Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Abwaan


  1. Oodweyne, you know what i am thinking? That you are not even a Somali. Who knows that for sure? You might be one of those old, confused Brits with the intention of dividing Somalis. You are stuck on the colonial era, Wake up. This is the time to proof me wrong. Accept the invitation and attend the event.:D


  2. I invite Oodweyne to the London Somalis' Independence Day Celebrations. Dear Oodweyne, Your limo is ready to pick you up in order to take part of this event as oday Somaaliyeed who wants to join the celebrations for his countries' independency day:D


  3. ugaas Ali;845410 wrote:
    sxb. i don't listen to somali song that much and who is that fat guy
    :D
    ?

    He is Kunciil Axmed Cali Cigaal...Don't worry about his obesity that seems not to bother him and the guy can sing yaan la is xaqirin.!


  4. lol.....Ugaas, nin suuroonaya ma fiirsan karo ee here is a legend's son who can really sing too like his father. With technology I believe he will be better than Egal;

     

     


  5. Maaddeey;845016 wrote:
    ^^
    :D

     

    Moonlight, ma qolooyinka xiddigaha laga safi jirayaa: 'anna ii soo qaad oo hebelna u soo qaad, heblaayana u soo qaad' waa hade cido reer guuraa ah!.

    Isagu kuwaas ma ahayn laakiin isagoo Koontarool gobollada Dhexe ku yaal liiska baabuurta maraysa u qora ayaa Dhegobacayr ka kaxaystey markaas buu dadka uu xirxiro magacyadooda u qori jirey.:D


  6. Maaddeey;845337 wrote:
    22+35=57!. Masha Allah, Ilaahow caqliga ha kaa qaadin!.

     

    Haddaad sidan u saadaal saxantahay, Caalin muxuu mar hore kuu arki waayey?.
    :D

    FYI if I was interested to lead Galmudug I would have been his president.....or even Yours since you are from Galguduud and Oba since he is from Ceel-Dheer...lol...But I never was or I am still not interested to become 1.:D


  7. 5;845322 wrote:
    @
    Abwaan
    : Marne waad iga cabsiinee marne waxaa i dhahee waa safe
    :D

     

     

    Though I'm really curious: how is it possible that Abwaan saw a lot of Somalis whilst Narniah met none?!
    :)

    Lol...I have to be honest to you in order to for you to stay safe, plus there has been few incidents that took place some time

     

    I think I exxagerated when I said a lot....the way I meant was...Back in 2005 Somali waan ku arkay intii aan joogey. I stayed in Aksaray and most of the Somalis I saw lived over there.....There should be even more Somalis now since Erdogans visit to Somalia, the recent Turkish involvemnent on Somali issues and since we have weekly flighhts to from Istanbul to Muqdisho!

     

    I only Saw one guy from Denmark, another Somali who was a tourist. Soomaalida tahriibka xitaa kamerooyinkooda ayay dafaan oo masawirkooda isla dhacaan.....I know Carafaat inuu farxayo when I say gabdho Soomaaliyeed ayaan kula kulmay oo magaaladooda u daawasho tegey muddada ay transit ku ahaayeen.


  8. Complicated;845033 wrote:
    Ma dadkaad isu ekaysiin rabtaa before you know what aadan samayn?

     

    Sorry open goal baan halkaas ka arkaye
    :)

    loooooool.....That was an open goal indeed. Mid kalena ku dar. Maaddeey 1990 maa noo sheegee in adigoo sigaar cabo joojisey? Lol....if that happens to be true let me guess...Markaas raggii Marka tegey aad ka mid ahayd? Right? 35 sano jirna waad ahayd? Maasha Allaah.....waayeel adigoo ah mar dambe cunug yar ha iskaga kay dhigin....lol


  9. oba hiloowlow;845011 wrote:
    Ar kan hadhoow amoow wadankii oo dhan iibiya

    Beleive me wax uusan shaqo ku lahayn buu iska hor orday.....masuuliyedda waxaa la wadaaga Shariif Sakiin, Ibbi, Jengeli, Cumar C/Rashiid, Shariif Axmed. Isagoo Nairobi jooga oo safar ka soo laabtay baa la dhahay saxiix, markaas buu hore qalinka ugu duugey. Maaddeey siduu sheegay BBC-da ayuu Soomaalidii ka welwelsaneyd heshiiskaan ka caayey isagoo leh; fadhi ku dirir baad tihiin!


  10. Carafaat;845025 wrote:
    I have been once to Turkey on Holiday. No racism, specially when you mention them you are a 'Muselmen'(muslim). Make sure you go to a Turkish Hamaam, and take the full rought treatment. you will feel reborn.

    You are right Carafaat, Turkish Hamaam is great!


