Xaaji Xunjuf

Federal gov't minister of finance from somaliland undermined by his koonfurian counterpart

Recommended Posts

 
 

 2018717636674101489190973xayirvsbeyle-69

Talaado, July, 17, 2018 (HOL) -Khilaafkan oo u muuqda mid salka ku haya kala sareynta mas’uuliyinta dowladda iyo cidda ay tahay in ay sii waddo shaqada Wasaaradda marka uu Wasiirku dalka ka maqan yahay.

Wasiiru-dowluhu Wasaaradda Maaliyada Maxamed Xayir Ibraahim ayaa ka hor yimid  Qoraal horay uga soo baxay Wasiirka Maaliyada Cabdiraxmaan Ducaalle Beylle oo ku-sime Wasaaradda uga sii dhigay ku-xigeenkiisa Cabdullaahi Sheekh Cali Khaloocoow.

Qoraalka Wasiiru-dowlaha ayaa sidoo kale la gaaarsiiyay Xisaabiyaha Guud, Bankiga Dhexe, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Hanti dhowrka Guud, kuna ogeysiiyay Ra’iisul Wasaaraha intaba.

Maalmihii ugu danbeeyay waxaa jiray is qab qabsi dhinaca awoodaha ah oo u dhaxeeyay mas’uuliyiinta Wasaaraddaha xukuumadda qaarkood oo xilalka isku qabta marka uu Wasiirku dalka ka baxo, waxaana loolanka ugu badan uu ka dhax jiraa Wasiir ku-xigeennadda iyo Wasiiru-dowlayaasha.

Wasiirka Maaliyada ayaa hadda ka mid ah Wafuud ka qeybgaleysa shirka looga hadlayo xaalada Soomaaliya ee ka soconaya magaalada Brussels

Akhriso Qoraalka ka soo baxay Wasiiru-dowlaha :

2018717636674100598931361xayir-warqad.jp

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

This is what happens when you have too many so called ministers without portfolios just to fill clan quotas. By the way, what is "wasiirul dawli"? Never heard of it before!!! 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.