
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Uganda's Museveni on Somalia....amazing truth
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Museveni "Kooxo Qabiil iyo diin ku soo Gambanaya ayaa doonaya in talada somalia la wareegaan". Well I never -
Museveni "Kooxo Qabiil iyo diin ku soo Gambanaya ayaa doonaya in talada somalia la wareegaan". Kampala,(WNT):-Madaxweynaha Wadanka Ugandha Yoweri Museveni ayaa sheegay in dalka soomaaliya ay joogan kooxo ku soo gambanaya qabiil iyo diin kuwaasi oo doonaya in talada dalka la wareegaan. madaxweynaha ayaa hadalkaani ka jeediyay mar uu ka hadlayay kulan ka dhacaya Magaalada Kampala kaasi oo ay leeyihiin soomaali aad u farabadna iyada oo shirkaasina ay soo qaban qaabisay hay'ada marka Magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan CRD. Madaxweynaha ayaa ku nuux nuuxsaday in marka hore uu aad uga xunyahay in mudo 17-sano ah dagaalo iyo nidaam la'aan ka jiraan somalia isaga oona shegay in somalida joogta dalka dibadiisa iyo gudihiisa looga baahan yahay in ay ka qeyb qaataan xasilinta dalkooda. Madaxweynaha oo hadalkiisa sii wata waxaa uu sheegay in uu is weydiiyo xiliyada qaar in soomaalida ay yihiin dad hal diin,hal luqad,iyo hal dhaqan leh hadana sidee ku dhacday in ay heshiin waayaan. Isaga oo hadalkiisa sii wata waxaa uu sheegay in taasi ugu wacan tahay in somaliya ay joogaan kooxo daniiste yaal ah oo ku soo gambanaya qabiil iyo diin kaasi oo doonaya in dowlada Federaalka ka fara maroogsadaan Talada dalka waa sida uu hadalka u dhigaye. "run ahaantii soomaaliya waxaa ku sugan kooxo daniiste yaal ah oo ku soo gambanaya qabiil iyo diin taasi oo ay ku doonayaan in talada dalka ka fara Maroogsadaan Dowlada Federaalka soomaaliya taasina ma dhici doonto"ayuu si kulul u yiri MadaxweyneYoweri Museveni . Waxaa uu ugu baaqay madaxweynaha in soomaalida shirka ku leh Dalkiisa iyo kuwa kale oo maqanba in ay ka shaqeeyaan dib u soo nooleynta aayihii soomaaliya isla markaana meel iska dhigaan khilaafaadka ka dhex aloosan. Si kastaba Hadalka madaxweynaha ayaa ah mid si weyn looga dareemay saameyntiisa dalka soomaaliya iyada oo dadka inta badan isweydiinayaan Su'aalo dhowr ah oo hadalkaasi uga soo baxay dadka qaar ayaa ah kuwo fikirkaasi taageersan halka kuwa kalena sheegeen in uu yahay mid qaldan oo aan laga fiirsan. C/kariin Xuseen Guutaale.
