General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Adeer you seem to go round in circles, those you support started the battles in Mogadishu and thus go ask them why they need to hide behind civilians? Why do they use childrens schools and markets as launching pads for their mortars. Saxib you can not hold us hostage by using the civilains. Either deal with the issue and marganalise these ****** or just admit the people suffering is a tool for you and your kind.
  2. ^^lool, adeer if only you knew what you talk about, your ill informed lad. The Al Shabaab attacks of late have strengthened the hawks, the realists and have shamed the appeasers. Even now with the airport farce, people remmeber how when Mr Dheere was mayor this never took place. How when the TFG was on the offensive against the clowns this never took place. Whats the result? true peace requires a real partner. Sharif's and Nur Cade are failing and thus the real truth will be to take these clowns out with guns. Nothing else adeer.
  3. Somali college volunteer shot to death in Minneapolis The 20-year-old man was shot on his way home from the Coyle Community Center in the Cedar-Riverside neighborhood. By PATRICE RELERFORD, Star Tribune A young man shot and killed Monday on the street in front of a community center in Minneapolis' Cedar-Riverside neighborhood was a college student who volunteered at the center, according to people at the scene. Minneapolis police spokesman Sgt. Jesse Garcia said the man, whom police did not identify, was shot shortly after 5 p.m. and died at the scene. No arrests had been made as of Monday evening. Omar Jamal, executive director of the Somali Justice Advocacy Center, identified the victim as 20-year-old Ahmed Nur Ali, a freshman at nearby Augsburg College in Minneapolis. "He was going home" from his volunteer gig at the Brian Coyle Community Center when he was shot, said Mustafa Jumale, 20, a friend of the victim. The neighborhood is home to many Somali immigrants, and the center and nearby Currie Park are popular gathering places for many community residents. Garcia said that detectives did not know what led to the shooting and that it was "too early" to determine whether it might be related to previous shootings linked to gang rivalries. Family members who gathered at the site were upset that the victim's body remained outside the center for hours after the shooting as police conducted their investigation. Somali cultural and religious customs call for a quick burial when possible. Two women who identified themselves as Ali's sisters wept and embraced as they stood near the yellow tape police used to secure the area. They would not talk to reporters. Other relatives also declined to be interviewed and asked reporters to respect their privacy. "This is a sad moment for the community," Jamal said. Police interviewed witnesses after the shooting and said they would look at tapes from security cameras in the area. "Somebody knows what happened," said Inspector Janee Harteu, commander of the city's First Precinct. "We need them to come forward."
  4. 1. The Clan Courts have been proven to be nothing more than paper tigers. Sharif Ahmed has no power, no base and can neither stop nor start war. 2. Nur Cade and the "peace" day dream of Djibouti have no leg to stand on. They have prevented the armed forces from taking the war to this group. They have signed many agreements which have only tied the hands of the govenemnt. 3. The Al Shabaab or Indacade militias in lower shabbele and hiding in the refugee camps are attacking not only the TFG but Amisom, and the Uganda have been sucked into this fight, which they have so far defended themselves well. Thus its no longer the "Ethiopians" but anyone who wants to help is a target of the mindless morons. 4. The population have coem against their nonsence agression. The longer they continue the more the hawks will get the support for a major offensive against their persons and all financial interests starting with the Bakara Market. Thus continue Al Kebaab, you will lsoe as you always do.
