checkmate

Nomad
  • Content Count

    1,306
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by checkmate


  1. ngonge adiga habaarkaaga duco ayuu isku badalaa marka soo daa waxaa heesid oo dhan.....

    juxa adi inta ilaa xalane aan is naqaanay hadana sxbtaa aa iga raacday ok waaye waxaa horey loo dhahay (rafaad kasta raaxo aa ka dambeeso) mo ohoo

     

    aad iyo aad iiga raali ahaada intayar oo aan cashiraida indinka jeediyey ...bal hada aan ku noqono oqoon korarsigeenii...

     

    word: mustaqbal

    asxantu


  2. let us back to normal.... otherwise we will have civil war here ..lol

    errbody is normal except u dear ..as far as the war..here is wat i hav ta say ...(war wat is it goood for absolutely nothing uuuuh aaaaaaah) ..n oooh yeah shuke gadadha ka xishood (u misinterpreted the whole concent of wat she was tryin ta say)

     

    sheeko ayaan idiin sheegaayaa!

    hada kahor a waxaa jiray nin INDHOOLE ah, marka maalin maalmaha kamid ah ayaa indhaha u furmeen asagoo geed hoos fadhiya, marka wax ugu horeeysay uu arko waxuu ahaa DIIQ/RUUSTER madaxiisa, ilbiriqsi misina indhuhuu beelay. marka maalintaa kadib wuxuu bilaabey markii wax loo sheego in uu dhaho (diiq madixiisa maka weyn yahay waxaas) example:friend says:jaamac hada waxaan agmareenaa beerihii reer baadicade ee afgooye ku yaaley

    jaamac: haaa talow diiq madaxiis ma ka weeyn yihiin ......

     

    marka the moral of this story is (when eva og-gal is referin to some thing why does she always say ..ooooh carabta saas ee sameeyaan ..maya maya dunida carabta waa mamnuuc in saas la sameeyo...(just like the blind man diiq madaxiisa ....og-gal the arab world)

     

    waxaan dhan cashar ayeey iga aheeyd...ardeydeyda wax fahma iyo kuwa damiiniinta waan kale garanayaa anigu ....now madaxa miiska saaara kuligiin.

     

    asxantu


  3. some towns are so boring, you will never miss them if you leave them, like matabaan, matabaan means a place you wont miss, if you continue north and eat some exotic nuts like yicib, you will come to a town that should go to the business of natural gas mining, like dhuuso marreeb, or in case things get reaally bad, you have iskushuban to relieve yourself,

     

    looool looooool wale iyo bile waa runtaa

    kuwaana bal aniga ila eega

     

    jariiban= any thing bad u will find it there (gudcur, dhip , qaxar, so on n so forth)

    qoryooleey= city of sticks

    biyooleey= city of water

    afgooye=no comments or don't say anything we know (jareer baa dagan).... the only logic reason don't u think ..pls dont be mad guys

    gelgaduud= nin carab ah ayaa lagu arkay markii ugu horeysay (wuu yara gaduudnaa)

    caabudwaaq= city of callin players (wadaad dada ayaa ku badnaa)

     

    kuwa kalena waan soo wadaa

     

    asxantu


  4. qaylada iska jooji oo RUSTOKH!

    looooool@rustokh/relax barrrrr barrrrr i missed that word yo ..ngonge BIG UP

    rudeboy fell for this gal(onkholoflik) but she must be (heeel moooy)thou ha ha ha ha it's been so long walaahi

     

     

    asxantu


  5. wlc back yall waa la idiin xiisay yaakheey dadkaan waa igu kiin wareersheen QQ aawey , tuujiye aawey, nuune aawey, intuition aawey, ck aawey, barwaaqo aawey, bambiino aawey, kynda aawey. waxeey iga dhigeen in aan isku meel kasoo wada kacno subax walba yaab walaahi intee ka maraa dadkaan yaakheey maxaa laiga rabaa ani yaa kheey .... haye heee ha laysku habar wacdo ..waa idinkaas

     

    asxantu


  6. bakara baraka baabuurka ii jooji

    makuu jooji haaye meel aan ka daahooyaaa

    ka daahooyaaa og-gal aan ka daahooyaaa

     

    waraa tuujiye baska danbe soo raac abaaaba,kan waa kaa buuxsamey

     

    maxeey aheed maahmaahdii(two is crowd three is couple) haaaaaaaaaa haaaaaa saas aaa la rabaa

     

    asxantu


  7. juxa tan na ma ii dhimaneey.. waxaad ii sheegtay in aad tahay gabar faraha ka baxday (yaaab iyo ista cajib) oo markeey hooyo salaada u kacdo ayaan rabtaa in aad adna seexatid(oo habeen walba ma saan ayaa u dhafartaa) dhafarka badan cimri deg deg ayaa laga qaadaa aniga iga wareeyso markaan da'aadaada ahaa habeenkii ayaan dadka u gar qaadi jirey (hadana waxaan u ekahay 1994 BMW) marka is jir gabar yar oo qurux badan ayaa tahay sidii moti uu iigu sheegay

     

    asxantu


  8. ngonge my dear brother. it was just brought to my attention that rudeboy left a seed (a young blud).. i recieved a anonymous phonecall two days ago by a women named (Nasra west coast) she said she tryed callin u first but ur celly was disconnected i guess u is on the nigga plan (pay as u go) huh. so she found my name in the emergency contact, she wouldn't tell me the name of the young seed's mother but at least she mentioned that the young seed was 3months n his name is (baby rude) . so i had aksed nasra west coast ta call me back on wednesday( which is the day after 2 morrow)i told her that i was gonna speak to u first to figure out this situation, so wats ur take brah? wat do we do ...

     

    ps:i will try get more info on wednesday anyhu

     

    asxantu

  9. -1


    my pimp name would be (shabeelowinski grilled baraf) yip that would be me.....wat wat wat ....keep the money silly pilly just bring ur fat a$$ over here .....here comes the pain :D:D

     

    asxantu


  10. hhmmm so i take it og-gal n 508 are no longer tagether........ 508 change is always good brah :D:D:D

     

     

    note to self: she is all mine now (ha ha ha ha ha) fursatal cumr haaadaaa (ha ha ha ha )

     

    asxantu