General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. 37 leaders to grace OIC afrol News, 11 March - At least 37 heads of state and government have confirmed their participation in the 11th summit of the Organisation of Islamic Conference (OIC) scheduled to take place on 13 and 14 March in the Senegalese capital Dakar. President Abdoulaye Wade, who disclosed the news to the state television, said Senegal was proud of the high-profile turnout. Mr Wade was grateful to Senegalese for not only adopting the summit, but also praying for its entire success. Senegal hosted the OIC summit in 1991, but the current event would look into the challenges of the Islamic Ummah [community], including the conflicts in Sudan, Chad and Palestine. President Wade said unless "one does not want to betray the spirit of peace of Islam", these conflicts would be solved. The Senegalese leader also said issues around poverty in the Muslim world would be discussed under Islamic solidarity. The summit is a great blessing for Senegal, which had amassed funds to turn Dakar into a world class modern city by erecting roads, bridges and hotels. The roads and bridges will ease traffic jams in Dakar. Ahead of the heads of state and government summit, several non-governmental organisations adopted a declaration, urging Muslim leaders to exert pressures on Sudanese President Omer el-Bashir to end the crisis in Darfur, western Sudan. Adopted in Saly, 80 km from Dakar, the declaration's backers included the African Assembly for the Defence of Human Rights (RADDHO), the Coalition Save Sudan and Sudanese MPs, is expected to be among the burning issues of the Dakar summit. The declaration called on leaders of the Muslim world to "solve the issues which affect the population in some parts of the region, particularly the humanitarian situation in Darfur." "We are conscious that the Islamic religion recommends high moral values and orders the Muslims to adhere to the values of peace, respect the safety and integrity of the human being," the declaration noted, adding that Islam "forbids and criminalises manslaughter, the forced displacement of civilians, including women, children, and the destruction of lives and means of subsistence, including the profanation of the places of worship, which are as many odious crimes against the Islamic faith and the standards of the civilised lives." All parties to the conflict have been urged to immediately cease attacks on innocent Darfur civilians. By staff writer
  2. Ra’isul wasaare Nuur cadde “Aniga iyo madxweynuhu kuma kala aragti duwani dib u heshiisiinta”. Ra’isul wasaaraha dalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde ayaa ku gan seyray warar ay dhawanahanba shaacinayeen qeybaha war baahinta qaran diidka ah oo sheegayay in isaga iyo madaxweynaha Jamhuuriyada uu ka dhexeeyo khilaaf ku wajahan dib u heshiisiinta. Ra’isul wasaaraha dalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde ayaa ku gan seyray warar ay dhawanahanba shaacinayeen qeybaha war baahinta qaran diidka ah oo sheegayay in isaga iyo madaxweynaha Jamhuuriyada uu ka dhexeeyo khilaaf ku wajahan dib u heshiisiinta. “Aniga iyo madaxweynuhu kuma kala duwanin qaabka loo wajahayo dib u heshiisiinta,labadeenuba waxaan diyaar u nahay in dalku uu gaaro dib u heshiisiin waarta”ayuu yiri ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo maanta saxaafada la hadlay kadib kulan ay xubnaha golaha wasiiradu ku yeesheen xarunta madaxtooyada qaranka ee Villa Soomaaliya. “Madaxweynuhu waa masuulka dalka ugu sareeya isaga ayaana cid waliba ka jecel in uu kaga hor maro dib u heshiisiinta,waxana ogahay in uu raadinayo sidii dalku dib u heshiisin waarta u gaari lahaa,taana laabdenu waa ka simanahay”ayuu mar kale yiri ra’isulwasaaraha qaranka Nuur cadde . Hadalka ra’isulwasaaraha qaranka kasoo baxay maanta ayaa kusoo beegmaya iyadoo war baahinta qaran diidku ay wali sii wadaan baahinta warar xagal daac leh oo ay ku sheegayaan in labada masuul aanay isku afgaran qaabka loo wajahayo dib u heshiisiinta lala galayo kooxaha dowlad diidayaasha ah. Laakin ra’isulwasaaraha ayaa shaaciyay in wax farqi ahi aanu jirin,isaga iyo maedaxweynuhuna ay hal dhinac wax u wadaan, waxaana uu war baahinta ugu baaqay in aanay ku fududaan baahinta wararka wax duminaya oo danaha qaranka uun ay ka shaqeeyaan hadii ay yihiin war baahin wadaniyiin ah. Xafiiska warqabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo
  3. ^^^Thus Juje, an insider supports Duke's point that Che's uncle Mohamed Abdi was working for Abdiqasin to advance the interst of the laters sub-clan and not Somalia. Wonderful stuff ...
