Cowke

Nomads
  • Content Count

    2,416
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Cowke


  1. Maamulka Kismaayo Oo Beeniyey Isbadalka Amaanka Ee Ku Yimid Magaaladaasi

     

     

    C/risaaq C/laahi

     

     

    Kismayo (SP) - Afhayeenka Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ee Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegay in ayasan wax isbedel ah ku imaan Maamulka degmadaasi, xilli maalmahii ugu danbeeyey uu ka jiray khilaaf dhinaca Maamulka ah.

     

    Afhayeenka walaayada islaamiga Jubooyinka ee hoostagta Xarakatul Shabaab Sh.Xasan Yaaquub Cali ayaa ka hadlay xaalada Magaalada Kismaayo tan iyo markii Maalinnimadii shalay uu magaalada kismaayo soo gaaray Sh Axmed maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo ciidamo uu wato ayadoo ilaa iyo waqtigaas ay xaalada magaalada ay kacsaneyd.

     

     

    Waxaan Sh Yacquub uu beeniyey hadalka ay dadka isla dhexmarayaan ee sheegaya in magalada kismaayo isbedel ka dhacay waxaan uu sheegay in magaalada uusan ka dhicin wax isbedel ah isla markaan ciidamada Amaanka ay sidoodi u holgelayaan cidkasta oo isku daydana in ay magaalada qaska sameysan ay talaabo ka qaadayaan.

     

    Sidoo kale Maamulka Islaamiga Magaaalada Kismaayo ayaa si kulu uga jawaabay hadal ka soo yeeray xildhibaan C/rashiid Xidig oo ka tirsan dowlada KMG Somalia oo ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka kaas oo sheegay Magaalada Kismaayo in uu isbedel ka dhacay.

     

     

    Xildhibaan Xidig ayaa sheegay isbedelkaas oo ay soo dhoweynayaan isla markaan sheegay in magaalada Kismaayo lagala wareegay Maamulkii hore.

     

    Sh. Xasan Yaaquub Cali uu si kulul ugu jawaaba xildhibaan xidig oo uu yiri “waan maqlaayey hadalkii uu ku hadlay oo ahaa in maamulkii hore laga saaray kismaayo lagan dhisay maamul cusub hadalkaas idanka ilaahey ma dhacaayo ilaahey kitaabkiisa ayaa halkaan ka taliya asiga ayaan lagu xakumayaa asiga ayeeyna muslimiinta oo dhan ku nasteen waxaan lagu helay cadaalad iyo kala danbeen qabyaaladii iyo waxii la isku cunaayey ilaahey kitabkiisa ayaa lagu tirtiray waxaan kitaabka alle aheyn ma na deeqaayo” sidaana waxaa yiri Sh.Xasan Yaaquub Cali.

     

     

    Maalinnimadii shalay ayeey aheyd markii ciidamo uu wato Sh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ay dhinac galbeed ka soo galeen Magaalada kismaanyo kuwaas oo dhowr fadhiisin ka degay Magaalada.

     

    Sh Axmed Islaam (Amed Madoobe) ayaa waxaa uu ahaa xiligii maxkamadaha gudoomiyaha gobolada jubooyinka waxaan uu noqday Xildhibaan ka tirsan dowlada KMG somalia inkasta oo uu sheegay in uu iska casilay.

     

     

    Xaalada Magaalada Kismaayo ayaa xilligan maanta ah degan mana jirto cid ku kala dhex jirta dhinacyada is maandhaafsan oo ku wada sugan Magaalada Kismaayo.


  2. This an excellent development and i am happy to see this. This is one of the huge areas that has been neglected in Puntland because the world aid firms don't give puntland its fair share of quota to deal with this influx of displaced ppl.

     

    If this sector is ignored, it leads to unstable puntland and security worsens, so it is in the interest of the state to make sure all aid firms are based in puntland to help deal with this which was signed in galkacyo accord apart of one of the 15 agreements.


  3. zIslamicRelief2l.jpg

     

     

    Galkacyo, Sept 28 - Hay’adda Islamic Relief oo ka hawlgasha Puntland ayaa deeq raashin ah gaarsiisay ku dhawaad labo kun oo qoys oo qaxooti ah, kuwaasi oo ku nool kaamam qaxootiga ee ku yaalla magaalada Galkacyo iyo nawaaxigeeda.

     

    Deeqdaan ay bixisay hay’adda Islamic Relief oo ka koobnayd cunnada qutul-daruuriga ah iyo saliid, ayaa si rasmi ah loo gaarsiiyey 1993 qoys oo ah dadka tabaalaysan ee ku nool xeryaha barakacayaasha ee ku teedsan gudaha iyo daafaha magaalada Galkacyo.

     

    Deeqdaan oo la bilaabay bixinteeda 17-kii bishaan September ee aan ku gudo jirno, ayaa laga qabiyey siddeed xero qaxooti oo ay ku nool boqolaal qoys oo aad u tabaalsayan, kuwaasi oo inta badan ku tiirsan deeqaha bini’aadantimo ee ay ka heleen hay’adaha gar-gaarka.

