LaJecel

Nomads
  • Content Count

    4
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by LaJecel


  1. Walaalo Salaan kadib,

    Waan aqriyey the article, waxay iila ekaatay inay ka hadashay her experience, and waxyaabaha qaarkood waa wax dhaca on a daily basis.

     

    Ma aanan fahmin waxa ka qanaajiyey dadka raba iney dilaan :rolleyes: , ma waa naag somali ah, and muslim, mise waxaytiri, ama say hadalka u tiri?????

     

    Bal iga jaahil bixi walaal, adoo mahadsan.

     

    Salaama Caleykum