
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
General Gebre slapped Abdilahi Yusuf on the face LOL
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
African , this story on SOL, has been pushed by two secessionists, in the aim of exciting the defeated clan fascists who supported the likes of IndaCade & Ahmed Diriye and who's leaders are stuck in Asmara. If you people belive this story it means you continue to underestimate the TFG and President Yusuf Long may this continue... -
Barack Obama is a phenomenon...he is through to the final
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ohio and Texas are next... He needs just one of them big states and its over.. Clinto did well in te debate but it was no more than a tie. Its still up in the air, the clinton machine is stil in action. -
General Gebre slapped Abdilahi Yusuf on the face LOL
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
Secessionists are close to recognition -
Nice..
-
Mogadishu security improves and taxes to be collected...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
loool. Mogadishu belongs to evryone and in that it will become a major city, in fact all Somali lands belongs to who ever wants to live there. anyhow with the police ad priosns back, clan claims mean nothing -
Mogadishu: Police celebrate anniversary new PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: Police celebrate anniversary new PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: Police celebrate anniversary new PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: Police celebrate anniversary new PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: Police celebrate anniversary new PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: Police celebrate anniversary new PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Sanad-guuradii 38-aad ee Ciidanka Asluubta Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 22-Febraayo-08 Munaasabad lagu maamuusayay 38-guuradii ka soo wareegatay Maalintii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed la aas aasay ayaa manta lagu dhigay Xabsiga Magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Mas'uuliyiin ka socotay Dowladda Federaalka, Saraakiisha Ciidamada Dowladda, Maamulka Gobolka Banaadir iyo marti sharaf aad u badan. Xubnihii ka soo qeyb galay xafladaas ayaa waxaa ka mid ahaa Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka 1aad ahna Wasiirka Cadaalada iyo Diinta Prof. Saalim Caliyow Ibrow, Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka 2aad ahna Wasiirka Waxbarashada Ceydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf, Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta Nuur Iidow Beyle, Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Biyaha Maxamed Gaanje iyo Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye. Gen. C/llaahi Macalin Cali oo ah Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ugu horeyn ka warbixiyay wax qabadka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, isagoona sheegay in Ciidanka asluubta si rasmi ah ay ugu biireen Ciidamada qalabka sida sanadkii 1970-kii, xilligaasoo uu sheegay in aheyd markii dhidiba loo aasay. Genanka ayaa sheegay in Ciidanka Asluubta ay qabtaan howlo badan oo isugu jira difaaca qaranka, ilaalinta xabsiyada iyo xanaaneynta caruurta agoonta ah. Waxa uu kaloo sheegay in Ciidanka Asluubta ay si toos ah ugu xiran yihiin Wasaarada Arrimaha Gudaha, Gaashaandhiga, Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Qoyska iyo qeybaha kale ee Ciidanka Dowladda. Gen. C/llaahi ayaa waxa uu kaloo tilmaamay in 58 Xabsi ay maamusho Taliska Ciidanka Asluubta kuwaasoo u kala baxa Xabsiga Dhexe, Xabsi gaar ah, xabsi furan, Xabsi Gobol, Degmo iyo Xarumaha agoonta, kuwaasi oo uu sheegay in 20 ka mid ah ay ku yaalaan Deegaanada Puntland