
Som@li
-
Content Count
5,922 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Posts posted by Som@li
-
-
-
Meesha de hal gabar bay nagu wareersheen, Not enough,
-
^So Ashkiro, NO to non Somalis, right?
Anyway, it has something to do with Somalis not living int thier home country, and it is not isolated to Somalis women, For the first in my life, I have seen Somali men eagerly waiting for new reverts, while many already married.
So maybe it is a new trend among the Somali girls, and I say good luck to them.
-
what u expect, 300 million, it is not about quantity, it is about quality.
-
Ramadaan Kariim 2 you All, May Allah help us all.
-
Sooomaligii dhabta ahaa waa sii lumayaa, Erayo badan waxa ay ka yimaadeen Hindiya/Paakistaan, sida
Gaadhi
Laan Gadhe'
Gaadhi wale'
Nayruus/sh
iyo kuwa kale oo badan.
Waxaan xusuusta ina carabta weliba wadamada Khaliijka ay dhib badani ka haysato luuqadii carabiga ahayd oo sii lumaysa,( tii ay lahjad u lahayeen iska daaye) oo English, Hindi , iyo Urduu maydhan baa ka buuxsamey, markaa dhibkan inaga inaguma eka' ee waa la inala qabaa.
Arinka kale dhibka keenay waa Hindida jaariyada ah ee guryaha uga shaqeeya oo caruurta u koriya.
-
JC, this is for you,
-
lol
war ha igu soo jeedin, caal u mahayee,
-
^Qofta ragga Soomaali uun baa u muuqda, Tolow maxay ku sameeyeen.
-
We wait what London brings, IA, Beijing is hard to beat.
-
JC,Good stuff, what are the requirements if want to bring a book next show?
-
Nuune, Weli ma shushumoow baa na daba wada,
I wonder kuwa meesha keenay in haystaan "Race Timer", waayo waa cadahay meesha orodka la ordayo,iyo inta lagu ordo, average, you don't go and waste all these money, without knowing where you fall.
Insha Allah, She will do better next time,
-
It is good to hear that she left the country, Gabdhaha kale bay waali lahayd.
-
Horn, That is good to hear, Kismaayo waa u baahnayd isbedel.
-
Poor girl, waa nasiib daro
-
Danbiga dhan waxaa iska leh naagta addoonka hoos ka gashay, oo weliba habaar qabto ceebta ma qarsane, hadana weli daba joogta.
As for peacekeepers, they are NOT to blame,Somalia needs them.
-
lol, waan gartey,
-
-
Sharafi dhimatay,
-
Morning JL, How was ur trip?
-
Some1 delete this story, it is disrespect to our women!
waryaa Username, badowyahow, Belo kasta lalama soo shirtago :mad:
She must be Ugandan!
-
there should be medals for the losers.
-
Haa saxb mar hore baa Soomaaliya iigu danbeeysay, Waxaas oo dish ahna afka ma saarin, saan u fahmeyna waa koonfurta baa lagu cunaa, Mida kale anigu maqaaxi dee kama shaqayn,lol
I remember this TFG minister,who is reer Xamar, (magaciisa ma sheegayee) was staying in Dubai, and some guys invited him, waxa u ku waashay, Muufo ma lahelaa? lol, and they have to take him to one of the Somali restuarents where they serve this dish, taas waxaa sii dheer, this was a modern restuarent, Laakin gacanta buu la galay, mindhaa 10 xabo oo muufo ah, iyo galaan macasara ah , iyo maraq buu isku qooshtay, dadkii meesha joogay oo dhan afka bay gacanta saareen. :eek:
Yes, Nafaqo Easleagh baan ku bartey,lol
-
Good message,hope they take it.
Kismayu updates: a popular uprising + other notes
in Politics
Posted