  5. Kooxda al-Shabaab oo ka hadashay dagaaladii ka dhacay Muqdisho Iyadoo maanta ay ka dhaceen Magaalad Muqdisho Dagaalo Culus Oo Qaybtood la’isu adeegsanayo Madaafiic ayaa Galabta waxaa Dagaaladii Muqdisho ka dhacay ka hadlay Ururka ka Dagaalama Gudaha dalka ee AL-shabaab. Afhayeenka ururka al-shabaab sh Mukhtaar Roobow abuu mansuur oo warsaxaafadeed hawada ku Qabtay ayaa sheegay in Weeraro culus ay u geysteen Xarumaha Ciidamada Midowga Africa ee Amisom Sh. Mukhtaar Roobow abuumansuur waxaa uu sheegay in Dagaaladii ugu danbeeyey ay ku laayeen ciidamo farabadan Oo Ugaandiis ah isla markaana ay ku Qabsadeen Goobo ay ku sugnaayeen awal ciidamada Uganda , Dhinacooda waxaa uu sheegay afhayeenkaasi u hadlay Al-shabaab in uu dagaalka iyaga uga geeriyooday hal wiil isagoo intaasi ku daray in Duqeyntii ciidamada Uganda geysteena ay ku shahiideen shacab badan oo Somali ah Sh. Mukhtaar Roobow abuu Mansuur waxaa la weydiiyey sababta ay u xireen garoonkii diyaaradaha ee Muqdisho Aadan Cadde , waxaana uu ku jaawabay in garoonku uu ahaa kan laga soo Dejin jiray Madaafiicda lagu Qaraacayo shacabka Somalia , Laakiin mar shiikha laweydiiyey waxa u danbeyn doona Dadkii isticmaali jiray garoonkaasi ayuu ku jawaabay in uu soo dhowyahay wakhtigii uu bixi lahaa cadowga Somalia . Afhayeenka Ururka AL-shabaab intii uu wariyayaasha kula hadlay warsaxaafadeedka uu hawada ku Qabtay Galabta waxaa Qaadacay heshiiskii Jabouti ee lagu kala kacay isagoo sheegay in dadka halkaasi isagu tagay aysan iyaga Metelin isagoo sheegay in aysan Dadkaasi iyagu xabada dalka keenin
  6. It seems some people are upset at any good news coming from Puntland
  7. Puntland at its best: When the elders and the admin cooperate. The police are comended for the raid and the arests made and the couple are safe and back with their lives.
  8. Lamaane la afduubtay oo ey boliska Puntland xoog kusoo furteen Bosaso, Somaliya (Calanka.com) 23-September-08 Abuubakar Binu Cabaas oo Jarmal Ah iyo xaaskiisa Aamina Du'aale Farax oo Somaliyad ah ayaa waxaa soodeynta ka qayb qaatay ciidamada booliska oo kooxaha afduubka geystay ku hareereeyay buurihii ay la galeen. Waaxaa markii lasoo badbaadiyay dadkani la keenay xarunta madaxtooyada Bossaso, halkaasi oo ay ku diyaar ahaayeen dhamaan qaybihii kala duwanaa ee ka shaqeeyay sii deyntooda isagoo uu sharaxaad ka bixiyay sidii loo soo badbaadiyay lamaanaha duqa deg Bossaso C/risaaq Xareed. Gudoomiyaha Gobolka Bari Musse Geele Yuusuf Faroole ayaa isna sheegay in habka dadkani lagu furtay ay ahayd xayiraad dhinaca cuntada ah oo la saaray kooxihii afduubka geystay kuwaasi oo ku sii jiri kari waayay buurihii ay ku hayeen lamaanahani waxaana uu gudoomiyuhu sidoo kale sheegay in ay jirto hal ruux oo ka mid ahaa kooxihii afduubka geystay oo la dhaawacmay intii kalena ey iminka xabsiga ku hayaan. Ugaas Yaasiin Ugaas Xasan oo horkacayay Isimadii ka qayb qaadatay furdaaminta arintani ayaa dhaleeceeyay falalka afduubka ah ee sii kordhaya, wuxuuna ugaasku sidoo kale tibaaxay in siideynta dadkani ay ka qayb qaateen beeshii ay ka dhasheen kooxihii afduubka geytsatay. Abuubakar Binu Cabaas oo ah ninka afduubka lagula kacay islamarkaana cadaanka ah ayaa aad ugu mahad celiyay dhamaan dadkii ka qayb qaatay sii deyntiisa, waxaana uu sheegay in uu Bossaso u yimid u gar-gaarida dadka tabaalaysan uuna isagu yahay nin haysta diinta Islaamaka isla markaasana xaaska uu qabo ay tahay somaliyad. Ninkan afduubka loo geystay ayaa waxaa lasoo xiriiray madaxweynaha Puntland Gen. Cadde Musse oo u sheegay in uu aad uga xun yahay falaka afduubka ah ee lagula kacay. Madaxweyne xigeenka Puntland ahna ku simaha ayaa kooxaha burcadda ku tilmaamay aafo deegaanada haatan faro-baas ku haya, balse waxa uu sheegay in maamulkiisu uu wado qorshayaal lagula dirirayo ragaasi. Abuubakar iyo xaaskiisa Aamina ayaa Bossaso u yimid arimo la xiriira quudinta dadka masaakiinta ah ee ku dhaqan xeryaha qoxootiga, iyaga oo taasi uga faa'ideysanaya fadliga bisha barakaysan ee Ramadaan, waxaana ay isla maanta ay ka dhoofeen garoonka diyaaradaha Bossaso iyaga oo ku sii jeeday dalka Germany oo ninka kasoo jeedo. Calanka.com:- Isha wararka xaqiiqda.
