MZanzi
Nomads- 
				
Content Count
3,395 - 
				
Joined
 - 
				
Last visited
 
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MZanzi
- 
	nuune ninkan waxiiso waa tiro buuxsi
 - 
	juxa meel nuune & paragon joogan ma shaxaari kamaqan yahay
 - 
	Duceysane, i dont think he's high on tht staff ..laakin odayga fartu kula riixi
 - 
	^^LoL Ngonge war & wacaal midna mahaye ..adigu waxa laga sheegayo ma runbaa?
 - 
	adiga horta school somali waliga malagu galin miyaa
 - 
	ibtisaam adiga trobo kakanoos aatahay..gabdhaha reer xamarka hadi waxaas oo kale lo qaado ...caano liin dhanaan lagu miiray camal eey jaceel lakala baqaan
 - 
	hello, buuxo ..igaarki Bob ahaa marki isku kaaya dambeesay wuu nabad qabay xooga dhinaca xamaaliga aw ubatay sabab to ah ninka xooga waa lacag jecelyahay
 - 
	Duqa adiga BOB Kaxanadho camal aad ugu dhagan tahay ee see camalkaa
 - 
	You know, it is truly amazing that with all of the publicity-both positive and negative...odayga maanta sheikh shariif asaa ka caansan
 - 
	Odayga maxaa karabtiin ..haiska cam camsadee hilibkan bisil
 - 
	Looooooooool@Odeygu salaax wax dhaafsiisan tabar uma hayo xataa ku xoqid jamaalow odayga waxba ulamaadan harin, sxb odayga so lagama yaabo inu wali libaax yahay oo wali lagdanki kudambeeyo
 - 
	She'z 17 freaking years old, what is wrong with you people. Duqan wu nooladay
 - 
	Love at First Sight heh?.
 - 
	Odaygu muxuu iska lugooynayaa, ma isagaa tabar haya. adeer odayga Kiciye ayaa cawinaaya ma'asaaba tabarkale u baahan hadu alaabtas iyo isla helo & cad.. caano
 - 
	ibti..Adiga dadka cayilan ma abuukate utahay?
 - 
	Ever notice how a lot of white people go tanning to make their skin look darker? Just goes to show that people are never really satisfied. haha. =)
 - 
	I think it might be like a luxury thing, people used to want to be fat because it meant you were rich.
 - 
	ibti, ninka dooqiisa haka ciyaari maxaad ka rabtaa misa mid london joogto inu guursado xadiis ba qoray
 - 
	Eedo Cudbi’s ringtone is Goodadle, goodadloow, how godadle from last year. I hear my uncle has married a younger wife, using the remittances I sent to him. Not only did she change her ringtone since then, but she is not speaking to me either. nice come back
 - 
	Edit: Juxa naagaha ayagana africa nimanka uso raadsanaayo xaa ka qaldan ? eastleight wale ninki naag intu kuguursado kaso tago asaa cirka roob ku'og ..Meeshaas aniga lug & gacan aan kataagay
 - 
	juxa I have nothing against obese people, but airlines are lool@i gather not long ago inaad ahayd obese..wali sidi aan ucamo kuus kuusanahay kawaran hee
 - 
	lool@So I could be a fat girl with a six pack Can Anyone Have Six Pack Abs aso Shuluq ah tht must be a miracle juxa midaan mid cake isla shuxinaayo uma eka
 - 
	LoooooooL juxa harqaanle maan ahay aniga ...ayada lee afkeeda laga haaya nooh ..so teey ayaan dhaweed dhaheysay i have a six pack but isn't visible
 - 
	^^^sabaaxal kheyr juxa ibti..You do seem to eat a lot of high calorie food mana cayishid Count yourself lucky:)
 
