Meiji

Nomads
  • Content Count

    1,195
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Meiji


  1. Its funny how Dukey and other folks dare to question the perpetrators of the massacre that occured in Mogadishu while supporting the imprisoning of Somali innocent civilians and selling them to Ethiopia on charges of been ''members of ONLF, Alshabab, Al-Qaida'' etc. Why doesn't he quistion those cases and whether the alleged perpetrators are actually behind such crimes?

     

    The massacre that occured in Mogadishu on the 3rd of december is solely the work of the extremists, and we will hold them accountable.


  2. Originally posted by General Duke:

    Che, adeer the only people being targeted are those who came from the south to set bombs, and assasinate members of the community, to this group nothing should be spared, their businesses, their houses everything they have should be taken over.

     

    Puntland should not be seen as a soft spot.

    What if Shongole and his men are behind this all? Are they ''Soutnerners'' or .... :D


  3. Originally posted by xiinfaniin:

    Peace to all the thoroughbred Islamic SOmali Ifriqiyans of noble Cushitic and Arabian Origins.

     

    Abu Fargaas oo qarawsan

    Indeed, otherwise he would not contradict himself:

     

    1) Somali Bantu man will rule.

     

    2) wishing peace only to Somali people of Cushitic and Arabic origins.

     

    ??


  4. We expected nothing from the clannish, selfish and hateful political opportunists and their mass supporters in Northeastern Somalia.

     

    The Northeastern region will become another anti-Somalinimo state like the Northwestern region.

     

     

    PS: Change the topic's name...as long as Northeastern Somalia is part of the Somali Republic no Somali will be called ''ajaanabi''


  5. Originally posted by General Duke:

    Mogadishu has been capital for 49 years and the the Somali's have suffered greatly since this period, thus what is so sacred about it? It's time to think outside the box In order to save our race and nation state. Puntland should only host the government if the capital and all it's powers are transferd to the city of their choosing. I would love to see Hargaysa as capital if only the secessionist would give up on the breaking away. To those who claim Mogadishu is sacred, yes the blood of a milion innocent Somali's from the Jazeera beach Massacre to the clan blood lettings of the war to today has been spilled in that massive grave yard that is Mogadishu.

    Go ahead, make Garowe a capital of a fictional Somalia that only exists in Garowe and surrounding. It will be a fictional state with zealots believing that dream like the ''Republic of Somaliland''..which only exists in the heads of the zealots who buy such fiction :D


  6. Originally posted by Gabbal:

    quote:Originally posted by General Duke:

    Mogadishu is not sacred I don't know when Gabal came in but as usual added nothing new.

    I am afraid Mogadishu is sacred my friend. It is time for you to stop viewing this is as tribal competition and admit the reality. Mogadishu is 5X more important the whole of Puntland, Somaliland, Jubbaland, and whatever else is out there. A central entity that presides over Mogadishu can impose its will on Boosaaso but an enity from Boosaaso will never be able to impose its will on Mogadishu. This is the reality whether you dig your head in the ground or not. Instead of viewing this from tribally tinted lenses, wipe your heart free of enmity and view that old capital of ours as much yours as anyone elses'.
    :D

  7. I knew the cowardly extremist bombing would leave a mark on our consciousness and memory.

     

     

    Good song, and more patriotic songs will follow which will play a part in the cultural opposition to the extremists and their foreign ideology from Afganistan/Pakistan and Saudi Arabia.

     

    Beautiful beat, no anasheed songs in arabic language I dont understand...but pure Somali song with Somali beat! :D


  8. Originally posted by NASSIR:

    Great Prediction, but you are wasting the very gifted side of yours to an ungrateful, ignorant society. Better channel that energy into at home where charity is said to originate and sanctioned. Then and there, Somalia shall emerge from its self-inflicted wounds.

    And that ungrateful and ignorant society is?