  11. Maaddeey;845012 wrote:
    Wyre, adi kuma jirtid kuwaas.
    :D

     

    Abka, Sh. Xasan maaha waa Xassaan, ma maqlin weligaa?. Cilmi aa ku dhaafay muggaas!.

     

    Kaabiga aa loo saaranyahay & waa la galay farqi aa u dhexeeyo.

    so ma waxaad isku qancisaan oo naf ka dhigataan Guriceel waan u dhownahay, laakiinse runtu waxay tahay ma geli kartaan?:D


  12. Maaddeey;844977 wrote:
    Intaan tiriyey aniga lee 100 kor waa u dhaafaayaan!.

     

    Xabsiga Nabadsugidda, iyagaa si caadi ah u maamula, mushaarkana bixiya!.

    lol....google earth maa ku xisaabisey? Mise adigoo Kismaayo jooga ayaad baaf ka aragtay? Yaab badanaa!


  13. MoonLight1;844971 wrote:
    Abwaan aan kula kaftamee, nin ree markood ayaa gurigiisa waxaa ka dhacay nin ka yimid halkaa iyo wisil ageheeda. Ninkii reer markoodka maalintii danbe wuxuu soo galay meesha taleefoonada laga dirsado ee magaalada si uu ula hadlo reerkiisa oo yurub ku nool in ay lacag usoo diraan, ninkii markii uu taleefoonka qabsaday oo uu hadalkii bilaabay ayaa waxaa dukaankii soo galay ninkii ka xoogay gurigiisa.

    Maskiinkan reer markood reerkiisa buu wuxuu u sheegay inuu guri la'aan yahay oo lacag loosoo diro uu guri ku kireysto. gabadhiisii yurub joogtay baa ku tiri "Abaa see camal adi, Maninkeen aawi maxaa ku dhaci" Aabihii baa ugu jawaabay "Minikayni waa la taabsadi" (Meaning gurigeenii waa la dhacay), gabadhii baa tiri "Yaa taabsadi abaa" Meaning yaa dhacay gurigeeni aabe. Odaygii arrintii waa ku adkaatay oo hadduu sheego qabiilka ay nimanka dhacay yihiin in la dilo buu ka baqay, markaasuu yiri "Axmed naaji abkoogiis aa naga dhacay" (waad fahamteen baan filayaa Axmed naaji awoowgiis), Gabadhii baa wali sii qodqoday odaygii oo tiri " haa waa kasi, yee kasii yihiin" markaasuu fakaray oo ugu jawaabay "Faaduma qaasin, abkoogeed ee kasii yihiin" ninkii guriga dhacay meeshuu iska taaganyahay oo waa lagu kor sheekeystay, illeen waxaan waxba kama fahmine.
    ;)

    Mnlight1 sheekadaan iyo kuwo kaleba wakhti hore ayaan maqli jirey...haddase fuunto ayay noqdeen. Adigu ma maqashay ciddii waa ladan tahay inuu yiri mid ka mid ah degaannada Soomaaliya jooga oo la hadlayey qaraabo dibedda jirtey kuna dhahay, hal baroon oo qori saaran yahay iyo jiib xabbaddii ku go'day baa noo shaqaysa?

    Midda kalese ma maqashay ninkii waagii dowladdu jirtey Hotel Maka Al-Mukarrama soo arkooday oo inta madaxtooyada tegey dhahay hoteelkaan aniga madax halla iiga dhigo?

    Mase maqashay midkii isaguna Calaamadaha stop-ka inta markab dhan keensaday markaas in xitaa dameeraha lagu dhejiyo lagu qasbay si bahaluhu beec u helaan?


  14. Maaddeey;844926 wrote:
    Ahmed_Abdi_Aw_Mohamed.jpg

     

    Tukulush aa waxaa la dhahay Geel raaci jiray, ala ultimo Geelkii aa ka dhumay, illaa & hadda geelkii uu raadis ugu jiraa, sow ma arag in Tukulushku, uu wax yar markuu ordoba uu lugaha dambe intuu ku istaago labada lug oo hore & qaarka sareba kor u qaado?. Markaan ciyaalka ahayn waxaan dhihi jirnay: '
    Tukulush, Geel waa koo
    '! oo la micna ah (Dadka af soomaaligeyga aan fahmayn): Geel waa kaas!. Hadda Godane waa kanaahe, aaway dadkii lahaa Indhoshareer uu wataa, waa is qarinaa, pla pla, soo daaya ee soo qabta ninka!.
    :D

    Maaddeey, masawirkaan midkaad adiga ka soo qaadday miyaa oo markaas aad gadatay? :D

     

    Jacaylbaro;844934 wrote:
    Hada ma waxaad na leedahay wejigii buu soo muujiyay ?? ,,,,, Waar he is still covering his face with that black veil ee sawirkan isagoon is ogayn baa laga qaaday
    :D

    U sheeg masawirkan muxuu tarayaa haddii ninku weli wejigii dab o o sho?