Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Posts posted by Jacaylbaro


  1. I don't think Parents can do anything towards Sex education. Do you think they know about it ??

     

    I'm sure kids are better than the parents regarding this issue.

     

    Hence, let's start the program Kids-Kids Sex education then later on we will teach our parents as well . . . :D


  2. Hi Araksan,

     

    Welcome to SOL and have a nice and great moments with the other nomads. We are all friends here.

     

    But don't start with the crushes first :D that sounds . . . . . you should start with other things unless you are interested these ppl got crushes at 4 and 6.

     

    Welcome again


  3. Sex Education ??? what do we mean first about sex education ??

     

    Do u think you can go back to Somalia and teach them sex education and they will accept ?? Walahi I'm sure they'll kill us by stone.

     

    Maybe outside, Yes ,, basically we need such idea to be implemented immediately but how ??

     

    I think the best way is to establish an organization chared by Besbaso ;) then discuss the ways to start the program.

     

    My opinion is that we create a website and put every information there.

     

    Is that right ???


  4. looooooooool shoobaro .... arrinkaa haweenkaa la waydiin . . .

     

    Haweenka somalidu inay fiican yihiin shaki kuma jiro . . . sida loola dhaqmayaana waa gaar . . yaanay iskaga kaa qasmin sxb . . . Ragga birta calashada iyagay si fiican u calaashadaan that's why ay u jecel yihiin . . :D;)


  5. Originally posted by Femme Fatale:

    Lets Just Say all forms of Genital Mutilation is horrible: Whether:

    Male

    Female

    Animal (Horrible, Horrible cases)

     

     

    NO more comparing...open a diff thread..and lets get back to the original one.

     

    Salaam

    I agree with Femme Fatale . . It is horrible however it comes.

     

    But only one question: Is is same this Boys matulation and the FGM ??

     

    We know both are horrible but are they same ?? If not which one is worst ??

     

    Answer and let's go back to sleep . . .


  6. Waraa ma sidii baad u qaylinayseeen . . . waanba yaabay ... 7 pages hadana natiijo ma leh miyaa ??

     

    Conclution: Somali Women waa dad fiican . . cid ka fiican ma leh . . warka naga dhaafa .... qurux iyo dabeecad cid ku gaaraysa ma leh . . . Sheekadana waa xiran tahay.


  7. Welcome Origilaqe,

     

    I'm sure you'll enjoy with these nomads.

     

    Aniga magaceyga waa Jacaylbaro,,, wax alla wixii arrimaha Jeceelka ku saabsan aniga keliya ayaad igala soo xiriiraysaa iyo wixii talo waayeelnimo.

     

    But make sure not to be shy about it ......

     

    Peace


  8. Heeeeeeeeeeeeey guys,

     

    I've just recalled my childhood and found out that i had a crash at the age of 6 with a younger girl either 5 or 6 yrs old.

     

    I tell you da place ???? Nooooooooo

     

    I don't remembe her name but i was thinking may one of these ladies who had a crush at the age of 4 or 6 ,,,

     

    loooooooooooooooool :D:D:D


  9. Aar maxaan ka yaabay kuwan haweeen ah . . arrinkooduba GUUR miyaaa.

     

    Waan ku guursanaa la dheheee .. . bes wax kasta way dhiibayaan miyaa ??? Horta i guurso mala dhihi karo miyaaa ?? Mise waaba la suuxaa oo waa la is iloobaaa ???

     

    War fiican waaaye,,, hadda hadii aan gabar ku dhaho abaayo waan ku guursanaa wax kasta way i siinaysaa sow maaha ???

     

    WOOOOOW . . . .


  10. Every one is against FGM . . . no one supports at all . . . so no need for discussions about it . . . it is BAD hapit . . really BAD.

     

    As said . . it is women on women crime . . as far as i know NO MEN supports it at all . . instead they like women to be origin (U know what i mean).

     

    Gabar baan beri la kulmay,, waxay ii sheegtay inay gabdho bay dhashay FGM ku samaysay . . . waxaan ku dhahay maad ka deysid .. waxay dhahday ma taqaan:

     

    waa ogahay inuu xun yahay FGM laakiin maxaan sameeyaa sow baranbarada ka geli mayso hadii kele . . . .

     

    So guess . . . :confused: :confused:


  11. Iskey_Baro . . . . .

     

    Ma ii sheegi kartaa inta magac ee ku cajabiyay ? . . . . Mean Short list weli ma samaysay ?? mise soo wada uun baad dhahaysaa,,,

     

    Hadda iska xir magacyadaan ,, kuwii hore short list ka sameee ,,,, then la soo bax kuwa ku qanciya.

     

    Ha iloobin in aad guddi kula taliya samaysato ,... Aniga guddigaasaan ku jiraa ;);)


  12. Wiilo,,,,Shaqayso maa dembi iyo xaasidnimo ah . . waddankaan dhisanaynaa ,, shaqo badanaa loo baahan yahay,,, waqtigaaga inaad dalka u hurtaa loo baahan yahay inta uu dib uga soo kabanaayo dhibaatadii burburka.

     

    Hadii intaas ay xaasidnimo tahay . . . haye Meelahaas kele ka shaqyso dalkana adiga waa lagaa mamnuucaa inaad soo gasho unless aad sidaa hore ku shaqaynayso . . . .

     

    Garab Tuujiye,, dadkan aa leedahay dhaqan celisaa loo samaynaa aniga iyagaaban waddan ka u dhiibi lahaa waayo kuwii hore u joogay sida wax loo burburiyo iyo ********imo keliya ay yaqaanaan ,,, kuwanaaba ilbaxnimo iyo aqoon soo helay nooh . . .


  13. Horta idinka ma waalan tihiin ???

     

    Ragii baa alaabtii laga goosanayaa markaasaad FGM kala mid dhigaysaan. Atleast haweenku iyaga oo FGM lagu sameeyay wax bay dhalaan waala la guursadaa . . .. Idinka haweenkoow xageed rag ka helaysaan marka alaabtii oo dhanba la goosto . .

     

    Walaahi idinka lee oyaaya oo dhihi WAAR RAGGA NOO DAAYA . . .


  14. Nafta . . .

     

    Walaaleey waan raadinayaa taydii . . . cid ma ii haysaa . . . waan jecelahay dumarka soomaalida . . . . . . Laakiin weli tii aan nafta ku qaboojin lahaa ima soo marin xabiibi.

     

    Peace