     

    Meelaha la gaarsiiyey deeqdaan raashinka ah, ayaa waxaa ka mid ah Kaamka Tawakal oo ku yaalla duleedka magaalada Galkacyo, waxaana deeqdaasi la guddoonsiiyey 700 oo qoys oo ku nool kaamkaasi.

     

    Sidoo kale Kaamka Siinaay oo isna ku yaalla gudaha magalaada Galkacyo, ayaa deeqdaasi gacanta loo galiyey 200 oo qays, oo ah dadka masaakiinta ah ee xeradaasi ku nool, waxaana sidoo kale isna gar-gaarka raashinka ah la gaarsiiyey Kaamka Garsoor oo ku yaalla isla gudaha magaalada Galkacyo, waxaana isna mucaawinada qaatay oo la siiyey 320 qoys.

     

    Kaamka Buulo-Koontarool, ayaa isna ka mid ahaa kaamamkii hay’adda Islamic Relief ay deeqda ka qaybisay, waxaana wax ka qaatay deeqdaasi qooysas gaaraya illaa 200 oo qoys, waxaana isna deeqda la gaarsiiyey Kaamka kale ee lagu magaacbo Hala-bookhad, kaas oo ay hay’addu gar-gaarka raashinka ah ka siisay 73 qoys.

     

    Dhanka kale Kaamka Margaaga oo ku yaalla aga-gaarka Beesha Bacadweyn, kana mid ah meelaha qoxootiga badani ku nool-yihiin ayaa isna la gaarsiiyey deeqda rashinbka ah ee hay’adda Islamic Relief ugu talo-gashay dadka tabaalaysan, waxaana halkaasi wax loo qaybiyey 200 oo qoys, dhammaanna dadkii deeqdaasi raashanka ahi ay gaartay ayaa u mahad-celiyey hay’adda Islamic Relief oo iyadu dadkaan taagta-daran gar-gaarkaasi u qaybisay, waxaana mas’uul u hadlay hay’adda uu sheegay in ay deeqdaan ugu talo galeen farxadda ciidda.

     

    Munaasabadda lagu bilaabayey qaybinta raashinkaan oo ka dhacday Kaamka Qaxootiga ee Tawakal, ayaa waxaa ka soo qayb-galay mas’uuliyiin ka socday ha’adda Islamic Relief oo uu ka mid ahaa agaasimaha guud ee Barnaamijyada hay’adda Islamic Relief Somaliya, ninka lagu magacaabo Ifti-kaar Axmed, Xiriiriyaha Barnaamiyada hay’adda Islamic Relief Galkacyo, Eng. Ibraahim Jaamac Nuur, guddoomiye kuxigeenka gobolka Mudug Bashiir Maxamed Mire, duqa magaalada Galkacyo C/raxmaan Maxamed Xaaji Xasan, iyo mas’uuliyiin kale oo ka socotay ururrada bulshada iyo maamulkaba.

     

    Mas’uuliyiinta as oo badan koodi ka hadlay munaasabadda lagu furayey qaybinta raashinkaasi, ayaa ku dheeraaday mahad-celin iyo hambalyo ay u soo jeedinayeen hay’addaasi, waxayna kula dar-daarmeen in ay sii labo jibaarto gar-gaarka iyo quudinta dadka taagta-daran.

     

    Ma’ahan markii ugu horraysay oo hay’adda Islamic Relief ay sidaan oo kale deeq gar-gaar ah ugu qaybiso dad qaxooti ah, waxaana ay meelo badan oo ka mid ah gobollada Puntland ay gaarsiisay mucaawimo noocaan oo kale ah taasi oo ay badankeeda ku saacidday dadka tabaalaysan.

     

    C/fitaax Cumar Geeddi,

    Idaacadda Daljir.


  4. dsc_2378.jpg&cat=1&pid=20482&cache=false

     

    Minnesota oo Xaflad Weyn Loogu Sameeyey Puntland State University (Daawo Sawirada)

     

    Published on: September 28,2009 Garowe Time 7:05 pm

     

    RBC Radio oo Wareysatay Duqa Cusub ee Gaalkacyo C/raxman Maxamuud Xaaji Xasan (Dhageyso) Magaalada Gaalkacyo ayaan waraysi kula yeelanay Xafiiskiisa Duqa Cusub ee Gaalkacyo C/raxman Maxamuud Xaaji Xasan,

     

    Madaafiic Lagu Weeraray Markab Hub u Wada AMISOM oo Taagan Dekeda Muqdisho

     

    Mudanayaasha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo Oo Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga Koowaad (Daawo Sawirada)

     

    Xaflad si qurux badan looga soo shaqeeyey ayaa ka dhacday badhtamaha magaalada Minneapolis, Minnesota. Xafladaas oo ujeedadeedu ahayd sidii kor loogu qaadilahaa tayada jaamacada, ku xidhid jaamacadaha Minnesota, hordhac dhaqaalo ururin, iyo daraasad ku saabsan talooyin. Xafladan ayaa waxa lagu soo bandhigay bilowgii jaamacada iyo halka ay maanta mareyso jaamacada, oo runtii dadka degan Minnesota ay aad ula dhaceen horumarka jaamacada.