  9. Originally posted by Fabregas_Bruv:

    ^^lol. I'm sure you'll find something black you look close enough.
    :D

     

    ps. I don't have problems with the Somali flag( I have one in my crib, somewhere,lol). But if I was you I wouldn't pin my hopes on a couple of students throwing stones and wailing over the flag of a dead society. The revolution will need to be bigger than that sxb.
    ;)

    Time is on our side, even if it takes 10 or 20 years the result will be the same: The religious pretenders will be defeated and the shallow pseudo-Islamic ideology will be replaced by a sound Somali-inspired ideology that is meant to solve the problems Somali people in the Horn face. Our beloved faith will have its central place in this ideology, but it will not be something imported from Afganistan/Pakistan and Saudi Arabia.

     

    The students and their patriotic action today is just an early sign on the wall.

     

     

    PS: The pseudo-clannist warlords have dominated Somalia from 1991-2006, it took 15 years to depose them and throw them in the dustpin of history. We can wait another 15 years for the pseudo-Islamist warlords to be defeated.


  10. Originally posted by Fabregas_Bruv:

    Whoever took down the flag with the shahada or tried to burn it should be arrested or lashed.

    They cut out the shahada that has been abused by the religious warlords and have restored the BLUE flag.

     

     

    The black flag will never prevail as long as such patriotic students are alive.

     

    And surprisingly, this accident took place just outside of Mogadishu...the city that gave birth to the Islamist Revolution.

     

    Insha allah, the last vestige of warlordism (religious warlords) will be erased and the Somali Republic will be restored along Nationalist ideology.


  11. 5 patriotic students were wounded for their patriotic demonstration against the black flag of the religious warlords and in defense of the Blue Somali flag.

     

    A clear sign of what is coming in the future :D

     

    -----

     

    Dibadbaxyo ka dhan ah Xisbul Islaam oo ka dhacay Ceelasha Biyaha.

     

    Dibad baxyo rabshado watay ayaa galabta iyo maqribnimadi caawa ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha oo ah halka ugu badan ee ay u barakaceen dadka ka cararay dagaalada maghaalada Muqdisho.

     

    Dibad baxa ayaa sameeyey ardayda wax ka barata dugsiga Ibnu Guzeyma ee deegaanka Ceelasha kuwaa oo careysnaa xarig ay Xisbul Islaam u geysteen maamulaha dugsiga Ibnu Quseyma oo ay galabta ka wateen iskuulka.

     

    Banaanbaxa oo ahaa mid watay rabshado ayaa waxaa marki danbe uu isu bedelay dhiig marki ay kooxda Xisbul Islaam rasaas ku fureen dad dhagxaan la dhacay baabuurta iyo goobaha Xisbul Isaam.

     

    Ugu yaraan shan arday ayaa ku dhaawacantay kuwaasi oo afar ka mid ah ay ahaayeen ardayda.

     

    Sida ay inoo sheegeen dad goob joogayaal ah,maleeshiyada Xisbul Islaam ayaa maanta ka taagay calanka madow ee ay isla wadaagaan iyaga iyo Al Shabaab gudaha Iskuulka Ibnu Guzeyma iyaga oo dejiyey calanka daka Soomaaliya ee Buluuga ah xidigta cadna ay dhexda kaga taao.

     

    Hase yeeshee waxaa marki ay baxeen maleeshiyadi keentay calanka madow goobta tagay arday wax ka barata iskuulka oo dejiyey calanka kadibna dib u saaray calanka Soomaaliya,taasi waxa ay keentay in maamulaha iskuulka ay kaxeystaan Xisbul Islaam.

     

    Ardayda Iskuulka iyo boqolaal dadweyne ah oo falkaasi ka carooday ayaa kacay oo sameeyey mudaaharaad ay arintaasi kaga gilgilanayaan iyaga oo xiray wadooyinka iyo baabuurta.

     

    Rabshadaha ayaa istaagay kadib marki ay xoriyadiisii usoo celiyeen Xisbul Islaam maamulaha laakin waxaa wali kacsan xaalada iyadoo dadku ay wali ka careysanyihiin dhaawacyada soo gaaray dadka rayidka ah gaar ahaan ardayda.