  9. Warshadda Kalluunka ee Laas-qorey oo dib loo furay Marti sharaftii ka soo qeybgashay mid kastaa wuxuu goobta xafladda ku cunay qasac kalluun ah oo ay warshaddu sameysay Waxaa dib loo furay Warshadda Kalluunka ee degmada Laas Qorey 2008-2009, Xaflad lagu qabtay Hotel Panorama ee magaaladan Boosaaso. Xafladda oo ahayd mid aad u ballaaran ayaa waxaa ka soo qeybgalay marti sharaf badan oo isugu jirta maamulka warshadda, aqoonyahanno, ganacsato, odayaal iyo dadkale oo aad u farabadan. Waxaa xafladda ugu horeyn ka hadlay Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo lagu soo dhoweeyay wuxuuna halkaasi ka jeediyay khudbad ku aadaneyd bisha Ramadaan iyo 10ka dambe sida loogu baahan yahay in laga faa’iideysto. Waxaa uu hambalyo iyo bogaadin u jeediyay mas’uuliyiinta Warshadda Laasqorey sida ay u horumariyeen warshadda Kalluunka ee Laasqorey. Waxa uu ugu baaqay inay halkaasi ka sii wadaan in warshaddu ay noqoto mid horumarkeeda halkaasi ka sii wada oo aanay noqon mid dib u dhacda. Sheekh Fu’aad wuxuu ku ammaanay shaqo abuurista ay warshaddu sameysay oo uu sheegay in boqolaalka ka hawgala warshadd ay ku tiirsan yihiin boqolaal kale. Khudbadda uu halkaasi ka jeediyay Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ka mid ah culimaa’udiinka m magaalada Boosaaso waxay ahayd mid aad loogu bogay oo ay dadku si weyn u dhegeysanayeen. Wuxuuna had iyo jeer dadka ugu celceliyay inaysan ku mashquulin adduunyada oo keliya, balse sidoo kale ay waqti siiyaan cibaadada iyo Alle ka cabsiga. Waxaa kaloo isagana lagu soo dhoweeyay inuu hadal ka jeediyo Xafladda Cali Jaamac Faarax (Cali Faradheere) oo ka hadlay aasaaska Warshadda Laas Qorey iyo Marxaladaha ay soo martay. Waxa uuna ka sheekeeyay heerka wax soo saarka ah ee ay hadda gaarsiisan tahay, isagoona ku sheegay in 40,000 oo qasacadood ay maalin walba awood u leedahay warshaddu inay soo saarto. Waxa kale oo uu sheegay warshadda Laas Qorey inay tahay warshadda ugu weyn ee kalluun soo saarta ee Geeska Afrika. CAli Faradheere ayaa sheegay in warshaddu ay sii wadi doonto inay kordhiso qalabkeeda si ay uga sii ballaarato waxsoosaarkeeda hadda. Maareeyaha Warshadda Laas Qorey C/raxmaan Maxamed C/laahi oo isagana hadal jeediyay ayaa sheegay warshaddu inay u baahan tahay inay gacan siiyaan oo ay taageeraan bulshada qeybeheeda kala duwan. Waxaan dooneynaa ayuu yiri dowladda, aqoonyahanka iyo hay’adaha inay door ku yeeshaan taageerida warshadda. Dhinaca Aqoonyahanka waxaan ka dooneynaa ayuu yiri inay bixiyaan oo qaban qaabiyaan tababaro ku saabsan ka faa’iideysiga Kheyraadka badda, iyo sida loo kalluumeysto. Maareeyaha warshadda Laas Qorey wuxuu sheegay inay jiraan kalluumeysato badan oo tahriib gashay ka dib markii ay waayeen qalabka lagu kalluumeysto, sidaasi darteed ayaanu