     

    Shirkan ayaa waxa xidig (keynote Speaker) ka ahaa madaxweynaha Jaamacada Mudane Maxamuud Sheekh Xaamud, oo runtii warbixin cajiib ah soo bandhigay. Intii u socday shirka ayaa halkaas waxa ka hadlay mas’uuliyiin badan oo isugu jirey aqoonyhano iyo madax ka soo kala jeedey jaamacadaha Minnesota ku yaala.

     

    Xafladan ayaa waxa lagu soo gabagabeeyey talo ururin ku saabsanayd marxaladaha hortaagan jaamacada iyo habka ugu fudud ee jaamacadu uga bixi karto dhibaatada hortaala. Aqoonayhanada degan gobalka Minnesota ayaa waxa dood dheer ka yeesheen sidii kor loogu qaadi lahaa jaamacada Puntland State University, loogana hor tegi lahaa dhibaatooyinka soo wajaha jaamcada. Xafladan oo hordhac u ahayd xaflad weyn oo deeq ururin ah, kana dhici doonta hoteelka weyn ee Ramada Plaza kuna yaala badhtamaha magaalada Minneapolis bisha Oktoober sedexdeeda. Xafldaas ayaa waxa la rajaynayaa in ay jaamacada uga soo xarooto lacag badan oo la filayo in ay waxweyn u tari doonto jaamacada.

     

    More pics can be seen at. The pics are very large to post in the forum. So U can view here if you want.

    http://www.raxanreeb .com/?p=20482


  5. Qudhac ssdf was fighting a united military front. Snm fought a disunited army of siyad. Its well known they all defected. noone beat them, they left because they didn't want to do what siyad wanted them to do.

     

    And the usc fought a clan based milias, not an army. By that time somalia was all clan based fronts. Siyad didnt have his army anymore he only was left with gedo boys.

     

    Bless ssdf fought the WHOLE NATION. true heros


  6. Qudhac whether u want to accept it or not i dont care, but 2003 puntland dedicated its resources to 1 direction because abdullahi wasnt in the tfg at that time to worry about sending any resources to hamar. Thats why puntland was strong at that time.

     

    And farole wants to bring that back again through the galkacyo accord, read the security arrangements that are being written.

     

    Farole wants to make sure when puntland goes to war that his boys in the south must come and do their state duty. If we can do that, we are set.


  7. Qudhac so how did i win in 2003? sxb puntland is the strongest region among somalis because if we dedicate our resources to 1 place like you have been then we are untouchable, but we have been dedicating our resources to two places.

     

    Like i said, even though we dedicate our resources to two places, we can still put up a fight. even if i am fighting djibouti, hamar, hargeisa...i will still have the resources to fight..but can u fight from 3 different fronts?

     

    Like i said sxb, if i faced 1 directions towards u, it will be 2003 again. and u know it and i know it and ethiopia begs us not to.

     

    Sxb i am the creator of federalism the system u will be living under and all somalis will be living under for the rest of our lives. I am a leader ur not leader, you will never lead our country because you dont have that influence. If i can take out the south which is bigger competition then you will be taken easily becuz your smaller


  8. Qudhac, on SOL and in real life ppl say your being owned by rayale in your own backyard, if rayale our student can own you, imagine what the his teachers can do?

     

    Like i said my friend u been cursed with being conquered, weliga waxad ku jireysa "kacdoon" because you don't conquer anyone, u always try freeing yourself from conquerers.

     

    Lastly but not least, puntland is recognized state with recognized federal charter in the tfg, u see the foreign minister of the tfg meeting obama, can we say the same for sland? u only meet up with dead-beat journalists in backyard coffee shop in london. It shows your low-class and therefore you meet with low-class.

     

    As for puntland copying u? ssdf was the first resistance movement, u copied us. not the other way around. Puntland has inventors like dr alim fatah who created postage technology america uses, mohamed ibrahim mursal who created the somali spell checker program, people like Inj. Jeylaani Maxamed siciid Shiikhdoon creator of the biggest fast food franchise in american history blimpie.

     

    Whilst your ppl are in cardiff with 95% unemployment rates according to bbc research reports, infact refugees who came after are lifting the standard of somalis in the west.

     

    That is atrocious figures and shows your ppl for what they are. Unsuccessful. Never heard of 1 hargeisa person invent anything in my life.