     

     

    Hoyga wararka Somaliyed

    www.Jowhar.com

    Jowharcom@hotmail.com

    Jowharcom@gmail.com


  12. Just amazing how patriotism is still alive!

     

    -----------------

    Xaalada Ceelasha Biyaha oo degan, kadib banaan bixii calanka madow looga soo horjeeday

     

    Xaalada Ceelasha Biyaha ayaa saaka ah mid degan kadib banaan bax rabshado watay oo saacadihii u dambeeyay hareeyay, taasoo ay ka dambeysay markii Ciidamo ka tirsan Xisbul Islaam ay calan madow ka taageen mid ka mid ah iskuulada, isla markaana ay dajiyeen Calanka Soomaaliya.

     

    Banaan baxii shalay oo ay sameeyeen Ardayda Iskuulka, markii ay ka dhiidhiyeen xarigii loo geystay Macalimiintooda ayaa dhagxaan la dhacay Ciidamada, isla markaana taayaro ku gubay wadooyinka, iyo Calankii madoobaa ee Xisbul Islaam.

     

    Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in xaalada saaka ay caadi ku soo laabatay, isla markaana jawigu yahay mid caadi ah oo isu socodka gaadiidka iyo ganacsiga ay dib u bilowdeen.

     

    Sidoo kale Schoolk-kii ay ka bilaabatay banaan baxay ee lagu magacaabo Ibu Quseymah ayaa ah mid saaka waxbarashadiisa wata, oo dib loo furan, waxaana ardayda sheegeen in aanay u dul qaadan doonin astaanta dalka in lagu tunto oo mid kale lagu badalo.

     

    Qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa si weyn u cambaareeyay tallaabada uu ku kacay Xisbiga ee uu ku laalay calankii Soomaaliya ee muujinayay qaranimada dalka iyo dhiigii loo soo huray.

     

    Hoyga wararka Somaliyed

    www.Jowhar.com

    Jowharcom@hotmail.com

    Jowharcom@gmail.com


  13. Moutpiece of the extremist warlords:

     

    Rasbshadaha ayaa ku bilowday sida wararka lagu helayo, ka dib markii ciidamo ka tirsan Maamulku galeen Iskuulka Ibnu Khuzeyma kana dajiyeen Calanka Buluuga oo surnaa, kuna badaleen mid Madow oo Towxiidku ku qoran yahey.

     

    Falkan waxaa Jawaab ka bixiyay qaar ka mida Ardeyda iyo dhalin yaro oo iyaguna dajiyay Calankii Madoobaa ee Ciidamadu sareen, arintaa oo keentay markii danbe inuu muran soo kala dhex galo Ciidamadii Maamulka iyo Maamulka Iskuulka oo qaarkood Xabsiga loo taxaabey balse dib laga soo daayay markii uu is fahan ku aadan in beri dib la isugu soo noqdo isla gaareen.

     

    http://www.somalimirror.com/2009/12/08/rabshado-khasaare-keenay-oo-ka-dhacey-ceelasha-biyaha/

     

    Apparantly the religious pretenders have raised the black flag on a school in Lafoole, just outside of Mogadishu. The students and other patriotic Somali dhalinyaro raised down the black flag and restored the blue Somali flag, after which the religious pretenders arrested the school teachers and officials.

     

    The patriotic dhalinyaro and students than demonstrated against this illegal arrest.

     

    What does this mean?

     

    The patriotic youth of Somalia is understanding the shallowness of the religious pretenders and their pseudo-Islamic ideology and do not want to trade the SOMALIWEYN ideals for such shallow rethorics.

     

    They want the blue flag instead of the black flag, and they are prepared to demonsttrate and fight for it as was proven by the recent demonstrations and clashes in Lafole.

