General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Muqdisho: Diyaarad bagaash sidday, hilibna qaaday ayaa caga dhigatay kana duushay garoonka Muqdisho 22. september 2008 Muqdisho (AllPuntland)- Dayuurad kuwa xamuulka qaada ah oo u rarnayd ganacsato reer Muqdisho ayaa maanta si nabad ah uga dagtay ugana duushay garoonka Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho. Diyaaradu markii ay soo dagaysay waxaa la maqlay rasaasta ka dhacda qoryaha hoobiyaha, inkastoo mar damboo ay ka duushay garoonka aan la maqal hoobiyayaal lagu soo tuuro dayuurada iyo garoonkaba. Dad goobta jooga ayaa xaqiijiyay in hoobiyayaasha lagu soo riday garoonka markii diyaaradu soo dagaysay ay ku dhaceen meelo ka baxsan garoonka, ciidamada amaanka Dawlada Soomaaliya iyo kuwa caawiya ayaa goobihii hoobiyaha laga soo tuuray ku riday madaafiic natiijadoodii la rumaysan yahay inay noqotay in diyaaradu markii ay duulaysay aan la maqlin hoobiye soo dhaca. Sargaal ka tirsan dawlada Soomaaliya ayaa AllPuntland u xaqiijiyay inayan jirin wax khasaare ah oo dhinaca dawlada iyo ciidamada Afrika ka soo gaaray dagaal xalay lagu qaaday ciidanka Amisom iyo weerarkii garoonka maanta lagu qaaday, ma jirto cid ilaa hadda u hadashay kooxda weerarka soo qaaday. Weerarka garoonka lagu qaaday ayaa daba socda hanjabaad ka timid kooxda Al-shabaab oo sheegtay inay weerari doonta diyaaradaha ka daga garoonkaasi, dawlada Soomaaliya ayaa ku balan qaaday xaqiijinta amaanka garoonka, balanqaadkaas ayaa la rumaysan yahay inay diyaaradii maantu kusoo dagtay gagida Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho. AllPuntland, xarunta
  2. ^^^Adeer why bring my name into it. I aint no Gagaab fan, though would Che be any better, he is a business minded like Gagaab. Anyhow again, we need change and not just some new names. Remember a few years ago Cade Muse was a new name.
  3. Accountability, transparency and the removal of the old guard, we need an overhaul of the whole system and not pointing fingers at Mogadishu or Hargaysa. Self reflection lads. As for the candidates I don’t think changing the faces will do anything we need deep reforms.
  4. The people of Mogadishu were hostage’s through the 17 years. Aside from some minority individuals who we find in SOL, who once were appeasers of the warlords and who now make excuses for the crimes of the warlords replacements Al Shabaab. The majority of the people did not want to pillage rape or kill their fellow Somali’s nor even took part in such acts. They were victims, as they are today with the fake clan Jihadis sending mortars in their homes while making the same silly threats their warlord cousins did a decade ago.
  5. Dadka reer Muqdisho ayaa laga jaaseynayaa danbi ay horey uga galeen Soomalida kale kuwaa ay baneysteen dhiigooda iyo maalkooda utter rubish and clanist nonsence to hide the fact that the people are being used as human shileds. Mogadishu people did not do anything, IndaCade, Xasan Dahir & the likes of Musa Sudi did everything Al Shabaab send mortars to the airport from civilian areas and then complain when civilains die in the exchange. Why did Al Shabaab not take over the airport? Instead of sending silly mortars into it from civilain areas?