  9. Qudhac your seriously just living delusions, go in public and say what you say and see why the international community ignores you. It is because your not living reality but marqan-land. Your on crack half the time and your policies shows it but keep it up because it makes us stronger when your being left behind and i think we all remember the political annihiliation in washington, your future is sealed really. So i understand your frustrations and you want to get back at us but you can't.

     

    But what I do know is, puntland having all its resources focussed on puntland as was the case in 2003 we will take over hargeisa because you don't match the fighters we have, your girls sxb. Look at how rayale is treating you and you can't do nothing but whine about it on forums and chat rooms, but u can never dare take it to rayale.

     

    But as for puntland we are set with ilkojir a famous general and known for his expertise to reform our strength of military to the standard it was in 2003 and it's coming back as farole and ilkojir one of their main policies was to rebuild the army.

     

    So it's game on soon, but i know who will win, because it was done in 2003, yet 2007 we were fighting two wars and managed to still put up a good fight. lol. Even if i am fighting two fronts i can still take u on, wa ceeb waxaas.


  10. Puntland is legal state that is supported by u.s and e.u and nato. We don't care what so-mafi-land has to say, as we are going to call the shots for hargeisa and bring them under federalism and guess what we have the world backing us.

     

    We beat your sad lot in 2003 in 1 week, Abdullahi laughed at how soft they were and said he could take all the way up to berbera.

     

    You only defeated us when we were battling on TWO FRONTS. Hamar and North-west, thats excellent.

     

    Your not stronger then us because full force we know we won and full force u know u lost. But yes u r right u can beat us when we are half force and battling on two fronts of hamar and hargeisa. I agree with u there.


  11. Hold your damn geel sxb before you jump to conclusion and un-neccessary attack. The famous religious clerics have spoken loudly against this heinous affair and have pushed to make sure the killers are brought before justice.

     

    The Police officers responsible for this disgraceful police brutality are being killed. 1 of them is killed as he was responsible for the murder and the others were accompanying and sheltering the murderer


  12. Culimada Puntland oo Ku Baaqay in La Qisaaso Dad Dilal Ka Geystey Boosaaso

     

    Published on: September 28,2009 Garowe Time 8:35 am

     

    RBC Radio oo Wareysatay Duqa Cusub ee Gaalkacyo C/raxman Maxamuud Xaaji Xasan (Dhageyso) Magaalada Gaalkacyo ayaan waraysi kula yeelanay Xafiiskiisa Duqa Cusub ee Gaalkacyo C/raxman Maxamuud Xaaji Xasan,

     

    Wasiir Puntland: Dalka Waxaa Buburiyey Saddex Waxyaabood

    Ciidamada DKMG oo Galay Gudaha Magaalada Beledweyne

     

    Culimada Puntland ayaa ku baaqay in wax laga qabto dilalka isa soo taraya ee ka dhacaya magaalada Boosaaso.

     

    Culimaa’udiink a ugu caansan degaanada Puntland oo ka hadlay labo dil oo ugu dambeeyey ee ka dhacay Boosaaso ayaa ka dalbadey maamulka in la qisaaso dadkii geystey dilalka oo hadda la hayo.

     

    Sheikh Daahir Aw-Cabdi oo ka mid ah culimada waaweyn oo xaley ka hadlay mid ka mid ah masaajidada magaalada Boosaaso ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in dilka xaq darada ah uu sii badanayo iyadoo diintuna ay reebtay, waxaa kaloo uu sheekhu si kulul u cambaareeyey in labadii dil ee shaley iyo habeen hore ka dhacay bartamaha magaalada ay geysteen askarta dowlada oo ahaa kuwii iyaga ilaalin lahaa sharciga.

     

    Waxaa uu Sheekhu tilmaamay in dilku uu ka mid yahay dembiyada waaweyn ee sababa in caro Alle ay timaado, isagoo sidoo kalena ka digay in beelaha ay isku dayaan inay difaacaan dadka iyaga ka dhashey ee dilka geysta.

     

    Dadkii wax dilay waa la hayaa, waxaa laga yaabaa in beelihii ay ka dhasheen ay difaacaan oo ay yiraahdaan la dili maayo, arintaasi sax ma aha”, ayuu yiri Sheekh Daahir .

     

    Waxaa uu Sheekhu sheegay in diintu ay qabto si dilku u yaraado in la qisaaso cidii wax disha, amaankuna uu sidaas ku hagaagi karo.

     

    Maalmihii u dambeeyey ayaa magaalada Boosaaso waxaa ka dhacayey dilal loo geystey dad rayid ah oo magaalada ku sugnaa.

     

    Maalintii shaley ayay ahayd markii askari ka tirsan ciidanka uu ku dilay bartamaha magaalada nin darawal ah oo ka mid ahaa dadka ka soo jeeda koonfurta dalka. Sidoo kale ayaa habeen hore askari kale waxa uu toogasho ku dilay nin rayid ah goob baar ah oo ku taalla bartamaha magaalada.

