bada iska yaala
Dadkii oo magaaladi ka haajiray oo xaga dahabka u shaqo Tagay.
DADKA Qaar waxay ii sheegayn indho Toosh lihii dalka laka mamnoocay oo magaalo xebeedka lasqoray laka guranayo shirkadihi ka baayac mushdarayn jiray oo u wareegay lasqoray
IYO laashashki iyo kaluumaysadadi u wareegay L aasqoray , halka dadku Lee yihiin maxa kala duway xeebaha laka mamnuucay indha Tooshlaha iyo magaalada Laasqoray ,
WAA in hoos loo eega arrimaha kaluunka iyo shacabki ku noola
WAA run indho tooshluhu waa dabar go,ayaa , shirkadaha ka baayac mushdarayn jiray magaadada maydh ee ay ka ganacsanayey hal cariish kumay lahayn magaalada waxay dib u galiyen ka muuqdan ma jiraan waa shirkado an wax u qaban magaalada maydh macaa adeegyada aasasiga ah waxba kamay qaban jirin .markaa indho tooshluhu Hadii anu wax faa,iido u LAHAYN xaga bada iyo magaalada maydh.
WAA in loo fasaxaa kaluunka kale la fasaxaa si dadaka iyo magaaladuba dib UKU so noqon lahayd kaalinti magaalo iyo noloshii dadkii ku noloshodu ku tiirsanayd.

mohamedhassan3867@gmail.com

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this