  4. ^^^Ok the hormones are kicking in again. Adeer, these clowns have killed and even boasted in killing innocent civilians so they can "liberate their former fiefdoms"... As for mourning, this was a thread about the mans death, we all mourn now lets hunt down the Al-Kebaab clowns..
  5. Boston is a port town Garowe aint, duhh, basic geography..
  6. ^^^The same proof that they kill anyone who speaks against them, the proof is in the pudding. They killed children, women and anyone against them.
  7. ^^^Adeer make sense, I support a national governemnt, made up of every clan, where women and men, old and young are part of. You support your uncle Mohamed Abdi Yusuf's obsession with serving Abdiqasin's clan inetersts, and you condone, even promote the intentional assasination of poor civil servants, soldiers and Imaam's. From the comfort of Boston you make threats and call for assasinations, propogate the Al-Shabaab clowns calls for more killings. You dont even know what you serve, clan, faith, nation. Confused you and the Al-Shabaab are as Yoda would say.
  8. Nuur Cadde oo ka hadlay qaabka dib-u-heshisiinta 12 Mar 12, 2008 - 7:09:57 AM Ra'iisul Wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen [N. Cadde] oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia, ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay u wajahayso laba qaab dib u heshiiinta dalka, isagoo sheegay in mid ay tahay mid quseysa shacabka Soomaaliyeed, midda kalena ay tahay mid ay kula hadlayaan kooxaha mucaaradka ah. Nuur Cadde, wuxuu sheegay in xukuumaddiisu ay doonayso inay la hadasho cid walba oo ka tirsan mucaradka, wuxuna sheegay inaysan kala soocayn kooxahaas, ayna soo dhaweynayaan wadahadallo ay la yeeshaan. Ra'isal Wasaare Nuur Cadde "Xitaa Kooxda Al-shabaab waan la hadlaynaa, waayo waxa aan doonayno waa inay nabad ka dhalato Somalia, taasna waxaan u maraynaa waddo walba, cid walba oo naga soo horjeeddana waxaan ku khasbannahay inaan la hadlano" ayuu yiri Nuur Cadde Ra'iisul Wasaaraha Somalia. Mar uu ka hadlay Ra'iisul Wasaaraha Somalia in isaga iyo Madaxweyne Yuusuf ay ku kala aragti duwan yihiin dhanka dib u heshiisiinta uuna khilaaf ka dhexeeyo, ayaa yiri: "Aniga iyo Madaxweynaha Somalia isku aragti ayaan ka nahay dib u heshiisiinta Somalia, mana jirto kala aragti duwanasho ku saabsan dib-u-heshiisiinta oo nagu dhex jirta; waxaana kula hadlaynaa mucaaradka meel walba oo suuragal ah". Sidoo kale, Nuur Cadde, wuxuu sheegay in isaga iyo Madaxweyne Yusuf ay dhowr jeer ka hadleen dib u heshiisiinta, ayna isku mowqif ka noqdeen qaabka ay Dowladdu u wajahayso nabad ka dhalata Somalia; isagoo daboolka ka qaaday in beesha caalamka looga baahan yahay inay dardargeliyan sidii u wadahadli lahayen DF iyo mucaradkeda. Wuxuu sheegay Nuur Cadde in aanay iyagu doonayn in cid gaar ah ku taagan farta, taasoo ay ku tilmaamayaan inay diidan yihiin nabad ka dhalata Somalia, balse ay iyadu soo bixi doonto, shacabka Soomaliyeedna iyaga ayaa arki doona cidda diidan nabadda. Nuur Cadde oo la weydiiiyay sida uu ka yeelayo shurudda mucaradka ay soo jeediyeen ee ah inay marka dalka ka baxaan ciidamada Itoobiya, ayaa wuxuu gaashaanka ku dhuftay arrintaas, wuxuuna sheegay in bixitaanka cidamada Itoobiya ku imaan karto oo keliya marka wadahadalladu ay la yeelayaan mucaaradka ku dhamaadaan guul iyo is-afgarad. “Run ahaantii waxa kooxaha naga soo horjeeda shegaan in ciidamada Itoobiya caqabad ku yihiin heshiis ay dowladda la galaan laakin taasi waa waxba kama jiraan oo ciidamadaan ma baxayaan hadii aanan heshiin anagu laakinse hadii aan wada hadalno waxa ay qaadanaysaa inay ku baxaan 24 saac”. ayuu yiri Ra’isal Wasaare Nuur Cade. Kooxaha Mucaaradka ah intooda ku mideysan Isbaheysiga Asmara ayaa waxay inta badan ka hadlaan ciidamada Itoobiya ee ku sugan Somalia, waxayna sheegeen in haddii ay ka baxaan Somalia ay la hadlayaan Dowladda Somalia. Garowe Online, Muqdisho
  9. ^^^Adeer you are the one who pretended to be from a sub-clan you are not So who is sick? Keep hating Yey, you cant do much from Boston can you now...