     

    Finally, it means that Mogadishu will be the centre of the coming Nationalist Revolution...which will come when the religious warlords are defeated like the warlords before them were defeated.


  14. Xaaladda deegaanka Ceelasha biyaha oo shalay galinkii dambe ay ka dhaceen banaanbaxyo rabshado watta oo saakay degan.

     

    Shabelle: CEELASHA

    Xaaladda deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo waramayaa in saakay ay degantahay kadib dibadbaxyo rabshada watta oo shalay galinkii dambe ka dhacay deegankaasi.

     

     

     

    Kadib banaanbaxyadii rabshadaha watay ee galinkii dambe ee shalay ka dhacay deeganka Ceelasha biyaha ee gobolka Sh/hoose islamarkaana ay dhigayeen inta badan dadka ku dhaqn deegaanka Ceelasha biyaha ayaa saakay waxaa degan xaaladda deegaankaasi iyadoo intooda badan ay furanyihiin dhismayaashii ganacsi ee ku yiilay halkaasi.

     

     

     

    Waxaa saakay si toos ah u shaqo bilaabay gaadiidkii iyo dadweynihii ka shaqeynayay deegaanka Ceelasha biyaha kuwaasi oo ay sameeyeen banaanbaxyadii ka dhacay deegaanka Ceelasha biyaha.

     

     

     

    Banaanbixii ka dhacay shalay deegaankaasi ayaa waxaa uu yimid kadib markii calanka Soomaaliya oo ka dul babanayay Dugsi ku yaala halkaasi ay isku dayeen ciidamada Xisbul Islaam in ay siibaan islamarkaana ay halkaasi ka suraan calanka madow,waxaana taasi ay keentay in muran uu dhexmaro maamulka Dugsiga iyo Ciidamada Xisbiga taasoo aaqirkii dhalisay in banaanbaxyada rabshadaha watta ay dhacaan.

     

     

    Waxaa inoo suurta gali weysay in aan haleelno Masuuliyiinta Xisbul Islaam kadib xariiro aan la sameynay balse banaanbixii shalay ayaa waxaa uu noqonayaa banaanbixii ugu horeeyay ee ay dhigaan dad ka careysan in la siibo calanka Buluuga ah ee Soomaaliyeed kana dhaca deegaanka Ceelasha biyaha.


  15. Mas'uuliyiinta Sare ee Ururka Xisbul Islaam oo si cad u sheegay in Calanka Soomaaliya lagu badali karo go'aan ka soo baxa Baarlamaan Soomaaliyeed

    Arbaco, 9, Dec, 2009 (HOL) Xog-haya Warfaafinta Ururk Xisbul Isaal Shiikh Max'ed Macallin ayaa markii ugu horeysay si cad u sheegay in Calanka Madow ee inta badan lagu yaqaano Ururka Xisbul Islaam uusan aheyn mid ay go'aan ku gaareen Mas'uuliyiinta sar sare ee Ururka Islamarkaana uu yahay uun go'aan si qalad ah Ciidamadu isaga qaateen.

     

    Hadalka ka oo yeeray Xog-haya Warfaafinta Ururka Xisbul Islaam ayaa ka danbeeyay rabshado maalintii shalay ka dhax dhacay Ciidamo ka tirsan kuwa Xisbul Islaam iyo Ardey wax ka barta Dugsi lagu magacaabo Ibnu-Quzam oo ka biyo diiday tallaabo Ciidamada Maamulku ku doonayeen in ay ku dajiyaan Calanka Soomaaliya oo surnaa Dugsiga, taasoo ugu danbeeyntii sababtay rabshada iyo dibadbaxyo xayiraad ku keenay isu socodkii wadada isku xirta Muqdisho iyo Af-gooye.