ka dooneynaa ayuu yiri hay’adaha samafalka inay caawiyaan kalluumeysatadaasi ayna u raadiyaan qalab ay ku kalluumeystaan si ay uga kaaftoomaan ayuu yiri tahriibka ay gelayaan. Dhinaca dowladda waxa uu ka codsaday inay kaalin ku yeeshaan sidii kalluunka uu u noqon lahaa mid si weyn looga iibsado dalka ayna canshuur dhaaf u sameyso qalabka warshadda ee dibadda uga imanaya. C/raxmaan Maxamed C/laahi maareeyaha warshadda kalluunka ee Laas Qorey wuxuu ka codsaday ganacsatada inay iyaguna ka iibsadaan warshadda kalluunka ay soo saarto. Wasiir ku xigeenka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda ee Puntland C/weli C/raxmaan Geyre oo isagana hadal ka jeediyay munaasabadii dib loogu furay warshadda Kalluunka ee Laas Qorey ayuu wuxuu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay heerka ay gaartay warshadda. Ganacsatada ayuuna u soo jeediyay inay sameeyaan ku dayasho isla markaana ay wax isku darsadaan, si ay u hirgeliyaan warshado badan oo wax soo saar leh. Wasiir ku xigeenku wuxuu sheegay dhinaca dowladda inay diyaar u tahay inay gacansiiso ganacsada wax ku soo kordhineysa dalka. Isku soo wada duuboo xafladaasi ayaa ahayd mid aad u ballaaran oo khudbado badan laga soo jeediyay, iyadoo aqoon yahankii iyo waxgaradkii ka hadlay halkaasi ay k amid ahaayeen Maxamed C/laahi, Jeneraal Cali Ismaaciil, Xasan Badeed oo ka tirsan Horn Relief, Suldaan Siciid Irbad, Xildibaan ka tirsan dowladda federaalka Siciid Xasan Shire iyo Dr. Cali Cabulaahi Warsame oo dhaqaale yahan ah. Dhammaantood waxay u riyaaqeen warshadda Laas Qorey Tuna fish, iyadoo xafladuna ay ku soo dhammaatay Jawi xiiso leh.
  10. ^^^No contradiction adeer The man and his wife were released by the locals. The Carmooyin story was breaking news the later were updates.
  11. Augsburg student gunned down in Minneapolis Updated: 49 mins ago Read Comments Comments(14)Recommend (7)Print Article Email Article Larger Text Smaller Text MINNEAPOLIS -- A shooting in Minneapolis has claimed the life of an Augsburg College student. The shooting happened outside the Coyle Community Center in Currie Park just after 5 p.m. Monday night. Currie Park is in the 400 block of 15th Avenue South in the Cedar/Riverside area of Minneapolis. Somali Justice Advocacy Center spokesperson Omar Jamal told KARE 11 the victim was 20-year-old Ahmed Ali, a student at Augsburg College. Jamal says Ali was leaving after his shift when he was gunned down. Ali tutored Somali children at the community center. Jamal also says Ali grew up in Columbia Heights Minneapolis Police are asking anyone with information about the incident to call the Minneapolis Police Department tip line at 612-692-tips (8477). Police have not made any arrests. (Copyright 2008 by KARE. All Rights Reserved.)
