wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wyre

  1. Many people deserve my vote like showqi, Ngonge, abwaan, xaaji, che, apho and many more but i am only one person so I voted for Abtigiis
  2. Ayan hirsi said she believes that God exists and she believes that God created her, but she says God wants me to wear hijab and That's why i am ignoring him, so Apophis, do you believe that God exists like ayan hirsi
  3. War waxaas cid aad ka dhaadhicineyso malahane bal dib isugu noqee wax kele la imow Ngonge waa la wada yaqaan anna waa la i wada yaqaan we are two different people dee
  4. Apophis;893689 wrote: ^^We definitely know you're Ngonge's script Ngonge is among the few peoples I respect in SOL sxb, marka if you have to call me a script then Ngonge's script is graet
  5. codadki la isiiyay aniga waxaan ogu shubay abtigiis siduu ina maxa'ed siyaad barre codkiisa u siiyay shariifka, balse waxaan doonayaa in codadka la iga iibiyo, bilaash cid wax kuma dhiibeysee
  6. by the way they can't be 48 voters in SOL, there must be scripts
  7. NGONGE;893651 wrote: ^^ Alpha and his scripts already have thirteen votes between them. A&T and the Oba collective do not stand a chance. If i am not wrong I think it is 2, 5, 6
  8. Abtigiis;893616 wrote: Meeshan aniga magacayga ha laga saaro fadlan. Waa maxay ciyaalkan (Moge) iyo maxaabiista (Nin Yaaban) nala dhex wado? Midda kale, maxaa aniga iyo Bluelicious labadanadiiba meesha loo keenay? Codkayga ama iyada ha loogu daro ama keeda aniga ha la iigu daro, ileen waxaan nahay ul-iyo-diirkeed oo waa kaad la socoteen arooskiiye! :D So far the couple has 10, aniguna wali ma codeeyn. I will vote now. I will vote for Apophis. waan kugu raacsanahay middaas waa mid in labadiina laga saaro meesha votes-ki mid lahaana midka kale loogu shubo su'aal NY aniga ma isu codeyn karaa
  9. Abtigiis I can understand your problems sxb, I feel sorry for you Allaha kaa caafiyo asthmada sxb
  10. and by the way if I could vote for more than 1 NGONGE Deserved a vote ] :- Thanks Malika :-*
  11. Dad badan oo aan aniga ka kow ahay list-gan uma qalmaan dad kale oo ey ka mid yihiin juxa, J'baro iyo kuwa kaloo badanna waa la dulmiyay
  12. Abwaan ma idigi abwaanka ahaa ogow abwaannimada waa in lagaa xayuubiyaa
  13. ma duqnimada ayaad ku nacday mise waa la qabaa baad oga carareysaa Abtigiis aniga ma garan karo balse waxey ila tahay dumarka in odayaasha waaweyn ey ka jecelyihiin dhalintii, wataa oo maalinba mid baa kusoo raadsato, mise ninyahow wax kalaa jiro oo aad u isticmaasho si ey kugu soo raadsadaan
  14. Carafaat;892912 wrote: these are the so called AMISOM forces. who are we kidding. Don't you see they are talking swahili dee? and i don't believe it is in somalia this is Garissa
  15. I won't allow someone to beat me like that in my own country, mar horaan inta mid ka dafo qoriga ama leygu tegi lahaa ama labo la kici lahaa
  16. Rudy adiga ninyahow adi iyo baarlamaannada yaa idiin kala turjumi
  17. Apophis;892848 wrote: ^ I'm Apophis and I second that message You second everything ninyahow maalmahan, bal aan su'aal ku weydiiye malaguu dambeeye
  18. oba hiloowlow;892846 wrote: wyre is smart he knows how to get blue's attention unlike you che you gotta step up your game breh this thing being nice and stuff aint gonna work. am not seeking for blue's attention sxb, and me and blue are good friends for so long time marka taas dib ula laabo, midda kale the guy asked you a question ee siduu kuu weydiiye uga jawaab
  19. Nin-Yaaban;892823 wrote: Weli sharcigii maqaadan miyaa? Nin yahow waxaan is oraneyey, nin adigoo kale ah, oo KSA ilaa wakhtigaa degen, inuusan sharci laheen. America, Mexican less than 2yr yimid ayaaba sharci leh. Adigu maad USA timaadid nin yahow? oday filistiini ah oo meeshan ku dhashay baan shahaadadiisa arkay oon ku iri "haddii aad 60 sano jirto oo aad halkan ku dhalatay soo sharciga dalka laguma siinaayo" suu igu yiri "mayee kab dacas baa la isiin" yacni waa ley kabeyn, marka meeshan sahal ma ahan sharcigeeda sida lagu helo aniga 4 years unbaan joogaa ma anaaba wax badan jooga but dadka waxey leeyihiin 35 to 40 years ka hor nus riyaal baa lagu iibinaaye, less than a half dollar, dadki iibsadaa nasiib lahaa
  20. Jiiji iikar abati and nuurto baastow sharaabi, war sidi laandheerayaasha u abtirsada :D
  21. wyre

    Love is....?

    Love is a begining of a woman's life and an end to a man's
  22. Sxb no offence balse waxa aad soo qortay hal kama aanan fahmin