     

    ''Waan ka raaligalineynaa Maamulka Dugsiga tallaabadii ay qaadeen Ciidamada Ururka mana ahan go'aan ka soo baxay Mas'uuliyiinta Ururka Xisbul Islaam in la dejiyo Calanka Jamhuuriyda Soomaaliya, waxaana lagu badali karaa Calanka go'aan toos ah oo uu qaato Baarlamaan Soomaaliyeed” ayuu yiri Xog-haya Warfaafinta Ururka Shiikh Max'ed Macalin.

     

    Dhinaca kale Shiikh Max'ed Macallin waxaa uu sheegay in Maamulka Ururka Xisbul Islaam tallaabo cad ka qaadi doono Ciidamadii ku kacay falka ka dhanka ah Calanka Soomaaliya isla markaana carqaladda galiyay howlihii dugsiga.

     

    Warka ka soo baxay Mas'uulka sare ee Ururka Xisbul Islaam ayaa meesha ka saaray jiritaanka Calanka Madow ee astaanta u ah inta badan kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan marka ay la wareegaan goobaha ay dagaallada ku qabsadaan.

     

    C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

    diini@hiiraan.com


  16. Some people just can get over the old quisling who has failed miserably.

     

    First he was outmaneuvered by the factional leaders of Mogadishu who let his foreign-created regime station in Nairobi for one year, than he was lured by M.dheere to come to Jowhar so he could milk the cash-cow that called itself the recognized government. After two years of going nowhere, and been ordered by the real power behind the scenes in jowhar: M.dheere, the old quisling escaped to Baidoba in the middle of the night steeling even the bed sheets his hosts gave him!

     

    Than the old quisling found himself caught in Baidoba with Ethiopians been the real power behind the scenes. Finally the Islamic Revolution broke out in Mogadishu and the old quisling begged his masters in Addis Abebba to protect him and bring him to Mogadishu on the back of Tigre tanks. When his masters fulfillied his pathetic wish, he thought Mogadishu would be tamed but became holed in a bunker been bombarded day and night. His 30.000 Ethiopian soldiers could do nothing and they were fought mercilessly in Mogadishu, the centre of the resistance war to liberate our country from the Habashi army the old quisling and other warlords brought in.

     

    When it became clear to the world that Mogadishu would not be subjugated by 30.000 Ethiopian troops and that the quisling by the name of A.Yusuf was weak, old and disoriented they brought in Nur Adde who finally outmanoevred the old quisling. We all remember the desperate moves of A.Yusuf to depose Nur Adde and appoint Gacmodheere to the post of PM. After 2 weeks of more desperate actions, the old quisling was made to flee Mogadishu to Yemen in excile as a refugee.

     

    The irony in this: the likes of Duke and his whole clan-family in Northeastern region had actually hopes of seeing the old quisling as a president of a stable country and were already having wet dreams of the shameless corruption they engaged during 1960-1969.

     

     

    Give it a rest, the old quisling is gone, the warlord era is gone, this is a new period with new players. Don’t become stuck in the old past (A.Yusuf, the old quisling). Ever since the old quisling was defeated you have become a broken record, a divorced wife filled with jealousy and hate.


  17. The suicide attack -- which killed 24 people including future doctors, four ministers and three journalists -- sent shockwaves through Somali society and dominated the debate during a week-long meeting on the conflict in the Kenyan resort of Mombasa.

     

    "What happened on December 3 in Mogadishu is seen by many people as the 9/11 of Somalia," Jabril Ibrahim Abdulle, head of the Mogadishu-based Centre for Research and Dialogue, said in reference to the September 11, 2001 terrorist attacks on the United States.

     

    "Though the magnitude of the attack was less than the 9/11, for us it was a big disaster," he added.

     

    The attack has sparked unprecedented protests among Somalis who have accused the Al-Qaeda-inspired Shebab group of taking its holy war too far by slaughtering innocent civilians.

     

    The internationally backed government of President Sharif Sheikh Ahmed, which the insurgents have repeatedly attacked, also blamed the rebels for the explosion that killed several medical students.

     

    The two main insurgents movements have denied any involvement.

     

    "We are here to end the madness at home," said a delegate at the Mombasa meeting who gave his name only as Ahmed. "No kingdom lasts forever."