  12. Waxgarad ku guuleystay in la sii daayo muwaadin Jarmal ah oo lagu afduubtay Boosaaso Waxgarad ka tirsan Puntland ayaa caawa ku guuleystay in xorriyadiisa ay dib ugu soo celiyaan Muwaadin u dhashay dalka Jarmalka iyo Xaaskiisa oo lagu afduubtay xalay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Waxarad uu ka mid yahay Gen. Cali Ismaaciil ayaa ku guuleystay in si shuruud la'aan ah loo sii daayo ninkaasi iyo haweeneydii uu qabay oo ah Soomaali, kuwaasi oo goor dhow la keenay magaalada Boosaaso. Sida ay xaqiijiyeen dad isha ku hayey arrimaha ninkaasi iyo burcaddii geysatay falkaasi ayaa sheegayaan in aan la bixin wax qarash ah oo madax furasho ahaan loo siiyay dadkaasi, iyadoo wada xaajood iyo dadaal ay sameeyeen waxgaradkaasi lagu guuleystay in la soo daayo ninkaasi oo ahaa Muslim iyo Xaaskiisa oo ka soo jeeda Puntland. Kooxaha afduubka geystay ayaa waxay ula dhaqaaqeen dhinaca buuraleyda Bari, waxaana ujeedada ay u afduubteen lagu sheegay iney madax furasho ka qaataan qoyska ninkani oo degan dalka Jarmalka, balse lagu guul dareystay. Ninkani ayaa magaalada Boosaaso u yimid sida la sheegay arrimo qaraabo Salaan, waxaana uu qabaa haweeney Soomaaliyeed. Waxaa mudooyinkii u danbeeyay deegaanada Puntland ka dhacayey falalka lidka ku ah amaanka dadka ajaaniibta ah, dhawaan magaalada Garoowe oo ah xarunta caasimada Puntland lagu dhaawacay nin u dhashay Kuuriyada Koonfureed, sidoo kale magaalada Boosaaso ay horay waxaa uga dhacay falal lagu weeraray Wariyeyaal Ajnabi ah.
  13. Doorka Ganacsatada Maareeyaha ayaa ugu baaqay Ganacsada reer Puntland inay la shaqeeyaan oo ay kala shaqeeyaan sidii dalka looga dhigi lahaa mid lagu Abuuro Mashaariic u badan warshado si looga badbaado shaqo La"aanta baahsan ee baalka saaray Shacabka Somaliya. Kaalinta Dawlada Puntland Docda kalena C/raxmaan ayaa Dawlada Puntland ka codsday inay u sameeyaan Cashuur dhaaf xiliga Qalabka warshadu ka degayo Dekeda Magaalada Bosaaso, taasi oo uu sabab uga dhigay Wax soosaarka ay warshadu ku leedahay Xukuumada Puntland. Sababaha loo dhisay Warshada Sheekh C/raxaan Maareeyaha warshada ayaa ku nuux-nuuxsaday inay ugu horayn Hadafka loo dhisay warshada Laasqoray uu yahay si Dhalinta ku Hoobanaysa Xeebaha ee Tahriibta u hanqal taagaya ay dalka uga heli lahaayeen Shaqo ku filan ayuu yiri. Dhanka Hay"addaha Maareeyaha ayaa sidoo kale ka dalbaday Hay"addaha inay siiyaan Tababaro ku saabsan Ka Faa iidaysiga Kaluunka isaga oo aad Madaxa uga ruxay dhibaatada ka Haysa soo saarka Kaluunka oo aanay jirin cid Takhasus gaar ah u leh soo Jilaabka Kaluunka.
  14. XAFLAD BALAADHAN OO DAAHA LOOGA QAADAYAY FURITAANKA WARASHADII KALUUNKA EE LAASQORAY AYAA CAAWA KA DHACDAY MAGAALADA BOSAASO[DAAWO SAWIRO] Bosaaso:- Munaasibad Balaadhan oo ooda looga qaadayay Furitaanka Warshada Kaluunka ee Laasqoray ayaa Caawa fiidkii waxay ka dhacaday Hotelka Caalamiga ah ee Pana-Rooma ee ku yaala duleedka Magaalada Bsoaaso, Xafladaasi ayaa waxa lagu Casumay masuuliyiin ka tirsan Dawlada Federaalka Somaliya, iyo ka socda Xukuumada PL, Ganacsato Isimo, Aqoonyahano. Ugu horayn waxa Munaasibadaasi furay Sheekh Fu"aad oo ka mid ah Culamada Magaalada Bosaaso isaga oo dar daaran diini ah halkaasi ka soo jeediyay Sheekha ayaa sheegay inuu aad ugu habalyaynayo Maamulka Tona Fisha.
