Ahmed_Guree

Nomads
  • Content Count

    650
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ahmed_Guree

  1. Ciidamada Tikreeda oo xalay lagu laayay weerar xeeladeysan oo ka dhacay gobolka Sh/Hoose. Ciidamada Tikreega ee xooga ku yimid dalka Soomaaliya ayaa xalay weerar ba'an loogu gaystay qeybo ka mid ah gobolka Shabellaha hoose ayadoo la xaqiijinayo in laga gubay 2 gaari oo kuwa dagaalka ah mid 3aadna waxyeello ba'an loo gaystay kadib markii weerar si heer sare ah loo soo qorsheeyay lagu qaaday kolonyo ciidamadaasi ay la socdeen oo ka yimid dhinaca magaalada Kismaayo. Inkastoo si rasmi ah aan loo garaneyn tirada askarta Tikreega kaga bakhtisay weerarkaasi misana warar laga helay goob joogayaal ka ag dhawaa halka weerarka uu ka dhacay oo ah deegaanka km60 ayaa xaqiijinaya in 2 gaari oo kuwa dagaalka ah oo ay la socdeen ciidamo Tikree ah la gubay mid 3aad oo saad sidayna waxyeello ba'an ay soo gaartay. Goob joogaha ayaa intaa ku daray in miino wadada loogu aasay kolonyada Tikreega kadib markii ay argagaxeena rasaas fara badan la huwiyay taasoo sii badisay khasaaraha baaxada leh ee soo gaaray ciidamadaasi oo la sheegay in xalay ay halkaasi ku baryeen ayagoo ku hawlanaa gurashada maydadkooda, kana baqayay weeraro kale in lagu qaado haddii ay sii wataan safarkooda. Ciidamada Tikreega ayaa mar kasto oo la weeraro waxa ay qarsadaan jabkooda, kamana war bixiyaan khasaaraha ka soo gaara weerarada muqaawamada ay ku soo qaadaan fariisimaha ciidamadaasi ay xooga ku degan yihiin. Weerarkan lagu qaaday ciidamada Tikreega ee marayay qeybo ka mid ah gobolka Shabellaha hoose ayaa muujinaya shacabka Soomaaliyeed in ay ka go'an tahay meel kasto uu joogaba in uu iska qaado heeryada gumeysiga isla markaana halganka hubeysan uu ka wado meel kasto uu joogo cadawga qabsaday dalka Soomaaliya.
  2. Calooshood u shaqeystayaasha u adeega nidaamka Tikreega ayaa si bareer ah rasaas nool nool ugu furay haween dibad baxyo ka sameynayay magaalada Kismaayo kuwaasoo ka cabanayay xarig lagu la kacay haween kale oo aaney jirin wax danbiyo ah oo ay gaysteen ayadoo lagu soo warramayoi in tacshiiradii la huwiyay haweenka ugu yaraan 2 haween ah ay ku dhaawacantay ayadoo midkood laga deyrinayo xaaladeeda caafimaad . Falkan cadowtooyada ah oo ay fuliyeen maleeshiyaadka u shaqeeya C/llaahi Yuusuf ayaa ka dhacay xaafada Aargada ee magaalada Kismaayo halkaasoo haweenka ku dhaqan ay ku guuleysteen in ay xiraan wadada kadib markii maleeshiyaadkaasi ay si gardarro ah u qafaasheen haween ku dhaqan xaafadaasi oo aaney jirin wax danbiyo ah oo ay galeen taasoo ka careysiisay haweenka iyo caruurta. Mid ka mid ah haweenkii ka qeyb galay dibad baxaasi rabshadaha watay ayaa u sheegay idaacadaha Muqdisho in maleeshiyaadka C/llaahi Yuusuf oo wata gaadiidka dagaalka in ay isku dayeen in ay xoog ku furaan wadadaasi ayagoo dadka ku soo furaya rasaasta noocyadeeda kala duwan balse waxa ay xustay in ay difaacdeen xaafadooda isla markaana ay eryeen maleeshiyaad beeleedyadii soo weeraray taasoo keentay in 2 haween ay kaga dhaawacanto mudadii halganka ay ku jireen. Haweeneydaasi ayaa intaa ku daray in weli wadadaasi ay u xiran tahay isla markaana aaney furi doonin ilaa iyo inta laga sii deynayo haweenka laga qafaashay xaafadahooda isla markaana xoriyadooda dib loogu soo celiyo ayagoo wacad ku marayay haddii ay mar kale weerar kale ku soo qaadaan in khasaare lixaad leh ay kala hoyan doonaan xaafada Aargada. Dulimigan lagu la kacay dadka reer Kismaayo ayaa qeyb ka ah dhibaatada guud ahaan lagu hayo shacabka Soomaaliyeed ee la qabsaday dhulkiisa iyo hantidiisa ayadoo falalka ceynkan oo kale ay caadi ka ahaayeen dalka tan iyo markii cadawga uu qabsaday ciida Soomaaliya.
  3. Mystic nothing new That was just a drill You see the clan govt were carrying out a simulation test. Duke arent you the propaganda commissioner for the Clan Govt at SOL. So i dont need to explain it futher plz step in.
  4. Afgaduud? lool sounds an alcaholic guy to me.
  5. Duke did the Ethios leave physicaly or through Media. Xabashi meel ey kuxarto kama baxaan.
  6. Dude its somalis Vs Yey clan govt kismayu is just one of the contested areas So how will be normality be regained when you try to exstinguish fire with gasoline?
  7. Housed ,Fed and surviving lol describing your self or wat Dude am not a pensioner Nor on Benefits like you who hardly leaves his comp.
  8. You ask me about walta walta is the Idaamale ovesion for Ethiopia. ^^^There is nothing between us brother. Whats brother then :confused:
  9. I never thought so arrent you one of the modes? Plz edit them
  10. war Xishooda Posting a thread about despicable warlords turned suporter of the clan govt is tantamount to idiocracy.
  11. Duke correction to your heading thread Its closed door meeting btw clan Govt members(exclusive club)
  12. Blind to what? Should i embrace occupation? who builds a nation Its enemies and traitors or Its citizens?
  13. duke so far this is the best article you have wposted in somaliaonline. Kudos.
  14. Desperate for wat replacing him? are you out of your mind anyway i heard some rumours that since yey was given some kind of liver transplant they mistakenly put the liver of shepard Dog this has made him have some afilia with bones iyo istaga buu kukajaa. Is that why he went to London?
  15. Duke so which Ethiopian batalion has left the country? none. while ethiopian flags flying high and becoming more visible. the only reason why maybe Yey is working for the Ethios is there might be some wierd stuff that might have transpired when He was in the Dangeons of the Xabashi that they would blackmail him with.
  16. duke nice campaign for Yeey he maybe promoted to te madaxweynaha Narta.
  17. JC how many heads does a snake have?
  18. Good point but still if the ship is sinking and others are drilling holes on its surface shouldnt they be thrown overboard?
  19. Che somali wat Those militia are trained to kill there folks Somalis so whats wrong if those Xabashi lapdogs kill each other? this means less misery to the somali community.