Beer-Gaal
-
Content Count
725 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by Beer-Gaal
-
-
my sources told me Jawaari is leading by 84 votes Vs Galaydh 36 votes.
Rag kale waxaa ku dhacay lagama sheekayn karo iyada.
Go Jawaari.
-
Waxba yaanay ku qancin cid ay Queen elizabeth wada dhashay majirto ina aabo.
-
War Ninka magiciisu ma DURAN baa? allayle waanu durnay kaas.
-
Macallinka;849099 wrote:Maashallahwaxaan nasiib u yeeshay inaan ku tukado masjidka uu imaamka kayahay shekhani oo Bosaso ku yaal...Ilaahay hadhowro in badan isaga iyo xufaada kaleba.
-
uchi;851154 wrote:^ Jokes asideyou have to admit Puntlanders are a bunch of ugly people ~ lol, but Somalilanders on the other hand... lol I would marry a girl from there in a heart beat. What do you think Carafat?lol couldn't agree less.
-
what is he like in real life?
-
-
out of touch!.
-
I wonder how old is Wyre ? Coz he thinks Somalia is a normal country! it's not walaale and FYI the countries you heard have embassies in Mogadishu don't function as such. it's only one or two guys briefcase who live in Hotel.
-
walaalkis;834877 wrote:^ walee qabiil dad cancer ku ridey .caqligana caga ku qaadashada ku dar.
-
Waaryaa Mukulaalow caadi maaha walalhi some of those faces waaba siday iigu sawirnaayeen somewhere in my mind. Somalia in particular!!:D
-
Thanks to Ina siyaad Barre Coz he left not a decent but what looks like an Airport at Hagaisa. But that is not the case in Garowe Puntland, this is Imaams own design waryaa, you can even pray there!.
-
AT&T ma abtigaabaa ?
-
Coofle;829181 wrote:--In ay Doontii Nebi Nuux (CS) aakhirkii ku xidhataybuuraha Sanaagoo halkaas dad iyo duunyaba laga soo farcamay.-- IHaa laasqoray ayay ku xihdhatay oo ayeyday baa la socotay!.
-
Waar wuu tukadaa ninkaani maaha ciyaal suuq sidaada!. he could be diabetic.
-
Dagaal shaashiyeed number 3.
-
Odaygii wuu caatoobay eh maxaa kudhacay ?
-
kingofkings;825610 wrote:Boowe aa iska hadlee howshaada wado!.
-
kuwaan ma April bay dhasheen ? waar somali kuma kalarayso my uncle is better than yours ! the whole thread waxaad ka dhigteen Faroole Vs Ali Galaydh.
yaan dhiigkar idinku dhicin waa iga tallo.
-
What ?$745 waar intaas Bosaso ayuu geelu kajoogaaye armuu warku sixun galay ninka warkaan qoray.
-
nuune;824025 wrote:Gabadh madow waa gabadh madow ayey Soomaalidu ku maahmaahdaa.how about past miss Somalia2008, she won2009,she won, but heard she fled the country(UK) due to abuse2007/2008,she won all years2011,2010,she came second place, that saudi ugly ayaa la siiyey no one, thanks to the oil and the presence of a princeTollow Gabadhaan iidoonaa !
-
lol@So-Daalay-Land
hadaad laheshay dictoore.
-
I hate to agree with Somalia iyo Dr.ka but they are right on this, we were traveling from Addado to Galkayo the other day, I have never seen in my life qof u baqa sida uu baqayey our dareewalkayagu of Ximin iyo xeeb from reer Galmuduga on the road blocks.
the way i see it l No one will ever unite with Galmudug guys, unless they change for the better insha'allahu.
-
Qof xanuunsan ayaa iskaleh saan filaayo , last time i checked he has replaced the blue flag with Sland flag.
Puntland Parliamentarian Outcry To Release An Important Mogadishu MP. VIDEO
in Politics
Posted
yaa xidhay MPga , maxaase loo xidhay?