  6. Muqdisho oo caawa lagu afriyey madaafiic aan kala golayen(Dhimashda oo kor u dhafeysa 20qof) Muqdisho Dadka reer Muqdisho oo aduunka korkiisa lagu dhan dhansiiyey cadaabkii ilaahay kadib markii 18sano wax aan dhamaan ilaahay qoorta u galiyey iyadoona taa ugu wacantahay iyagoo aan helen madax naxariisbadan marka laga reebo kuwa uun dagaal ku hogaamiyo Shacabka Masaakiinta ee la tacalayo noloshooda ayaa hadana waxaa ugu darsamay colaad iyo xarig jiid aan laheyn dhamaad . Madaafiicdii bilaabatay 4 galabnimo ayaa xiligaan ku socota ay Muqdisho tahay shantii galabnimo oo Rubac dhiman,waxaa xaafadaha Hodan ,Howlwadaagl,Gubta iyo Wradhiigley madaafiic iyadoona meydadka ay isasaaran ee ku habsadeen madaafiicda aan laheyn naxariista iyadoona dhimashada kaliyaha ay cagacageyneysa 20 qof halka dhaawac uu ka badanyahay 100 laal Dadkaan oo sooman ayaan wax naxariis ah ka helen xoogaga ku hertamayo siyaasada Soomaliya iyadoo xataa la xurmeyn waayey bisha barakeysan ee Rabadaan taana waxay keentay maanta in meydadka dadka Soman lakala qaadi layahay . Madaafiicda lagu garaacayo xaafada Muqdisho ayaa waxaa soo ridayo DFKMG iyadoona jaawab ay u tahay kuwa ay xoogaga Alshabaab ku garacayaan eraboorka caalamiga . Dadka reer Muqdisho ayaa laga jaaseynayaa danbi ay horey uga galeen Soomalida kale kuwaa ay baneysteen dhiigooda iyo maalkooda utter rubish and clanist nonsence to hide the fact that the people are being Xafiiska war qabadka Dayniile Muqdisho Somalia dayniilecom@hotmail.com deyniilenews@yahoo.com
  7. Indeed its not a great idea. Puntland is part of Somalia. All these issues are in this time and will be overcome. Again its not a new idea and one does not need to take it seriously.
  8. ^^^You can help by spreading the ideas and manifesto of the individual you belive to be most suited for the leadership of Puntland. Anyhow I know you will do your part, cause you care.
  9. The revolution will not be televised. The project is a takeover, incremental steps. Now we hope for a top down change, for example Gen IlkaJiir or Farjac or anyone else winning the election. However is that enough? We need to implement a project to take over the districts, the cities the towns and then change the way business is done. Thus the reveloition will not be bloody for our blood is sacred. It will not be quick and fickle, but a ground up approach, starting with saying “ENOUGH” with the old guard. We need to defend our territories, our people and our dignity and the Gagaabs and Cade’s and others have not achieved anything thus far.
  10. ^^^I think his view is good. From Villa Somalia you can see Kismayu's beaches.
  11. ^^^Indeed lool. Unkown adeer the Kismayu admin is a good thing. Kismayu will be no more or less than Galkacyu or Bossaso = run by its locals. Two Horns, I do know old Cade might be getting nervous, way too many tough questions at this time.
  12. ^^^lool. Adeer thats were you and your leaders are threatening the airport of Mogadishu.. Clowns prepared are no better than other clowns.
  13. ^^^I don’t think we need to wait on any segment for our collective interest. We specially in the North East need to rethink how politics is done and get rid of the old guard. Duke's Young Turk revolution is coming and I want Mr Two Horns to help out.
  14. Indeed, bussy day adeer, work is tough, thus I dont have any time to dwell on it. If you can expand on these points.
  15. Gediid adeer you dont know who they are a jelous secessionists. Anyhow Puntland needs to develop its business sectors.
  16. Adeer you dont know what you are talking about. This is a good thing the TFG wanted to close most of the clan airlines that support this group. Anyhow be prepared to give more money to Bossaso, Berbera, Eyel, Garacad and other ports. Do you see the idiotic reasoning behind this whole thing?
  17. Somalia’s priorities To secure the nation by any means , through talks as well as through force. Recruiting, training and equipping a whole new generation of Somali security forces, from NSS, Police Army as well as Navy. Economic development: Develop the oil and gas industries, the fisheries and create an environment conducive for the talent of the Diaspora to return home in order use their talent to better their personal prospects as well as the nations. Small scale factories across the country. The use of our ports sea and air to feed our neighbors huge economic needs. We are a nation not in need of land, but much like Russia we have too much land for our population and thus of we do not create the national institutions we might lose much of it to humans as well as to the environmental changes effecting the world. We must wok to develop the individual competence of the citizen, with Education and job creation as well as other business opportunities . Somaliweyn should not just mean land but the individual.
  18. ^^^Adeer just because you have no news from Asmara hotels its not my fault.
  19. source Mogadishu airport was never open because of them, and they sent mortars into it. Again hot air from the clowns. And clan threats. Now consider, if they close this airport, will they not just be giving more business to Bossaso? The clan clowns seem to lose opportunity for those they are killing to defend.
  20. Ministers of Kenya greeting Awaare US Ambassador to Kenya greets Awaare
  21. Puntland Minister & Kenyan Minister Yusuf Haji Yusuf Haji, greeting Awaare
  22. U Qaybsanaha amuuraha Soomaaliya ee Mareykanka John Yates Wasiirka Xiriirka Dibada ee Puntland & Safiirka Soomaaliya ee Kenya John Yates & Abdi Awaare