halka 38 kalena ay ku yaalaan Deegaanada Koonfurta. Sidoo kale waxaa munaasabada ka hadashay Wasiirada Haweenka iyo horumarinta Qoyska Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye sheegtay in maalinta Ciidanka Asluubta ay tahay maalin xusid mudan, waxayna cadeysay in Ciidanka Asluubta iyo Wasaaradeyda ay yihiin kuwo isla shaqeynaya, iyagoo tababaraya Gabdhaha agoonta iyo wiilsha ee ku jira Xeryaha Ciidanka Asluubta. Ugu dambeyn waxaa Xaflad ka hadlay Ra'iisul wasaare Kuxigeenka 1aad ahna Wasiirka Cadaalada iyo Diinta Prof. saalim Caliyow Ibrow oo daboolka ka qaaday in Dowladda Federaalka ay ahmiyad ballaaran siineyso Ciidamada Qaranka. Prof. Ibrow ayaa sheegay isagoo ku hadlayo Magaca Madaxweynaha iyo Kan Xukuumada uu maanta hambalyo u dirayo dhamaan Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed, wuxuuna ku amaanay dadaalka dheeraadka ah oo ay u galeen ilaalinta Xabsiyada iyo xerooyinka ay ku hayaan agoonta soomaaliyeed. Xaflada maalinta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu soo bandhigay riwaayad ka turjumeysay waxqabadka Ciidanka Asluubta, taasoo ay soo bandhigeen Hobalada Onkod oo ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
-
Shariif Xassan oo isaga baxay isbaheysiga Asmara Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 23-Febraayo-08 Warar soo shaac baxay lagana tabiyay idaacadaha Muqdisho oo ey ugu horeyso idaacadda SomaliWeyn ayaa lagu sheegay in uu isaga baxay gabi ahaan Shariif Xasan Sh. Aadan isbaheysiga lagu dhisay Asmara looguna magac daray Isbaheysiga Dib u Xoreynta kadib markii sida la sheegay uu soo kale dhex-galay khilaaf xaga dhaqaalaha ah. Khilaafkan oo ka dhashay sida wararka aanu ku heleyno lacag lasoo siiyay xubnihii isbaheysigan ka tirsanaa ee dhawaan gaaray dalka Masar magaaladiisa Qaahira oo ey isku afgaran waayeen kadib markii uu Shariif Xasan codsaday in la cadeeyo cadadka lacagta iyo halka la geysnayo. Warkan oo aanan laga hayn ilaa iyo iminka afka Shariif Xasan iyo kan isbaheysigaba ayaa u muuqda mid ey wax ka jiraan maadaama magaalada Asmara lagu kala dareeray mudooyinkan danbe khilaafyo kala duwan darteed, waxaana iminka ku haray magaalada Asmara sida aani wararka ku heleyno xubno kooban oo uu ka mid yahay gudoomiyaha isbaheysigaas Sheekh Shariif Sh. Axmed. Khilaafka Isbaheysiga Asmara ayaa ah mid soo jiitamayay in mudo ah taasoo keentay in inta badan xubnaha isbaheysigaas ey ka kala tagaan dalka Eritrea iyagoo qaarkood ganacsi iyo howlo kale ka kala bilaabay magaalooyinka Hargeysa, Dubai iyo South Afrika, halka qaarka kale ee qurba joogta ahi ey ku wada laabteen dalalki ey markii horaba ka tageen. Ka bixida Shariif Xasan ee isbaheysiga Asmara ayaa dhabarjab weyn ku ah jiritaanka mucaaradka dowladda ee fadhigoodu yahay Eritrea, waxaana horay isbaheysiga uga baxay kooxda Al-Shabaab iyo xubno kale oo uu ka mid yahay Macalin Xaashi oo isagu sheegay in uu ku biiray kooxda Al-Shabaab. Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
-
Casmara: Shariif Xasan Sheekh Aadan oo iska casilay xubinimadii Isbaheysiga Mucaaradka Dowladda Federaalka ee Casmara 23. februar 2008 Casmara (AllPuntland) - Iyadoo maalmahanba uu soo jiitamayay khilaaf dhinaca awooda iyo dhaqaalaha oo u dhaxeeya Isbaheysiga Mucaaradka Dowladda Federaalka ee Casmara, ayaa hada warar soo baxaya sheegayaan inuu is ka casilay xubnimada isbaheysigaas Shariif Xasan Sheekh Aadan. Warar ku dhow dhow Kooxahaas Mucaaradka ku ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Magaalada Casmara ayaa sheegaya in Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan oo ahaa Hogaanada Kooxaha Mucaaradka uu maalmahan ka dhaxeeyay khilaafyo xoogan, taasoo ay markii dambe u xuubsiibatay mid labadooda ay isku maandhaafaan siyaasada uu ku howl galayo Isbaheysiga, waxaana ay keentay in Shariif Xasan uu isaga baxo Isbaheysiga. Wararka oo wali si horu dhac ah loo helayo ayaa sidoo kale waxay sheegayaan in labada dhinaca isku hayaan, arrimo dhaqaale, Shariif Xasan ayaa dalbaday in sharaxaad laga siiyo dhaqaalihii Isbaheysiga soo galay taasina waxaa ay keentay in jawaab laga siin waayo,wuxuuna go'aansaday inuu isaga baxo Isbaheysiga. Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in ka bixitaanka Shariif Xasan ee Isbaheysiga Mucaaradka ay dedejisay socdaalada Sheekh Shariif Madaxa Isbaheysigaas uu ku bixinayo Dalalka Carabta laga qeyb geli waayay. Shariif Xasan Sheekh Aadan oo horey u ahaan jiray Afhayeenkii Hore ee Baarlamaanka Soomaaliya, laakiin markii uu iska xaadirin waayay Xarunta Baarlamaanka ee Baydhabo xilkiisii laga waayay ayaan ka hadlin ka bixitaankiisa Isbaheysiga Mucaaradka Dowladda Federaalka. Shariifka ayaa hada ku sugan Dalka isu taga imaaraadka Carabta, waxaana uu ka soo laabtay safar dhowaan uu ku tagay Magaalada Qaahira ee Dalka Eritrea. Inta badan Isbaheysiyada ama ururada siyaasadeedka ayaa noqda kuwo dhaliya khilaafyo dhinacyada awooda iyo dhaqaalaha, kaasoo aaqirkiina bur bur ku yimaada, sida laga arkay Isbaheysiyo iyo Ururo horay ugu jiri jiray maslaxa Siyaasada Soomaaliya Ka bixitaanka Shariif Xasan ee Isbaheysigaas ayaa noqoneysa dhabar-jab siyaasadeed u keeni karaa Midnimadda Isbahaysigaasi oo ay ku baahoobeen xubno horay xildhibaanimada Baarlamaanka laga ceyriyay iyo Maxkamadihii Islaamiga ee laga itaal roonaaday. C/casiis Maxamed AllPuntland
-
Mogadishu security improves and taxes to be collected...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The TFG is here to stay thats why many who opposed it want to run for the top job in 2009. -
Barack Obama is a phenomenon...he is through to the final
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Guardian.co.uk............ Barack Obama streaked past Hillary Clinton's fading campaign to his ninth straight victory in the Wisconsin primary last night, widening his lead in the race for the Democratic nomination. With nearly all of the precincts reporting, Obama had 57% of the vote against 42% for Clinton. He broke into the ranks of her most loyal supporters -- working class voters and white women -- and challenged her on the core issue of the economy. Obama's victory in Wisconsin sends Obama into the next set of contests in the mega states of Texas and Ohio on March 4 with an extra burst of momentum. He also extended his lead in delegates by capturing a majority of the 92 delegates at stake in Wisconsin. That makes it imperative for Clinton to win big victories in both Texas and Ohio if she is to have any hope of a comeback. But Obama's ability to connect with low income voters on the economy -- now the main issue of the Democratic contest -- makes that an even more formidable challenge. As the results came in, Clinton was already beginning to look like an afterthought to a much anticipated match-up between Obama and John McCain in the presidential election next November. The two men used their speeches tonight to take shots at one another. Clinton's campaign was braced for further bad news overnight when results come in from the caucus in Hawaii, the state where Obama was born and raised. -
Barack Obama is a phenomenon...he is through to the final
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Wisconsin Hands Obama a Victory, the Ninth in a Row By PATRICK HEALY and JEFF ZELENY Published: February 20, 2008 Senator Barack Obama decisively beat Senator Hillary Rodham Clinton in the Wisconsin primary on Tuesday night, accelerating his momentum ahead of crucial primaries in Ohio and Texas and cutting into Mrs. Clinton’s support among women and union members. -
Mogadishu security improves and taxes to be collected...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
