Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Abwaan


  1. Somalina;803636 wrote:
    Kaad u sacbineysey '06 kii more than half of million ayuu guryahooda ka barakiciyey iska daaf inta geeriyootey. Waxaa fiican inaad is xisaabiso intaan lagu xisaabin, nin dhintey kabahiisa dhaama haddana waad ku soo noqnoqotaa halkan like you want to prove something. Xashac.

    Lol...Somalina....adeerkood dhiigyacab ma isagaa ah oo warlord ahaa, walaalaha Itoobiya ayuu keenay oo keliya...lol


  2. Somalia;804975 wrote:
    Man, I am just saying it to look open, I couldn't give 2 monkeys about this guy, he has a small town and can't reach beyond, they should step back and let Baraxley expand.

    I don't think adiga iyo noocaaguba inaad ninkaan gaartaan waayo wuxuu qabtay waa muuqdaan rather than inaad beel xayeesiiso beelo kale oo Soomaaliyeedna aad wax aan jirin ka soo qaadid. Kula yaabi maayo the trauma of 1990s baa weli kaa muuqata balse waxaad ogaataa adiga yaan cuqdad ku dilin cidna taano kama qaadi kartid....Aanba kuu raaco magacyada dacaayadda raqiiska ah ee aad la wareegtid ee Baraxley, Baxdo iyo Cadaado kama liitaan Bacaadweyn iyo meelaha kale ee Soomaaliyeed wayna jiri doonaan whether you like it or not....Come on dadka walaalaha iyo deriska ahba waa dagaalaa, waana la kala adkaadaa ee samir yeelo wixii dhacayna iska illoow.


  3. Gaacuur;804693 wrote:
    1. Bakaaraha

    2. Madiino (Wadajir + Dharkenleey)

    3. Xamarweyne

     

    :)
    :)

     

    Muqdisho magaalo lala barbardhigi karo ma jirto, dhan walba.. waxaa is barbardhigtaa degmooyinka Xamar iyo Magaalooyinka kale.

    Run badnidaa saaxiib, laakiin Ilaah dad badan runta ha tuso....Waxaad arkaysaa dad Eyl, Bulacle iyo Yurkud Xamar la simaya...Wixii la rabo baa la isku sheegayaa, yaase ka dhegeysanaaya?!:)


  4. Taleexi;803633 wrote:
    Naga daa hadal tirada oo shirkii Washington DC soo summarize garee oo bog cusub oo SOL ah ku soo dheji.

     

    Ta kale I always have my own reservations on such recordings but before we blame Calasow and his collaborators..... See labo warqadood oo isburinaya uga soo wada bixi karaan xafiiska Ra'iisulwasaaraha... Ku lahaa way naga fakatay ma dhusaa
    :)
    sorry about my language. Waxaasi waa ceeb lagu qooshay unprofessionalism... Markaa maamulkuna ma eed la'a ee iska ilow xawaashaynta Somalina.

     

    lol...Ayaantaan buug baan qoray bay ka dhammaan weysey...Labada warqadood mid baa been-abuur ah sidaan maqlay, laakiin sheekada dhan baa isdaba-yaac ah.


  5. Daahir Calasoow iyo Dhallinta Khaatumo ee barnaamijkaan isku soo duba-ridey waa ceeboobeen...Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Been sagaal guur ah ayaa run galab carraw ahi ka daba timaaddaa". Waxaan baaritaan ku soo ogaadey, in Wasiirka kelmedaha hore ee salaantu ku jirto laga duubay oo codkiisa tahay inta kalena lagu kabkabay oo laga beensheegay lacag-u-diridda iyo taleefonka laga qorayo.


  6. The Hermet;801843 wrote:
    ^^^^
    :D

     

    Dadkan "Wala Cashayay iyo constitution" an damanayn bay ku chirayn 10 years. haha...
    :D
    Garowena may dafin.

    loool.....Waxaan UN-ka ayaa looga qadeeyaa, oo looga casheeyaa, oo looga quraacdaa sida Hargeysaba intaas u samayso oo weliba UN keliya ma ahane ee EU-da xitaa looga qayilo inta "Way Duushay, iyo Doorasho xaq ah baa dhacday la yiraa" ee maxaad arrintan ula yaabi?:)


  7. Yaab badanaa....As far as I know, Gal-Hiiraan was created by sole bus-driver from London. For Caalin to say ninkaas baan wax ku darsaday is an insult...Haddii wax la isku darayo waa in dadka magacooda lagu hadlayo gogol loo dhigo markaasna is-afgarad uu dhaco...laakiin sheekooyinka baararka ayey ayaantaan noqotay....tolow maxaa xigi doona? Shariif oo aqoonsada iyo C/Weli oo warqad diidmo ah ka soo daba tuuro or the opposite looba joogee insha Allaah:)