Beer-Gaal

Nomads
  • Content Count

    725
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Beer-Gaal


  1. Carafaat;821597 wrote:
    Dr.Osman, do you have a picture of Hotel 5star?

     

    And how is the hotel/restaurant called when you just enter the town on your right side? With all the green tree's, looks like a trobical green jungle?

    Bosaso wuu tagay horta. waar yaa ku geeyey 5star inta dunidu ka leegtahay? hada waa ladumiyey meeshaan hoosta shopping malls iyo electronic shops weeye, dusha three floors waa Guest house.

     

    Hotel Panaroma must be the green place you mentioned.


  2. Shinbir Majabe;820745 wrote:
    Xaajiyow, bal labadaas title isu fiiri..

     

    xunjuf.png

     

    Midna waa Raysalwasaaraha Somalia oo ah nin aqoonyahan ah oo Dalka waxbadan u qabtay, Midna waa Madaxa Shabaab oo ah koox argagixiso ah. (haddii aad ahaan lahayd Maadeey! kuma su'aali lahayn:D).

     

    F.G. Raysalwasaaraha CabdiCawar lama dhaho, waa magac aad jeebkaaga kala soo baxday.

    :D:D:D XX for your own sake iska qiro oo dheh Qabyaalad uu bay ka tahay arinku ee maaha Kabaabi !.