Salam Caleykum ! 
  
	hello everybody am a new member here ..ive heard  
	alot about this fourm betwen my friends  
	and i would like to join you guys. 
  
	Ahlan wasahlan mudanyaal iyo marwoyiin  
	waxan ahay qoof ku cusub booga somalionline 
	oo jecel in uu ku so biiro websitkan  
  
	My Rulles :- 
  
	1- ha i daba qadanin calacal walaga haboon yahay 
	2- ha i baranin kuma aqano 
	3- ohiinta iska dhaf ..wan ka quruxbadanahay 
	4- show some respect wan ka aqoon badanahay 
	5- haka xumanin wan ka nasab sanahay 
	6- ha xanaqin wan ka ficanahay 
	7- dont worry wan ka naxariis badanahay 
  
	           W/Salam