-
Mogadishu: President Yusuf flies out to Senegal for 54 nation summit
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Shirkii Ururka Islaamka oo Furmay iyo Kulankii Chad iyo Sudan oo dib u dhacay mar kale. (WYNET)Dakkar:-Waxaa manta ka furmaya magaalada Dakkar ee caasimada dalka Senegal Shirkii 10aad ee dowladaha ISLaamka ,kaasi oo ay kasoo qayb galayaan masuuliyiinta in ka badan 57dal oo Islaam ah,kuwaasi oo ka wada hadali doona arrimaha Siyaasada ee ururka Islaamka,Dhaqaalaha,Nabadgalyada,xalinta khilaafaadka iyo arrimo kale oo fara badan. Shirkaan ayaa waxay madaxdu ku saxiixi donaan Dastuurka cusub ee ururka,waxaa kale oo lagu heshiisiinayaa M/weynayaasha dalalka Chad iyo Sudan,Xassan Al-Bashir iyo Idris Deby oo iyaga uu ka dhaxeeyo khilaaf xoogan. Kulankan oo la doonayey inuu shalay galab dhaco ayaa laba mar dib loo dhigay,sababo aan la shaacin dartood. M/weynaha dalka Senegal Cabdalla WAdou ayaa isagu wada dadaal xoogan oo uu ku doonayo inuu ku dhameeyo khilaafka Sudan iyo Chad,waxaana la shegayaa in M/weyne Xassan Al-Bashir uu saxaafada u sheegay in Chad heshiis lala galo uusan wax weyn soo kordhinayn,isagoo soo qaatay heshiiskii hadda ka hor ay ku galeen Libiya iyo Qadar,kuwaasi o aysan waxba ka hagaagin. Kulanka Dakkar ayaa waxaa kale o lagaga wada hadli doonaa sidii Suurada islaamka loo hagaajin lahaa iyadoo arrintaasna guddi loo saari doono,kuwaasi oo daawo u raadin doona dhibka u dhexeeya Islaamka iyo reer galbeedka oo iyagu ka baqaya waxay ugu yeeraan Islam Phobia,ama cabsida islaamka laga qabo inuu yahay diin wax disha uun ee aysan lahayn wax faaiido ah. Somaliya,Darfor,Filastiin,Lubnan,Ciraaq iyo Afganistaan ayaa iyaguna ah goobaha sida aadka ah diirada loo saarayo in la daaweeyo mushkiladaha haysta,waxaana gaba gabada shirka ay madaxdu so saari doonaan Bayaan ay ku qeexayaan qodobada ay ku heshiiyiin oo dhan. M/weyne Cabdalla Wadou ayaa isagu wada qorshe kale oo uu ku doonayo in kulankan manta lagu sameeyo Santuukh dhaqale oo maal galintiisu gaarayso 10Milyan oo Doollar,kaasi wax lagaga qaban doono arrimaha Faqriga iyo Caafimaadka iyo dagaalada. Si kastaba ha ahaatee shirkaan ayaa waxaa kasoo qayb galay inta inta badan Madaxda dalalka Islaamka marka laga reebo ,Madaxda dalalka Pakistaan,Masar,Libya,Syria,Sacuudiga oo iyagu usoo diray wafdi hooseeya oo heer Wasiir iyo Manduub ah,taasi oo su’aalo badan galisay qaabka lagu hirgalin karayo qodobada la doonayo in ay kaso baxaan kulankan kol hadii dadkii go’aanka gaari karayey aysan soo xaadirin shirkan. Madaxda Carbeed ayaa iyaga waxaa caado u noqotay inaysan xaadirin shirarka aysan ka qayb galayn Maraykanka iyo Yurub,taasi oo inta badan dhalisa in shirarkaas aysan wax badani kasoo bixin,sababo maqnaanshaha iyo daacad la’aan la xiriirta qodobada dalalkoda khuseeya ama Mustaqbalka dalalkoodu uu ku xiranyahay. Axmed Xayrdaac Waayaha.net- -
Opposition desperation the case of Col Gabre
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Are the Ethiopians gonna save the secessionsists ? Todays question. -
Mogadishu: President Yusuf flies out to Senegal for 54 nation summit
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dakar: Madaxweynaha Dalka Senegal Abdoulaye Wade oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya. 13. marts 2008 Dakar (AllPuntland) - Madaxweynaha Dalka Senegal Abdoulaye Wade ayaa ka hadlay arrimaha soomaaliya, isagoo dhinacyada isku haya siyaasada soomaaliya ku baaqay in ay xal u helaan mushaakilaadka soomaaliya. Abdoulaye Wade ayaa sheegay in uu taageersan yahay Dowladda Soomaaliya, hase ahaatee waxa uu tibaaxay in arrimaha cakiran ee soomaaliya marka uu maqlo uu ka damqanayo. Waxa uu sheegay in Beesha Caalamka u muuqato mid ay indhaha ka laabatay dhibaatooyinka ka taagan soomaaliya, waxa uuna dhaliil u jeediyay aragtida beesha caalamka xilligan ka qabto Soomaaliya. Shirka Wadamada Islaamka ayuu sheegay inuu loogaga hadli doono waxyaabo badan oo ku saabsan wadamada muslimiinta ah ee xiisadaha ka taagan sida Soomaaliya oo kale. Mr Wade ayaa xusay in looga baahan yahay mucaaradka iyo Dowladda in ay muujiyaan is faham buuxa oo ay ka gaareen dhibaatooyinka sii daba dheeraanaya. Madaxda Dalalka Islaamka oo ku qul qulaya Dalka Senegal ayaa la filayaa in maanta shir ballaaran uu u furmo, waxaana Dalka soomaaliya kaga qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya c/laahi yuusuf axmed. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu qudbad dheer ka jeedinayo shir madaxeedka dalalka islaamka, kaasoo ugaga hadli doono arrimaha soomaaliya. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland -
^^^looool. Thus those who declared and attacked and lost are somehhow not to blame, but those who defended themselves are to blame? What nonsence. Cayrow and his goup were digging up graves and killing retired officers long before the TFG landed in Somalia. As for the western analysts, what happened to the Dr, who was declaring it was over for the TFG a few months ago. That fool on PINR? That many in hear kept quoting.... 27 December 2007 "Somalia's New Reality: A Strategic Overview" The good Dr has not written anything on Somalia since December 2007...........