     

    In May, the Shebab and their Hezb al-Islam allies launched a bruising military offensive to topple Sharif and oust the African Union peacekeepers protecting him, sparking fighting that has left hundreds dead and displaced tens of thousands.

     

    The five-day conference in Mombasa brings together Somali NGOs, think-tanks, analysts and researchers who will produce a document to be sent to major political stakeholders on ways of ending the 18-year-old conflict.

     

    Source: Sapa-AFP , December 8, 2009

     

     

    http://www.hiiraan.com/news2/2009/Dec/mogadishu_suicide_attack_was_somalia_s_9_11.aspx


  18. Maamulka Jaamacadda Banaadir ee Magaalada Muqdisho oo soo bandhigay qasaarihii ka soo gaaray qaraxii ka dhacay Muqdisho(Aqri Warsaxaafadeed).

     

    Shabelle: MUQDISHO

    Maamulka Jaamacadda Banaadir ee Magaalada MUqdisho ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxaa ay ku soo bandhigeen qasaarihii ka soo gaaray qaraxii ka dhacay Hoteelka Shaamow ee Magaalada Muqdisho.

     

     

     

    Shir degdeg ah oo ay maanta 05/12/2009 yeesheen Maamulka & Macalimiinta Jaamacada kana dhacay Xarunta Jaamacada uuna gudoominayey Dr. Maxamed Macalim Muuse Gudoomiyaha Jaamacada, laguna falanqeeyey qaabkii dib-loogu bilaabi lahaa waxbarashada Jaamacada & khasaarihii kadhashay Qaraxii ka dhacay Xafladii Qalinjabinta ardayda Jaamacada 03/12/2009 & Saameynta weyna ku yeeshay Bahda Waxbarashada & Umada Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaana Jaamacada Benadir: Maamul, Macalimiin, Shaqaale, Arday iyo waalidiinba, dhimasho ama dhaawac.

     

     

     

    Xog wareysi & qiimeyn khasaaraha soo gaaray Jaamacada

     

    kadib waxaa la godoonsaday qodobadan:

     

     

     

    1- Jaamacadu waxey Tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii & dhamaan Ummadda Somaaliyeed Geeridii Naxdinta laheed ee ku timid Mas’uuliyiintii Jaamacada, Macalimiintii, Ardaydii, waalidiintii, & dhammaan Marti sharaftii ka qeyb gashay Xafladii qalin-jabinta Ardayda Jaamacada. Waxeyna Alle uga baryeysaa in uu janadii firdawsa ka waraabiyo.

     

     

     

    2- Jaamacadu waxey u duceynaysaa intii dhaawaca ama waxyeelada qalbiyeed & hantiyeed kasoo gaartay qaraxii in uu Alle caafiyo Bedelna kasiiyo wixii ku lumay.

     

     

     

    3- Jaamacadu waxey hakisay waxbarashada mudo hal Asbuuc ah laga bilaabo 05/12/09 – 11/12/09 si Maamulka, Macalimiinta, waalidiin & Ardayduba u booqdaan una Taakuleeyaan dadkii ku dhaawacmay kuna waxyeeloobay Qaraxa dibna loogu diyaariyo Barnaamijkii waxbarasho mudadaas Asbuuca ah.

     

     

     

    4- Jaamacadu waxey Bulshada Somaaliyeed u balan qaadeysaa in ay halkii kasii wadi doonto waxbarashadii Tayeysneed ee Jaamacada, ayna dib u celin doonin dhib kasta oo ku dhacay, dadaalkeedana laba laabi doonto ayada oo la kaashaneysa Alle kadibna Bulshadeeda Somaaliyeed.

     

     

     

    5- Jaamacadu waxey magacaawday laba guddi oo wax ka qabta hawlaha degdega ah ee Jaamacada sida:

     

     

     

    A. Guddiga arimaha waxbarashada, hawshiisuna tahay; dib u habeynta barnaamijka waxbarashada, buuxinta kaalinta Macalimiinta dhintay ama dhaawacmay & dhiiri gelinta Macalimiinta, Ardayda & waalidiinta.