  15. Warshad kaluunka qasacadeysa oo laga furay Laasqoray Bosaso, Somaliya (Calanka.com) 22-September-08 Xafladan lagu furayay Warshada Kaluunka Ee Laasqoray Tuna Fish ayaa ahayd mid si weyn loo agaasimay Waxaana ka soo qayb galay Masuuliyiin ka socota Maamulka Puntland Xildhibaano ka tirsan DKMG Isimo Waxagarad Aqoonyahano Iyo Ganacsato Lagu Casumay Furitaanka warashada Kaluunka Laasqoray. Madaxa Wax Soo Saarka ee Shirkada Kaluunka Laasqoray Cali Faradheere ayaa u sheegay ka soo qayb galayaashii in ay shirkadu haqab tirayso Baahiyaha Kaluun ee Guud ahaan Dalka Iyo Qaybo ka mid ah Dalalka Bariga Afrika oo loo iibgeyn kaluunka Warshada Qasacadayn jirtay Xiliyadii hore ee ay furnayd. Maareeyaha Warashada Kaluunka Ee Laasqoray C.raxmaan Mahamed C.lahi ayaa ka codsi u jeediyay Dowlada Cuqaasha Ganacsatada Iyo Ha'ayadaba. Xildhibaan Saciid Xasan Shire oo ka mid ah Xildhibaanada DKMG ee Somalia ayaa sheegay In Kaluunka warshadani ay soo saari jirtay uu ahaa mid si fiican qiimaha ay u yaqaanaan dadka somalida Iyo Dalalka Somalia la dariska oo loo iib geyn jiray. Wasiir ku Xigeenka Khayraadka Badda Puntland Prof C.wali Geyre ayaa ku tilmaamay warshada laaqoray ee kaluunka lagu qasacadeeyo mid ay leeyihiin somali oo idil hiilkeeda looga baahan yahay somali oo isku duuban. Furitaanka warshada Kaluunka Laaqoray ayaa ku soo beegmaya xili badda somalia oo idil uu ka jiro Xaaluf Iyo Jilabsho aan sharci ahayn oo ay ku hayaan marakiib shisheeye Iyo Dalal ajnabi ah Oo kaluumaysatada somalidu ay cabasho Iyo Qayla dhaan ka diray muddo soo laa laabatay iyada oo DKMG Iyo Maamulka Puntland oo xeebihiisa la sheego in ay yihiin ku ugu badan ee ay ka dhacaan arimahaasi ay ku fashilmeen wax ka qabadka arintaasi. Calanka.com:- Isha wararka xaqiiqda. La Xiriir Xafiiska Calanka.com Ee Magaalada Muqdisho Xafiiska Calanka.com Ee Dibadda (Scandinavia)
  16. ^^^What you think of what I care is beside the point. These clowns who happen to be nothing new the Mogadishu airport and port were closed for decade or so because of such actions. Those days they had different names. But the TFG needs to stand its ground and if attacked defend itself. Now the media clan wailers are saying TFG kills the people, Ethiopia killsa the people, but Al Shabaab actions are what? Nothing political or in any way will advance the agenda of the people of Mogadishu. They will achieve what their predicessors did, nothing but nore deaths.
  17. Galad has paid a fine and are now working. Thus a chance is given to anyone who repents. Anyhow the Clan militia have failed to have the airport shutt. They cause more pain and suffering for the "people they are liberating" nothing else.