-
^^^Adeer they are like the fellows on SOL, all talk and threats and no beef.
-
^^^Adeer dont listen to these cyber warriors of the west. Its like a computer game to them. But on the ground their so called clan leaders are hiding in Asamara making deep threats.
-
^^^lol. Comedy indeed, Somalias problems started in december 2006. What a comedy, but talk is cheap like the promieses of the clan clourts and their stooge Roobow.
-
^^^Just trying to educate the brother.
-
We should remind the good secessionist about Zam Aam Duale, a real case of a little girl that was raped by clan militia in Hargaysa. What was their reaction to that?
-
^^^Thus if one loses the war they declared they have a right to do anything? Thus what was the cause to dig up the graves of the Italians?
-
This is coming from a man who rejoiced at the sight of Somali children being blown by Xabashi in Xamer. lool. Adeer Che-the Boston warrior. I never rejoice in war, human life is precious, thats the Islamic principle. I support my government because its important for the Somali people to restore their nationhood. You justify and even support constant silly civil-war and corpse mutiliation and now beheadings.
-
as declared by some Ulamas, ie in Somalia) Who declared it??Not the fake Shiekhs, provide proof ya Abu something
-
^^^Even in war one has to hold the moral highground. Claiming to be religious and then commiting naked murder does not get you the moral highground you lose support.
-
Who butchers corpses, beheads priosners, executes injured priosnesrs, parades women and children with guns. Who makes threats against other nations and then run like chickens? Who but the clan courtsand their silly cheerleaders. Keep exposing yourselves lads.
-
Opposition desperation the case of Col Gabre
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^Indeed its the ladies flag. Red/Black, and remmeber those pics are from 8th March 2008, or world women day. That Pic of Yey is on the old Hawo Taako statue = who was a woman leader. -
Opposition desperation the case of Col Gabre
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The women groups of Mogadishu, nothing to woneder about adeer. -
Adeer Kashafa, you have lost, your fascist clan militias have lost. Killing a few Somali's will not change anything, it will just reveal what you are. What do Ahmed Diriye, Al-Shabaab, dayniile.com have in common, they are obssessed with clan and they are desperate and resorting to anything. Who butchers corpses, parades women and children, and beheads prisoners? Who else but the clowns who use our religion to advance their clan agenda. :eek: Its been over and this type of act is just for show.
-
^^^Your enemies? Dont be dramatic, my enemies were the clowns who wanted no government for the Somali people. Ethiopia, Uganda, Burundi are not my enemies. Stop with these lies. The world has moved on, Somalia should to.
-
This highlights two things, this gang is losing ground and hence have to make ever greater noise to keep themselves in the news. Its a shamefull desperate act and Somalia is not Iraq, and this governemnt is not going any where. The TFG calls for peace and talks and the clowns respond by beheading "supposed" police offcers, This is the difference between right and wrong and between justice and injustice.
-
Opposition desperation the case of Col Gabre
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Indeed old Fahiye. -
A good man. Allaha u naxariisto
-
8th March 2008: Mogadishu new PICS: Who is in control?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Its a few who delude themselves, with fake religious stance and even faker nationalisam. -
Mogadishu: President Yusuf flies out to Senegal for 54 nation summit
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Qualification's you say? You seem to have a problem with the English language itself.