MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. Originally posted by AAliyah416: don't accept expensive gift loool or that guy might be like " naa imisa kugu so gaday adna halkaasa yuucantahay " hahahahaha loool Aaaliyah somali horay ugu maah maahday xoola rageeda feera katirsan farana ka xisabsan Marka wale naagti nin waxiisa cuntaa ayada meelan ogahay aa CAGAF CAGAF Laga marinaaa i'm sure a kiss wouldn't be enough
  2. Originally posted by Nephthys: fiiri Jee jeey, yarta, hadaa adi Garam Garam tahay, gaar u joogso nooh.. . Gar ujoogso Kulahaa awal maan gambar kaaga fadhiyay Neph' dhiikar haisku ridin Jirta ee garam garam maxa utaqaana?>
  3. Faarax brawn topic aan raba inan furo mardhow walaalow somalida cunsuri waaye qof muslim ah oo illaahay yaqaan aa laga faana oo lama guursanayo Laakin jameican uraayo istaago ka kaadiyo aa laguursana waana lagu faana i wonder why we discriminate our own brothers & sisters ....qashinkana Ugu faaana
  4. Umu Zakaria xaajiga madaxa macsaro umari miyirka iyo maskaxda aa udageeso Calooleyna uso kari waligiis maka taagaayo naag kale mafiirinaayo nin intu cuno ayu ciidamiyaa ma maqashay Macsarada iyo Calooleyda ubadi
  5. Laakin illaahay agtiisa waa lawada siman yahay ...Ninki Janada Laga waaye aa un "unidentifiable" wax ka xun ah Garam garam waxan ukasa aniga qofka aan afsomaliga sifiican u aqoon laakin adinka wax kale aaba utaqanin Fi'amaanallah jag murtaayo aan oga baxay
  6. Originally posted by Kool_Kat: [QB Foq da'iigoo lake he sheemtaan aawlabaray...Ram bade nahoo muudhan yaah rabagyahay gacaheeda u lameysid roodo jiis eh...LOL... [/QB] LOOOOOOOOOOOOOOL waraa ilkaha fake ineey iga dhacaan maa rabtaan disaan usoqlaaye xawgi daha nucay naa oos tamagay rawaa naiga lawigey xaqooti ma ra'kin Umu Zakariya abaayadis wiil maa imalesa diraca haiga istaagin iishabal lawaashis
  7. Aaaliyah cadeey Basa diiryaasha waa ka subxanaleesata waa kujeeda Koo M-Jordan basadiisa leh camal aan kugu duceeyay
  8. looooool@maalinti ariga iyo bacaacda that was classic
  9. Originally posted by Kool_Kat: ^Riifi da'iga xawguu Raafax_Rabown hadhaayay lashay yaawe hoon, Jusuu nimadaada na'iga taxaa awka gashiyay!!! Hmmmmmmmmmm...Jusuu laawan hatay hee la'oore, aniga mii'a neeb ruug tidi... looooooooooooool@ aw ruufay disaan u soqolaye naiga mosali dissey tahay u roqaa laakin naiga kenya xaw daban goojay naigu xil naso rijo mi'aaday laakin naiga yoohadeda reer dumug ah ramkan uk dahal fa sawahili an lana gadali rijtay fa'a mosaalin laawan kudahlaa fa sawhiligina dissey tahay ugu shaabala daiga foq rijto aa hatay aw sika soqlaa ramka xaw oos qortid mimi ni sujui kutoka nyali
  10. fa'a niji taxa aw sake daiga nijooley xaawid daha maa ruhdo ak oos cakday lool Kool kat wiilka hooyadis malian waaye malia French aa looga hadlaa dhaafa yaaqe
  11. Aniga Bidaarta nimanka leh segsi eeba ila yihiin madaxa inta laga xiiro saliid macsaro kulul looga shubaa kufiicanaa aaax
  12. We're talking about Liverpool, one of Britain's best clubs laakin when was the last time they win the EPL
  13. Nimanka caloosha weyn Nimanka shaatiga jaalaha xirto Nimanka afka gub guban (we use to call them back in the days . Xisbiga hantiwadaga kacaanka somaliyeed Nimanka jaadk &sigaarka cabo Nimanka sarwaalka ka dhac dhacayo nimanka jeegada xiiran List waa dheer yahay laakin intaan kuso Kooba Fi'amaanallah
  14. MZanzi

    Niggaz

    let the ni99a do his thang anaga somalida ni99az ma anagaaba isku heesano ' ARABTIINA Magaadhno ni99az kiina waaba kafana
  15. Originally posted by NGONGE: ^^ I saw her first warya. Plus, she's young and she knows a bit about football (not enough). I really have to update my potential minyaro list... waaba xanaaqay ma aniga ina tuke ah aa minyaro noqonaayo :mad: isjir aan ku iri hadi kale kalaafoto aan dushaada kakaca
  16. lool@ cadaan hi walaalkeyga how's ur beautifull girls
  17. NGONGE when i was a girl i use to play football with my brothers now i'm a women so i dont have tht energy anymore NGONGE banoni saan umoolenayo ina kutusa aa rabta sacadan PS. inter milan is gonna whoop ur sorry *** sanadkaan faankiina aaba laga joogi waaye EVERTOON aa kaalintini buuxisay
  18. hiyo video itakua video of the century
  19. lool NGONGE Kaftanka aan xaga inaga dhigo marka gabadh baan ahay
  20. Ninka inu gabarta dhaamo uuba isku heesta
  21. Abdilah somaliga wax laga Faano uu noqday ayaantaan Afgaaleedka aa qalad laga fahmay 20 jiro afsomali manaqaan dhahaayo aan arkay tola'ayeey ma somaligiiba hada wax laga faano noqday