     

    Taliska booliska gobolka Bari ayaa sheegay in labada nin hadda la hayo oo ay ku jiraan saldhiga dhexe ee Boosaaso.

     

    Lama yaqaan sababaha ka dambeeya dilalka ay geysanayaan askarta.

     

    Dadka ku dhaqan magaalada ayaa walaac ka muujiyey dilalkan sharci darada ah ee ka dhacaya Boosaaso.

     

    Cabdalle Muumin

    RBC- Radio, Boosaaso


  13. Qudhac, Hold your geel for a moment sxb. The issue has been resolved and the death penalty applied to the killers.

     

    Horseed Media

     

    Bosaso,Somaliya

     

    Maxkamadda Darajadda 1aad ee Magaaladda Bosaso ayaa maantay waxa ay xukun dil iyo xarig ah ku riday dhalinyaro lagu eedayay in ay fal amni xumo ah ka geystay Degaanadda Puntland.

     

    Sheikh Maxamed Cabdi Awaare ayaa waxa uu sheegay in 5 Dhalinyaro ah oo lagu eedayay in ay Lacago baad ah ka qaadayeen Meel ceel biyood ah oo ku taal Duleedka Bosaso uu mid ka mid ah dhalinyaradii halkaas joogtay uu si Bareer ah u toogtay mid ka mid ah dadka degaanka.

     

    Xeerilaaliyaha Maxkamadda ayaa waxa uu soo gudbiyey dacwad ka dhan ah ragaas oo la sheegay in ay abuureen Falal Amni xumo ah.

     

     

    Ninka Dilka toogashadda ah lagu xukumay ayaa Maxkamadda wax ay sheegtay in ay u Cuskatay Ku dhaqanka shareecadda Islaamka ka dib markii uu dil bareer ah geystay.

     

    Dhallinyaradii kale oo tiradooda dhammeyd ayaa iyagana waxaa lagu xukumay mid walba oo ka mid ah 4 taas dhalinyaradda ah 1 Sanno oo xarig ah mid walba oo iyagga ka mid ah.

     

    Xukunka ay riday Maxkamadda ayaa ahaa mid markii uu sheikh ku dhawaaqay mar kaliya si weyn looga dareemay Gudaha Maxkamadda Bosaso, halkaas oo ay ku suugnaayeen Eheladda ninka dilka lagu xukumay iyo kuwii uu dilka u geystay.

     

    Horseed Media


  14. Qudhac, that means america, saudi arabia, and every country in thew world that has a criminal matter of murder is lawless. Because that is what your saying?

     

    These issues are criminal matters and they are already sentenced in bossaso to death and jail-terms.

     

    The crimes being committed is RACE-ATTACK against bantus who the locals feel are stealing their jobs in Bossaso and overpopulating their city. These issues are concerns of discrimination not lawlessness. There is no political problems in puntland THANK GOD.

     

    The issue in galkacyo political beef has been set to rest and now the clean-up is occuring. Criminal matters are to be dealt with and prosecuted in the land of punt. This shows it is responsible region.


  15. Who said it is lawless? If it was lawless then why are these people being killed?

     

    Horseed Media

     

    Bosaso,Somaliya

     

    Maxkamadda Darajadda 1aad ee Magaaladda Bosaso ayaa maantay waxa ay xukun dil iyo xarig ah ku riday dhalinyaro lagu eedayay in ay fal amni xumo ah ka geystay Degaanadda Puntland.

     

    Sheikh Maxamed Cabdi Awaare ayaa waxa uu sheegay in 5 Dhalinyaro ah oo lagu eedayay in ay Lacago baad ah ka qaadayeen Meel ceel biyood ah oo ku taal Duleedka Bosaso uu mid ka mid ah dhalinyaradii halkaas joogtay uu si Bareer ah u toogtay mid ka mid ah dadka degaanka.

     

    Xeerilaaliyaha Maxkamadda ayaa waxa uu soo gudbiyey dacwad ka dhan ah ragaas oo la sheegay in ay abuureen Falal Amni xumo ah.

     

    Ninka Dilka toogashadda ah lagu xukumay ayaa Maxkamadda wax ay sheegtay in ay u Cuskatay Ku dhaqanka shareecadda Islaamka ka dib markii uu dil bareer ah geystay.

     

    Dhallinyaradii kale oo tiradooda dhammeyd ayaa iyagana waxaa lagu xukumay mid walba oo ka mid ah 4 taas dhalinyaradda ah 1 Sanno oo xarig ah mid walba oo iyagga ka mid ah.

     

    Xukunka ay riday Maxkamadda ayaa ahaa mid markii uu sheikh ku dhawaaqay mar kaliya si weyn looga dareemay Gudaha Maxkamadda Bosaso, halkaas oo ay ku suugnaayeen Eheladda ninka dilka lagu xukumay iyo kuwii uu dilka u geystay.

