Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

Xoolo xiniinyo ma noqdaan...... Murti iyo Maaweelo

Recommended Posts

SPR: Barnaamijka Murtida iyo Madadaalada ayaa ah barnaamij xikmadeed oo aan idiin soo deyno todobaad walba. Barnaamijka todobaadkan ayaa waxay ku saabsantahay sheeko cajiib ah oo halku dhigeedu yahay “Xoolo Xiniinyo Manoqdaan”. Barnaamijkan waxaa idiin soo tebinaya oo islamarkaana aan nasiib u yeelanay abwaanka weyn ee Soomaaliyeed C/naasir Cali-Daahir Shabbac “Dhagadheere”.

 

HALKAAN KA DHEGAYSO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gallad   

Interesting program. I thought he was Idaajaa. He sounds like Idaajaa. Maasha Allah. Wa sheko fiican hikmad leh.

 

"farah waxa lagu hanta in u isago hadaya xeydh farahu kaga go'deen, lakin xajo regeed ayay kaga go een" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this