I dont know adeer.. AJ, saxib Mogadishu belongs to all Somali's, I am reer Mogadishu and many people from your clan are reer Mogadishu. Thus we want the nation, the government to work and the people to prospour. -
Barack Obama is a phenomenon...he is through to the final
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Stright nine states victory for Obama LSK, what I am more worried about is his wifes gaff, regarding she has never been proud of America untill now? :mad: Now the next two weeks will be telling, Clinton if it continues this way will lose both Ohio, and Texas.. The republicans will fight dirty, but they are up against the new generation of Americans who have never voted, who took drugs, who have black friends and who want to see a different America to the one they have lived in -
President Yusuf meets traditional leaders of Mogadishu
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxwaynaha oo kulan la qaatay saraakiisha ciidamada iyo odayaasha dhaqanka. Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed oo shalay ka duulay Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa tagey Magaalada Muqdisho ,ka dib bilo uu ka maqnaa Vila Soomaaliya wuxuuna bilaabay la kulmida qeybaha ay ka go'odo tallada Magaalada Xamar. Madaxweyne Yuusuf ayaa la shiray markii uu Shalay tagey Magaalada Muqdisho ,Saraakiishiisa amaanka ee kusugnaa Magaalada Muqdisho ,wuxuuna kala hadlay xaalada amaan ee Caasumada iyo sida ugu bahoon ee markale Magaalada Muqdisho nabadeeda loo soo celin karo. Saraakiisha amaanka ayaa usheegay Madaxweynaha Soomaaliya in amaanka Caasumadu yahay mid wanaagsan ,ayna hada ciidamada kala duwan ee dowlada Soomaaliya wataan howlahoodii Shaqo ayna ku rajo weyn yihiin in ay ciidamada dowlada Soomaaliya ,kuwa Itoobiya iyo AMISOM ku guuleystaan amaanka Magaalada ay Rabshaduhu ku baaheen ee Xamar. Taliyaashan ayaa sidoo kale soo bandhigey waxqabadkii ay qabteen ciidamadooda kala duwan tan iyo markii uu Madaxweyne Yuusuf ka duulay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ,waxa ayna sheegeen in ay jiraan waxyaabo badan oo la qabtey oo horumar lugu tilmaamo karo ayna jiraan waxyaabo lugu guuleysan la'yahay. Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa sidoo kale ayaa la kulmay maanta sida ay sheegayaan warar ku dhow dhow Salaadiinta dhaqanka ee Magaalada ,iyo dhamaanba waxgaradka ay ka go'odo tallada Muqdisho ,wuxuuna kala hadlay sida ugu bahoon ee xaalada Caasumada wax looga qaban lahaa. Salaadiinta dhaqanka & Madaxweynaha kulankoodan oo ahaa mid albaabada loo xirey wuxuu ku saabsanaa amaanka ,waxa ayna sheegayaan wararku in ay isla meel dhigeen Madaxweynaha iyo Salaadiintu qodobo badan oo ku aadan Xasalinta guud ee Soomaaliya gaar ahaana Caasumada. Odayaasha dhaqanka ayaa usheegay Madaxweyne Cabdulaahi in ay dowladiisu qabtey waxyaabo la taaban karo ,ayna uharsan yihiin howlo badan oo baaxad leh ayna horyaalaan Xasalinta amaanka laga bilaabo Caasumada ilaa heer Tuulo iyo dibu heshiisiin balaaran oo ayna sugeysa Madaxweyne Yuusuf. Waxa ay balanqaadeen Salaadiintan in ay Dowlada Soomaaliya kala shaqeynayaan amaanka dalka Soomaaliya gaar ahaana mid Caasumada Soomaaliya ee Muqdisho oo ah halka ay ka taagan tahay dhibaatada faraha badan ee ka jirta dalka Soomaaliya ee leh dhinacyada kala duwan. Wada hadaladan uu bilaabay Madaxweynaha Soomaaliya ka dib tagidiisii Muqdisho ayaa ku soo beegantay xili xaalka amaan ee Caasumadu yahay mid ay wali ku guuleysan la'yihiin ciidamada faraha badan ee Magaalada jooga taasna waxaa sababihii ugu danbeeyey lugu sheegay arimaha ka jira Muqdisho oo leh wajiyo badan. Xigasho allpuntland. AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba. -