  10. Now a simple question, what is the point of these assasinations? To liberate the land or to kill anyone who disagrees with the clan led movement?
  11. Wadaad can ka ahaa magaalada Muqdishu oo kooxda alshaab shirqool ku dileen Posted to the MOL March 11, 2008, 10:34 am Kooxo ku Hubeysan bistoolada ayaa xalay deegaanka buula xuubeey ee Muqdisho waxaa si fool xun ugu dileen nin wadaad ah. Wadaadkaan oo aad caan uga ahaa deegaanka Buulo xuubeey laguna Magacaabi jiray Sheekh Maxamed Axmed ayaa shirqool waxaa ku dilay kooxda Alshaab xili uu ka soo baxay masjid uu ku soo tukaday. Isla maanta ayaa wadaadkaas allaha u naxariistee waxaa lagu aasay qabuuro ku yaala deegaankaas. Waxaana aaskiisii ka soo qaybgalay dad aad uga tiiraanyaysan dilka foosha xun ee loo gaystya ninkaas culamada ahaa oo aan wax lug ah ku lahayn siyaasada ay isaga soo horjeedaan kooxda Alshaab iyo xukuumada Somaliya. Dilalka iyo shirqoolada ka dhaca magaalada Muqdishu ayaa waxaa gaysta kooxaha dowlada ka soo horjeeda oo dadka shacabka ah ku bajinaya inaysan wax wada shaqayn ah la yeelan dowlada KMG ah haddii kale ay naftiida waayayaan. Waxaa la yaab ah in kooxahaasi sheegtaan inay u dagaalamayaan diinta alle oo ay jihad ku jiraan. Mudugonline.com
  12. Will those who assasinate unarmed Imam's in Mogadishu listen to the calls for peace?
  13. Muqdisho: Raysal Wasaare Nuur Cadde oo soo bandhigay barnaamijka dib u heshiisiinta ee xukuumadiisa (Shir Jaraa'id). 12. marts 2008 Muqdisho (AllPuntland) - Raysal Wasaaraha Xukuumada soomaaliya Nuur xasan Xuseen (Nuurcade) oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ku faah faahiyay barnaamijka dib u heshiisiinta ee xukuumadiisa. Raysal wasaare Nuur Cadde ayaa sheegay in Dib u heshiisiinta ay noqoneyso labo nuuc, kaasoo uu sheegay in mid uu noqonayo Dib u heshiisiin dadweynaha somaliyed iyo dib u heshiisiinta Dowladda iyo kooxaha mucaaradka dowladda. Waxa uu sheegay in Dowladda si siman ay u wajaheyso arrimaha dib u heshiisiinta, iyadoona aanay cidinka kala sooceyn. "Dowladda si isku mid ah ayay u wajeheyso dib u heshiisiinta, wax shuruud ah oo aan ku xireyno ma jirto kooxaha mucaaradka dowladda"ayuu yiri Raysal Wasaare Nuur Cadde. Waxa uu ugu baaqay Beesha Caalamka in ay fududeyso qaabkii ay dhici laheyd dib u heshiisiinta guud ee umada soomaaliyed. Raysal wasaare nuur cadde ayaa mar kale ku celiya in wada hadalka ay la galayaan mucaaradka dowladda ay xataa ku jirto kooxda alshabaab, wuxuuna sheegay in ay diyaar u yahay in ay la hadlaan. Mar uu ka hadlay arrimaha ah in isaga iyo madaxweynaha ku kala aragti duwan yihiin arrimaha dib u heshiisiinta, ayaa waxa uu tilmaamay in aanu jirin wax khilaaf ah ama kala aragti duwanaansho u dhaxeysa isaga iyo Madaxweynaha, waxa uuna intaa ku daray in isaga iyo Madaxweynaha ay si isku mid ah u wajahayaan arrimaha dib u heshiisiinta. Shirka jaraa'id ee Raysal wasaaraha oo ahaa mid intiisa badan uu muhiimada ku saaray arrimaha dib u heshiisiinta, ayaa waxa uu baaq u diray hey'adaha gar gaarka caalamiga, waxa uuna ugu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay kaalmo bani'aadanimo ula soo gaaraan gobolada ka jira abaaraha. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland
  14. ^^^Maybe its Namibia's colours or Togo.. There would be no all girls basketbal game if the clowns had their way..