     

    Horseed Media


  16. yuusuf_axmed-300x282.jpg

     

    Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha ee Puntland Gen. Yuusuf Axmed Khayr ayaa sheegay in dadka Soomaalida ay soo mareen marxalado adag, hase yeshee hadda ay marayaan meel aad u adag.

     

    Isagoo ka hadlayey munaasabad abaalmarino lagu gudoonsiinayey dhalinyaro ka qeybqaadatey tartan aqooneed heer gobol oo lagu qabtey magaalada Boosaaso ayuu wasiir ku xigeenku si kulul uga hadlay dhibaatooyinka amni ee ka jira guud ahaan dalka, waxaana uu ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliuyeed inaysan ku dhex milmin dhibaatada iyo siyaasadaha is diidan ee hadda socda.

     

    Dalka waxaa burburiyey saddex waxyaaboo& Waa qori, qaad iyo qabiil&, ayuu yiri wasiir ku xigeenka arimaha gudaha ee Puntland.

     

    Waxaa uu intaa raaciyey baaq uu u diray shacabka inay arimhaas iska ilaaliyaan.

     

    “Soomaaliya waxay gaartey heer sare xag dhaqaale, militari iyo siyaasad, laakiin maanta xitaa waxaa laga waayey jiritaankeeda saaxada caalamka”, ayuu yiri Gen. Yuusuf Axmed Khayr oo la hadlayey dhalinyaro ka qeybqaadatey tartan aqooneed heer gobol ah.

     

     

    Waxaa uu wasiir ku xigeenku dhinaca kale sheegay in wasaaradiisu ay hadda ku hawlan tahay wax ka qabashada xaaladaha amaan.

     

    Gen. Yuusuf Axmed Khayr waxa uu sheegay in maamulka cusub uu isbedel ku sameeyey arimo badan oo ka jira gudaha xilligan.

     

    Hadalka wasiir ku xigeenka ayaa ku soo beegmay iyadoo wafdi sare oo ka socda maamulka uuna hogaaminayo madaxweyne C/raxmaan Faroole ay maalmahan booqasho ku joogeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka.


  17. haween-toogatay-sawrika-madaxweyne.jpg?w

     

    Dowlada Itaalka daran ee u Madaxweynaha ka yahay Shariif sheekh Axmed ayaa guul darro xoog leh ka heysata taageeradii shacabka iyo waliba Awoodii dhanka ciidanka

     

    Labo maalin ka hor ayey aheyd markii u Taliyaha nabad Sugida DFKMG ee Somaliya Gen Maxamed Sheekh u sheegay in 10 Askaari oo Shabaab ah aay ka awood badan yahiin 100 Askaari oo dowlada ka tirsan taasi oo ka mid ah guul darroyinka Dowlada Shariifka oo u sii ruun ah uga hadlay taliyahu.

     

    Halkan ka akhri Hadalkii Gen Maxamed sheekh

     

    Taasi ayaa hadana waxa ka sii daran sidaa shacabka Somaliyeed u nacay dowlada Itaalka daran ee Xeebahii Iyo Mashruucyadii Ummada ka iibsatay Dowladaha deriska, waxana shalay ka dhacay magaalada Baydhabo mudaaharad loga soo horjeedo dowlada Shariifka iyo waliba Dowladaha taageera Sidaa Ugandha Iyo Ethiopia

     

    Haddaba mudaaharadka ayaa waxa sii weyn uga dhex muqday gabadh iyada oo aad u xamaasadeysan Oo qiiro wadaninimo heyso taasi oo xabad madaxa kala dhacday Sawirka Shariif Sheekh Axmed iyada oo weliba toddoba balooto ku dhufatay sawirka Shariifka, sheegtana inay hadii aay arki laheyd ku dhufan laheyd Toddoba Balooto oo ruun ah

     

    Taasi oo muujin Naceybka shacabka Somalidu u qaday Dowlada Itaalka daran iyo Waliba Mas’uuliyiinta dowlada oo iyagu hada iskugu soo ururay kuwa taageerada calaamka kaliya heysata, Halka aay tii Shacabkana ka Ooman yahiin.


  18. Maxkamadda Bosaso oo Xukuno kala duwan oo dil ku jiro ku dhawaaqaday

     

    September 28, 2009 filed under NEWS IN SOMALI ·

     

    Horseed Media

     

    Bosaso,Somaliya

     

    Maxkamadda Darajadda 1aad ee Magaaladda Bosaso ayaa maantay wax ay xukun dil iyo xarig ah ku riday dhalinyaro lagu eedayay in ay fal amni xumo ah ka geystay Degaanadda Puntland.

     

    Sheikh Maxamed Cabdi Awaare ayaa wax uu sheegay in 5 Dhalinyaro ah oo lagu eedayay in ay Lacago baad ah ka qaadayeen Meel ceel biyood ah oo ku taal Duleedka Bosaso uu mid ka mid ah dhalinyaradii halkaas joogtay uu si Bareer ah u toogtay mid ka mid ah dadka degaanka.