Mogadishu security improves and taxes to be collected...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Back to the taxes.. Maamulka Gobolka banaadir oo canshuur Uruurin ka bilaabay qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka. Muqdisho,(WNT):-Maamulka Gobolka banaadir ayaa Maanta si rasmi ah howlo canshuur uruurin ah ka bilaabay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka banaadir isla markaana sheegay in ay sii wadi doonaan. Maanta ayaa qaar ka mid ah degmooyinkaasi lagu arkayay ciidamada dowlada hoose oo canshuuro u jaraya guryaha degmooyinkaasi ku yaala waxana dadka inta badan ay ahaayeen kuwo si weyn u soo dhaweynayay. Mas’uul u hadlay maamulka Gobolka banaadir ayaa shaaca ka qaaday in Maanta si habsami leh degmooyinka gobolka qeybo ka mid ah ka bilaabeen canshuur ka qaadida guryaha degmooyinkaas ku yaala. Mas’uulkaan ayaa intaasi ku daray in dadka xaafadahii ay lacagta ka qaadayeen ku dhaqnaa si weyn arintaani u soo dhaweeyeen isla markana la shaqeynayeen ciidamada dowlada hoose waa sida uu hadalka u dhigaye. Dadka qaar oo waayaha.net la kulantay ayaa sheegay in ay si weyn u soo dhaweynayaan arntaani iyaga oo ku tilmaamay mid muhim ah. Dadkaan ayaa ku nuux nuuxsaday in markii saakay ay arkeen ciidamada dowlada hoose oo guryaha canshuuraad ka qaadaya soo xusuusisay xiligii dowladii dhexe soomaalya ka jirtay kaasi oo uu hogaaminayay Maxamed siyaas barre. Si kastaba dhawaan ayay aheyd markii mas’uuliyiinta gobolka ku dhawaaqeen in manta howlo canshuur uruurin ah ka bilaabi doonaan guryaha ku yaala degmooyionka gobolka taasi oo ay ku sheegeen in loogu adeegayo bulshada iyagana laga qaadayo. C/kariin Xuseen Guutaale. Xafiiska wararka Waayaha.net,Muqdisho. -
Mogadishu security improves and taxes to be collected...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
A minister reclaiming the ministry after 17 years, only with the TFG lads -
Mogadishu security improves and taxes to be collected...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Mogadishu 2008 After the defeat of the warlord/terror groups -
Mogadishu security improves and taxes to be collected...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
M.Dheere oo ka hadlay canshuur qaadista G.Banadir 17 Feb 17, 2008 - 8:53:07 PM Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb [M. Dheere] ayaa maanta ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin canashuuro uu maamulka gobolka Banaadir sheegay inuu ka qaadayo guryaha ku yaalla Goboolka Banaadir, kooxaha dagaallada ka wada Muqdisho iyo dib u heshisiinta, wuxuuna sheegay in canshuur ururinta Gobolka Banaadir ay ka billaabayso 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir, isagoo sheegay in guri walba oo ku yaalla Muqdisho laga qaadayo canshuur. Maxamed Dheere, wuxuu sheegay in maanta ay tahay maalin ay sameeyeen wacyigelin balse ay berri oo ay bishu ku beegan tahay 18-ka Feberaayo ay bilaabi doonaan howsha canshur ururinta oo ay maamulku dhawaan ku dhawaaqeen. Dhanka kale, Guddoomiyuhu wuxuu ka hadlay kooxaha DF ka horjeeda ee dagaallada aan dhammaan ka wada caasimadda Somalia ee Muqdisho, isagoo sheegay inay yihiin laba kooxood oo uu sheegay in mid ka mid ah ay xiriir la leedahay kooxda Al-Qaacida halka midda kalena uu ku sheegay inay tahay koox lagu magacaabo Takfiir. "Kooxaha dagaallada kala horjeeda DF waa laba waxayna u shaqeeyaan dad gaalo ah ama Yuhuud, waxayna doonayaan inay dhibaateeyaan Diinta Islaamka iyo dadkeeda" ayuu yiri Maxamed Dheere, oo intaaas ku daray in dadkaas ay soo dhaweynayaan haddii ay ka tanaasulaan ra'yiga ay wataan. Guddoomiyuhu mar uu ka hadlay dib u heshiisiinta dalka ayuu sheegay inay soo dhaweynayaan cid walba oo diyaar u ah inay wadahadal la yeehaan DF, isagoo sheegay inay iyagu dhankooda diyaar u yihiin inay heshiis la qaataan cid walba oo nabad u heellan, balse wuxuu sheegay in inta dagaallada la wado aysan diyaar u ahayn inay la hadlaan kooxaha dagaallada wada. Garowe Online, Muqdisho