     

     

     

    B. Guddiga xog ururinta & Taakuleynta oo hawshiisu tahay; soo ururinta xogta dhabta ah ee khasaarihii kasoo gaaray Jaamacada Qaraxii khamiista 03/12/09, ka warqabka & Taakuleynta dhaawacii Qaraxa, isku xirka Jaamacada & Bulshada iyo qiimeynta Xajmiga khasaaraha soo gaaray Jaamacada.

     

     

     

    6- Jaamacadu waxey cadeynaysaa in ujeedada xafladu aheed Qalin jabin loo qabtay (52) Arday oo ka qalin jibisay sedex kuliyadood oo ka mid ah Shanta kuliyadood ee jaamacadu ka koobantahay sanad waxbarashadeedka 2008-2009, kuliyada Waxbarashada (16) Arday, Caafimaadka (23), Computer Science & IT (13), kana soo qeyb galeen Maamulka, Macalimiinta, Ardayda, Waalidiinta Jaamacada iyo Marti sharaf kala duwan oo ay casuumtay Jaamacadu.

     

     

     

    7- Jaamacadu waxey ugu baaqeysaa Bulsha weynta Somaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo dhamaan inta jecel Samafalka iyo horumarinta Waxbarashada; in ay garab istaagaan, kana kaalmeeyaan Daaweynta inta dhaawacantay iyo horumarinta waxbarashada Mustaqbalka.

     

     

     

     

     

     

    Tirakoobka khasaaraha: dhimasho/ dhaawac ee Jaamacada:

     

     

     

    No Qeybaha Jaamacada Dhimasho dhaawac

     

    1- Maamul/ Macalin/ Shaqaale 2 10

     

    2- Arday 6 22

     

    3- Waalid 2 3

     

    4- Total 10 35

     

     

     

     

     

    Faahfaahinta khasaaraha Dhimasho & Dhaawac ee Jaamacadda:

     

     

     

    Prof. Maxamed Aadan Warsame (Shahiid) Dhimasho Gudoomiyaha Hay’ada Benadir ee Tacliinta Sare Caafimaadka