     

    Xeerilaaliyaha Maxkamadda ayaa wax uu soo gudbiyey dacwad ka dhan ah ragaas oo la sheegay in ay abuureen Falal Amni xumo ah.

     

    Ninka Dilka toogashadda ah lagu xukumay ayaa Maxkamadda wax ay sheegtay in ay u Cuskatay Ku dhaqanka shareecadda Islaamka ka dib markii uu dil bareer ah geystay.

     

    Dhallinyaradii kale oo tiradooda dhammeyd ayaa iyagana waxaa lagu xukumay mid walba oo ka mid ah 4 taas dhalinyaradda ah 1 Sanno oo xarig ah mid walba oo iyagga ka mid ah.

     

    Xukunka ay riday Maxkamadda ayaa ahaa mid markii uu sheikh ku dhawaaqay mar kaliya si weyn looga dareemay Gudaha Maxkamadda Bosaso, halkaas oo ay ku suugnaayeen Eheladda ninka dilka lagu xukumay iyo kuwii uu dilka u geystay.


  19. War deg Deg ah:Mudaharaadyo ka socda Magaaladda Kismaayo

     

    September 28, 2009 filed under NEWS IN SOMALI

     

    Horseed Media

    Breaking News

     

    Waxaa haatan Magaaladda Kismaayo ka socda Mudaharaadyo ay dhigayaan boqolaal dadweyne degaanka ah kuwaas oo dhinacyadda Islaamiyiinta ka codsanaya in dagaalka la joojiyo.

     

    Ilo Xog ogaal ah oo ku sugan Kismaayo ayaa Horseed Media u sheegay in Mudaharaadkaan uu yimi ka dib markii Magaaladda ay soo gaareen Ciidamo iyo Gaadiid dagaal oo kala taageeraya Kooxaha Kismaayo isaga soo horjeeda.

     

     

    Boqolaal dad weyne ah ayaa haatan socod dheer wax ay ku soo mareen Wadooyinka Waa weyne ee dhex mara Bartamaha Magaaladda kuwaas oo ugu dambeyntiina isugu tagay Halka loo yaqaan Aarigadda Kismaayo gaar ahaan Hotelke Afrika.

     

    Dadka Banaan baxyadda ka qeyb qaadanaya ayaa wax ay u badan yihiin Dumar iyo Caruur kuwaas oo boqolaal kor u dhaafaya.

     

    Goobaha ganacsiga ee Magaaladda ayaa xiran sida wararka aanu ka helayo Kismaayo ay sheegaan.

     

    Faah Faahin naga filo goor dhow


  20. The first killing in galkacyo is a criminal matter not clan-matter.

     

    The second case in bossaso is also criminal matter of killing bantus.

     

    The first case is being investigated in galkacyo, the second case is already sealed and the culprits are in detention center and await sentencing.

     

    These things that are occuring are matters of crimes, just like crimes happen in new york, not a case of politics which is alot scarier because when its political war that can destroy the whole region and its system, where-as criminal matters do not.

     

    So it's good, to have these tests to see how effective the administration is


  21. Kismayo should be run by it's local not by any external factor, does some dude that is from hargeisa going to tell the locals? Just like what will some dude from garowe will tell a person in afgoye on how afgoye should be run?

     

    Totally fruitless and ignoring thousands of years of somali history of autonomous sultanates where every clan had his territory and took care of the affairs of his people under loosely knit confederation when the need anticipated it for example federal causes like "ahmed gurey".

     

    It just amazes me why we ignore what worked for thousands of years and follow after something that has been an abysmal failure.

     

    We need to embrace what our ancestors embraced not shy away from it or ignore it. This can be fully realized under federal frame-work. Their will be definitely fine-tuning that will need to happen with the federalism like defining what states become what states, division of what is local and what is national affair, issues of corruption at both federal and state level need to polished up and so forth.

     

    But we can't exactly achieve this realisation when bullets are being fired left, right and center to undermine the future prospective system of somaliya. Opponenents need to realise that if sayid abdulle failed to unite somalis under the islam banner, what chance does a bunch of rag-tag teenagers have?

    The

    People it is time to be realistic, it is not time to follow fruitless policies. Even if shabab captured somalia, do you think America or Ethiopia would allow it to occur? The element of international support to keep shabab alive is not there and alot of innocent people are dying for something that is culturally impossible for somaliya due to clan-suspicions over the years and not to mention it goes against the secular and clan traditions of thousands of years of the people.

     

    You can't teach an old dog new tricks guys, just embrace the way somalis are and actually use that clannist thinking for good purpose which federalism is honestly going to do. I assessed it against the pros and cons and it has both however the end result is alot better then anything else on offer today.