  15. Obama wins Mississippi Barack Obama shored up his delegate lead with a commanding victory in the Mississippi primary Tuesday night, as Hillary Clinton renewed her call for Florida and Michigan delegates to be given a say at the Democratic convention this summer. Obama's victory by 24 percentage points in Mississippi earned him 19 delegates compared to 14 for Clinton in the race for the Democratic presidential nomination, allowing him again to claim frontrunner status ahead of the final 10 primaries. The win helped neutralise recent gains by Clinton in the big states of Texas and Ohio that have kept her in the Democratic race. Obama's victory boosts the importance of the Florida and Michigan delegates for Clinton, and she wasted little time in calling for their inclusion at the August convention. "The nearly two and a half million Americans in those two states who participated in the primary elections are in danger of being excluded from our democratic process and I think that's wrong," she said at a campaign event this morning. "The results of those primaries were fair and they should be honoured." The two states were punished by the Democratic National Committee for violating party rules and holding elections too soon, and as it stands, their delegates won't be allowed to cast at vote at the convention. Clinton won January elections in both states and would gain in the delegate count were the national party to honour the results. She was the only major candidate on the ballot in Michigan and neither candidate campaigned actively in Florida. The Clinton camp also indicated today it was also open to a new vote in Michigan and Florida. "We think there are two options: Either honour the results or hold new primary elections," campaign manager Maggie Williams wrote in a letter to the Obama campaign. "To that end, we are in active consultation with all of our supporters in Florida, including members of Congress. In Michigan, we are in active consultation with the committee appointed by Governor Granholm." One possibility is a vote by mail, but Obama's campaign has expressed concerns about the idea's feasibility, and yesterday Florida's congressional delegation said it was opposed to the idea. But Florida senator Bill Nelson, a Clinton supporter, has been promoting it, and the Florida Democratic Party could finalise details of a plan as soon as today. Obama now has 1,598 delegates, compared to 1,487 for Clinton, according to an Associated Press tally. It takes 2,025 to clinch the nomination. Neither candidate is likely to achieve that number without the votes of the superdelegates, party insiders and elected officials who will vote at the nominating convention independent of the results of state contests. The result in Mississippi exposed racial divisions in the Democratic race, only hours after controversial comments about race from a key Clinton supporter, Geraldine Ferraro.
  16. You know what I kinda like Mcain.
  17. ^^^There is no logic ina adeer. People here just open their mouth without actually thinking. Che, if the TFG does not exist, what can we call the clan courts al Asmara and Al-Shabaab? Oh I get it, a work of fiction?
  18. Juje, lol. Anyone who belived in that story is an ***** and those who made it up only highlight how desperate the defeated USC looters/SNM secesisonist camps have become. Che, the fact that you know who Mohamed Abdi Yusuf is, is telling Anyhow run along with that inferiority complex of yours.
  19. ^^^The pic is nice.. There is always room for improvement.
  20. Nayroobi: Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo saaka ku sii jeeda Dalka Senegal. 11. marts 2008 Nayroobi (AllPuntland) - Sida uu sheegay safiirka Dowlada Somaliyed u fadhiya Dalka Kenya Maxamed Cali Americo wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha soomaaliya C/laahi Yuusuf axmed ayaa saaka ku sii jeeda Dalka Senegaal. Safiirka ayaa sheegay in diyaarad gaar ah ay wafdiga madaxweynaha ka qaadi doonto garoonka Joma Kenyati ee Magaalada Nairobi, waxaana uu tilmaamay in Magaalada Dakar ee dalka Senegal kaga qeyb geli doono shirka wadadamada islaamka. Maxamed Cali Americo waxa uu kaloo sheegay in dalkaas uu ku sugan yahay wasiirka arrimaha dibada soomaaliya, oo ka qeyb galay shirka wasiirada arrimaha dibada islaamka oo horu dhac u ah kan ay yeelanayaan madaxda wadamada islaamka. Md. Yuusuf ayaa maalinta khamiista ka qeyb geli doono furitaanka shirka wadada islaamka oo ay xubin ka yihiin 57 dowladood. Kulanka waxaa loogaga hadlayaa mushkiladaha ka taagan dalalka islaamka, waxaana kulanka ajandayaasha ka mid ah arrimaha ka taagan soomaaliya Cabdicasiis Maxamed AllPuntland
  21. ^^^You can propose anything you want adeer, the man will die when his time comes. The Al-Kabaab clowns will be history and Yusuf will continue to make history. The logic of that comment is difficult to undertsand. Yusuf is President now and they have not touched him, they are waiting when he wins the second term? Great plan indeed.
  22. Indeed, the world community has not come through with the many promises they made. Though I think this incremental growth will help us in the long run.