    Xuseen Macalin Xasan Dhimasho Shaqaale Caawiye

    Dr. Max’ed Max’ud Xasan (Bidey) Dhaawac Hormuudka kuliyada Caafimaadka

    Dr. C/lahi Sheikh Xuseen (Bushkaleeti) Dhaawac Macalin Caafimaadka

    Dr. C/lahi Xuseen Maalin Dhaawac Macalin Caafimaadka

    Dr. Tahliil Cabdi Afrax Dhaawac Macalin Caafimaadka

    Dr. Maxamed Axmed Weheliye Dhaawac Macalin Caafimaadka

    Maxamed C/qadir Nur Dhaawac Hormud kuliyadda Waxbarshada

    Aadan Maxamed Macalin (Maato) Dhaawac Macalin Waxbarshada

    Jaylaani Qaasim Sayid Dhaawac Diiwaan-geliyaha Maamulka

    Ismaciil C/raxman Max’ed Dhaawac Shaqaale Xafiiska diiwaan gelinta

    Axmed Cali Aadan Dhaawac Shaqaale Computer Lap

    Max’ed C/qadir Max’ed Dhimasho Arday/ 5aad Caafimaadka

    Axmed Xasan Xuseen Dhimasho Arday /5aad Caafimaadka

    Muxyadin Aweys Axmed Dhimasho Arday /4aad Caafimaadka

    Maxamed C/lahi Cali (Dayax) Dhimasho Arday/ 6aad Caafimaadka

    Jamaal Luqmaan Ismaciil Dhimasho Arday / 2aad Engneeriya

    Aadan Mukhtaar Xasan (Korneele) Dhimasho Arday/ 3aad Waxbarashada

    Dr. Axmed Shiikhdoon Diini Dhaawac Arday/ qalin jabiyey Caafimaadka

    Dr. Xuseen Cusman Cabdulle Dhaawac Arday/qalin-jebiyey Caafimaadka

    Dr. Max’ed Qaasim Xasan Dhaawac Arday/qalin-jebiyey Caafimaadka

    Dr. Ilyas C/ladif Sh. Yusuf Dhaawac Arday/qalin-jebiyey Caafimaadka

    Dr. C/lahi Maxamed sh. Max’ed Dhaawac Arday/qalin-jebiyey Caafimaadka

    Dr. Xuseen Mahad Axmed Dhaawac Arday/qalin-jebiyey Caafimaadka

    Dr.Bashiir Xuseen Cusmaan Dhaawac Arday/ qalijabiyey Caafimaadka

    Dr. Yonis Ali Afrah Dhaawac Arday/ qalinjabiyey Caafimaadka

    C/kariin Max’ud Kaahiye Dhaawac Arday/ 3aad Caafimaadka

    Cusmaan C/lle Faarax Dhaawac Arday/ 2aad Caafimaadka

    Cabdirahman Abdikarim Ahmed Dhaawac Arday/ 6aad Caafimaadka

    Dr. Sakhawadin Ahmed Sh. Dhaawac Arday/ qalinjabiyey Caafimaadka

    C/qadir Cali Cabdi Dhaawac Arday/ qalinjebiyey Comp. Sci.& IT

    C/xakiin Faarax Kaarshe Dhaawac Arday/ qalinjabiye Comp. Sci.& IT

    C/qadir C/lahi Axmed Dhaawac Arday/ 3aad Comp. Sci.& IT

    Cqadir Maxamed Siyaad Dhaawac Arday/ 4aad Comp. Sci.& IT

    Maxamed Macalin Cusman Dhaawac Arday/ Qalinjabiye Education

    Cusman Axmed Xared Dhaawac Arday/ Qalinjabiye Education

    Caydaruus Maxamud Maxmed Dhaawac Arday/ Qalinjabiye Education

    Axmed Cabdi Xusen Dhaawac Arday/ Qalinjabiye Education

    Cabdullahi Max’ud Xasan Dhaawac Arday/ Qalinjabiye Education

    Cabdirahman Aden Buule Dhaawac Arday/ 3aad Education

    Maxamed Cabdirahman Khaliif Dhaawac Arday/ 3aad Education

    Abubakar Xuseen Faarax (Qoorey) Dhimasho Waalid

    Abubakar Ibrahim Xasan Dhimasho Waalid

    Eng. Cumar Cabdi Maxamed Dhaawac Waalid

    Prof. Xusen Tooxow Faarax Dhaawac waalid

    Xasan Maxamed Cabdi Dhaawac waalid

     

     

    Ugu danbeyn Jaamacadu waxey u mahad-naqeysaa dhammaan intii kala qeybqashay Farxaddii Xafladda Qalin-jabinta & Murugadii ka danbeysay & dhammaan inta ka qeyb-qaadatay badbaadinta & Taakuleynta dadka ku waxyeeloobay Qaraxaas.

     

     

     

    Guddiga Xog-ururinta &Taakuleynta kala soo xiriira Cinwaanadaan;

     

     

     

    Tel; + 252-1- 225363/ +252-1-859958 +252-1-859958 +252-5-920287 +252-5-920287 .

     

     

     

    Mobile: + 252-1-5546122/ +252-1-5557614/ +252-5-770050 +252-5-770050

     

     

     

    E.Mail: info@benadiruniversity.net

     

     

     

    Web: www.benadiruniversity.net

     

     

     

    ACC. NO:

     

    A. Salama Bank: 30001979

     

    B. Amal Bank: 44860

     

    C. Qaran Bank: 1359

     

    D. Dahabshiil Bank: 5151