  22. Gaalkacyo(radiolaasc aanood) Siminaar lugu baranaaye habdhaqanka saxaafada ayaa kafurmay gaalkacyo

     

    Ururka Nabadda iyo Horumarinta Aadanaha ee Mudug Peace & Human Development Organization �MPHDO� ; ayaa maanta Hotel Embassy ee Magaalada Gaalkacyo ku qabtay Seminar lagu dhisayo tayada Saxaafada.

     

    Seminaarkaas oo socon doona muddo 3 cisho ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay 25 Suxufi oo ka kala socday warbaahinta ku taal koofurta gaalkacyo

     

    madax Barnaamijyada Ururka Mudug Peace and Human Development Organization (MPHDO) Mahdi Mohamed Elmi, oo ka hadlay munaasabadii furitaanka, ayaa ka warbixiyay waxqabadka Ururka tan iyo markii la aasaasay bishii February 2006-dii, waxaana dhisay ayuuu yiri dhalinyaro Aqoonyahano ah oo ka soo jeeda Galkacyo, GalMudug State.

     

    Ururka MPHDO waxaa u qorsheysan in ay u qabato 3 Tababar oo kale Bulshada GalMudug, Ururku waxuu ku barayaa Suxufiinyta deegaanka xquuqda muwaadinka, Anshaxa Saxaafada iyo hab dhaqanka Maxaabiista.

     

    sikastaba ha ahaatee siminaarkaan ayaa noqonaaya kii ugu hoo reeyay ee ururkaan uu uqabta suxufiyiinta kahoolgala koofurta gaalkacyo

     

    c/qaadir axmed jimcaale

     

    E-mail keeyse20@hotmail.com

     

    Rlaascaanood1@yahoo. com


  23. Dilalka dadka soo barakacay lagu haayo magaalada Boosaaso, iyo maamuladii Puntland oo aan waxba ka qaban ??

     

    Tan iyo intii Talada Puntland la wareegay Madaxwayne C/raxmaan Faroole waxa wax iska qul qulaysa Noqotay dilalka dadka soo Barkacay loo Gaynayso ee aan asla ahaan ka soo jeedin Gobolada Puntland, Meesha ugu badan ee dadkaasi lagu dilo ayaa ah Degmada Bosaaso.

     

    Ilaa Laba Habeen oo isku xig xiga ayaa la dilay 3-Ruux oo ah Beelaha Jareer wayn ee Puntland u soo raadsaday xoogsiga iyo Amaanka, dadka dilalkaasi Foosha xun Fuliya ayaa u badan Wiilal Yar oo ku Labisan Diraysa Ciidamada Booliska ee Puntland lagu Yaqaan.

     

    Tii u danbaysay ayaa dhacday xalay iyada oo Nin Jareer ah oo la sheegay inuu ahaa Gaari gacanle lagu dilay duleedka Bosaaso Waxana dilkaasi Fuliyay Rag Hubaysan oo si badheedh ah ruuxaasi u Qudhgooyay.

     

    Culu"mada Magaalada Bosaaso ayaa arinkaasi aad uga Dayriyay iyaga oo Faroole Maamulkiisa ugu baaqay inay wax ka qabtaan Masiibadaasi Afka Loo Furay.

     

    Dhanka Maamulka C/raxmaan Faroole oo haatan 9-Bilood Jirsaday ayaan ilaa iminka arinkaasi wax la Taaban karo ka qaban iyada oo la Xasuusto Maamulka Boqor Cade Muuse ee kan Horeeyay inay dadkaasi ahaayeen kuwa xitaa Maamulka Shaqooyin ku Filan ka haya.

     

    Waxa Xusid mudan in Maamulka Cade Muuse ay Laba Askari si Badheedh ah u dileen Laba Ruux oo ahaa Dadka Soo barakacay isla markaan Madaxwaynihii markaasi talada hayay uu Amaray in labadaasi Askari la Toogto oo Sharciga la waafa Jiyo...... Su"aasha Iswaydiinta leh ayaa ah Mudane Faroole Tiirka Ma Gayndoonaa Askarta dadka Kibirka Madaxa uga Toogata Mise iyaga ayaa Madax Loo salaaxidoonaa.

     

    Feyte,Feyte

     

    Dhahar-Online

     

    War wa maxay waxaan oo sharafta xun. Nimanka dhulkeena yimi oo shaqeysaneyo miyaa lagu soo jeesaneya? What the hell!!!!

     

    Farole you better stop playing your games of reviews on everything and execute the two police officers who committed this heinous crime as to send a warning to all the police that police brutality can not occur in the state of Puntland.

     

    Cade Muse signed off on the sentencing and approved the capital punishment, now farole it is you who must act and make sure these people are executed as the case is "life for a life". Regardless of what clan these police officers belong to, which I have no clue myself who they are nor do i care.

     

    Justice system noqon meeyso 1 system for natives and another system for non-natives. Farole it is very easy to write a constitution up and say all peoplea are equal in puntland free of discrimination but it is another thing to actually IMPLEMENT IT. Your leadership is being watched and tested again.

     

    [ September 28, 2009, 11:26 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]