Buuxo

Nomads
  • Content Count

    2,293
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Buuxo


  1. ^LOool@Buuxo Bilan & baxsan maxaad Raula & Paragoonow iga waasheen intaad kor ii qadeen baad raaafaadka africa iyo nin africa ii hoos dhigteen :D taas ma rabi ,najeeyna.

     

    Paragon,waa runta waa in umada labadiiyo,qaybeeytid Raula iyo mida biyaha weeysada kuu shubiidoonta baa ku filan ;D

     

    Nuune ,Dalmar ducadaad Ilaaya ha ii aqbalo. safar lee baad ka bixiweeysa adiga iyo MMA.Ma bacadle baad furateen ?