Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Showqi


  1. Axmed-InaJaad;721955 wrote:

    "im not feeling well today" " naag raadso, iska guurso" "my dog died" "war iska guurso" " i have terminal cancer" " la ilaah war iska guurso" "the rent is too damn high" "war iska guurso" " i dont like indhayar people" " war naag indhayar oo muslim ah iska guurso"

     

    :D:D:D


  2. Sayid waxaad na weydiisay: "Is there too much hatred in Sol lately?" Anigu sidaan u arko.

     

    If you visit Troll section, waxaad ugu tagaysaa dad is jecel oo isa salaama subax walba: "mac mac kor iyo sideways"

    Hadaad tagto Sport section. waxaad ku arkaysaa qaar faan badan oo dhuusadoodu foox tahay!!! markay kooxdoodu badiso.

    Laakiin Balaayadu meeshay ka dhacayso ee Budhka iyo Bakoorad la isku baacsanayo 24/7 waa Politicska.......

     

    Politics ama Siyaasadu waa ta kaliya ee aan anigu islahaa dadkeena ayada ayuun baa daaweeyn karta, oo colaada inaga saari karta. Siyaasadiina waa taa bukootay ee bal maxaynu samayn???

     

     

    Dawo haday bukooto maxaa lagu dabiiba

    Waa su'aal da weynoo madaxa daalineyse

    Adoo degen ka fiirso ujedadaa i deeqsi


  3. Blessed, Idil means Complete ( she is beautiful and smart)

    Hanad = Prime, full of vigor, the prime of youth ( basically it means Hanad will alwas stay in his prime, he will never age)

     

    I like both names. they both pure Somali names.


  4. Polanyi;719290 wrote:
    The Somali Qushitic people are inseperable like fish and chips, like rice and meat, like tea and sugar, like lions and raw meat, like kenyans and long distance running, like man and women, like all things equal. Whoever is encouraging, contributing to, engaging in the division of the ancient Qushitic people, is coming crimes against humanity,nature,trees, dust and all laws of justice. We reserve the right to remember this in our collective memories and narrate such acts to our grandchildren who will lead us back to glory.

     

    Amaa bacd................................... Sheekh Polanyi, waa in aan kuu dirnaa Somaliland.


  5. Gheelle.T;718815 wrote:
    Ina Shangole iyo Amriki soo iyagii la lahaa waa la dilay! .

    Haa walliba markii la yidhi Al-Amriiki waa la dilay. Dad Reer Sol ah ayaaba halkan uga ducaynayey! oo lahaa ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo, waa nin muslim ah oo dhintay. Alla waxba yaan laga sheegin Ninkaas maadaama uu dhintay. Alla maxaan la yaabay dadkaas. Soomaalidu waxay ku maah maahdaa Ninkii noolow maxaa arkti kuu laaban.

     

    Bal hadda waa kaas wali nool. Marka aanu dilaynin ama xasuuqaynin ummadda Soomaaliyeed. Shaqadiisu waxay tahay in uu ku wacdiyo khuraafadkan "Waxaan ugu baaqayaa shacabka Soomaaliya inay ka qaybqaataan jihaadka ka socda Soomaaliya, ayna caruurtooda ku tarbiyeeyaan jihaadka," ayuu yiri Sheekh Al-Amriiki oo ku hadlay afka Soomaaliga, isagoo intaa ku daray in dagaallada socda aysan joogsanayn illaa dhamaadka dunida.