  18. German man, Somalia wife freed in Puntland 22 Sep 22, 2008 - 10:20:26 AM BOSSASO, Somalia Sep 22 (Garowe Online) - An unidentified German male and his local wife were released early Monday morning in northern Somalia's Puntland region, Radio Garowe can confirm. The couple were kidnapped Saturday in the port city of Bossaso by a gang, who soon took them to the outskirts of the town. [ Full story] But traditional elders and the Somali wife's family took part in direct negotiations with the kidnappers, informed sources said. Puntland police tightened security in and around town last night, as efforts intensified to free the hostages. Several of the kidnappers are now in police custody. The couple is reported to be safe and will soon hold a press conference in Bossaso. In recent months, foreigners have been kidnapped for ransom in Somalia by local gangs but this is the first time a foreigner with local family ties has been abducted. Source: Garowe Online
  19. Ninkii Jarmalka & Xaskiisa oo dib u heley xoriyadooda 22 Sep 22, 2008 - 1:43:49 AM Ninka Jarmalka iyo Xaaskiisa Waxaa dib u xorayadoodii u heley Nin Jarmal ah iyo xaaskiisa kuwaasoo 21 Sept 2008 koox dabley ah afduub ugu gaysatey magaalada Bosaso. Sii deynta Lamaanahaan ayaa waxa gacan weyn oo lixaad leh ka gaystey odey dhaqamedyada iyo waxgaradka kooxaha dableyda ah ay ka soo jeedeen iyada oo sidoo kale door wayn ka qaateen Booliska gobolka Barri. Muse Gele Yusuf oo ah Gudomiyaha gobolka Bari ayaa waxa isagana dhinaciisa sheegey xili uu Radio Garowe siinayey wareysi ku aadan qaabka loo soo furtey labadan qof ee afduubka loo haystay ay ahayd dadaal dheer oo ay sameyeen maamul Gobolka iyo ciidamada amaanka. Odayaashii ka qayb qaatey ssii deynta ninka Jarmalka ah Gudoomiyaha gobolka Barri ayaa sheegay in ay ku jiraan qorshe ah sidii sharciga loo horkeeni lahaa kooxaha caadaystay falal afduubka. Wararka Hoose oo Garowe Online soo gaaraya ayaa sheegaya in kooxaha dableyda ah ku adkaatey in ay haystaan lamanahaan kadib markii Xaaska ninka Jarmalka ah noqotey mid ka soo jeeda beelaha daga maamul goboledka Puntland. Radio Garowe,Garowe
  20. LOOL They wanted the pics... The man is a German National who reverted to islam and is Married to a Somali woman in Bossaso
  21. Ciidamada Puntland oo xoog ku soo furtay nin Jarmal ah oo afduub loo haystay Waxaa la soo daayay nin u dhashay dalka Jarmalka oo habeenkii sabtida ahayd lagu afduubtay magaalada Boosaaso. guddoomiyaha gobolka Bari Muuse Geelle Yuusuf ayaa sheegay in ugu yaraan hal qof oo ka tirsan afduubayasha uu ku dhaawacmay hawlgalkaasi ay sameeyeen ciidamada ammaanka. Wuxuu sheegay in dhammaan afduubayaasha oo gaaraya lix gacanta lagu soo dhigay isla markaana loo taxaabay xabsiga. Ninkan Jarmalka waxaa lala afduubtay xaaskiisa oo Soomaali ah. Xaaladiisa caafimaad waxaa la sheegay in ay hagaagsan tahay.
  22. Faahfaahin hawlgalkii Booliiska Puntland ku furtey ninkii Jarmalka (Warbixin) Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qaabka iyo hawlgalkii lagu soo furtey laba qof oo mid Jarmal yahay midna Soomaali tahay oo ay afduub u geysteen kooxo qafaalato ah oo habeen hore labadaasi qof ka qafaashey gudaha magaalada Boosaaso. Kusimaha Taliyaha ciidamada Booliiska Puntland ahna Taliye kuxigeenka G/lle Sare Maxamed Siciid Jaqanaf oo saaka waaberigii u waramayey Warbaahinta caalamiga ah ee SBCInternational- ayaa wuxuu xaqiijiyey in ciidamada Booliiska ay ku guuleysteen hawlgal balaaran oo ay wadeen saacadihii la soo dhaafay kaasi oo ka dhan ahaa kooxaha afduubayaasha, kuwaasi dadka ay qafaasheen u kaxaystey buuraha xeebta Mareero ee dhanka Bari ee magaalada Boosaaso. Abu-Bakar oo la telefoon kula hadlaya Madaxweynaha Puntland Taliyaha ayaa wuxuu sheegay in hawlgalkaasi oo dhacay saaka hiirtii waaberi ay ciidamadu ku dhaawacmeen mid ka mid ah kooxihii hubaysnaa ee dadka afduubka u haystey, ka dib markii ay tacshiiad dhexmartey ciidamada iyo kooxahaasi, waxaana uu sheegay in lagu guuleystey in la soo qabtey ninkii Jarmalka ahaa iyo gabadhii Soomaalida aheyd ee uu qabay eel ala qafaashey. Sidoo kale arintaasi waxaa sidaasi si la mid ah ugu xaqiijiyey Gudoomiyaha Gobolak Bari Muuse Geelle Yuusuf oo sheegay in ninka dhaawaca ah ee afduubayaasha ka midka ahaa isagoo dhaawac ah la daaweynayo, ciidamada Booliiskuna ay gacanka ku hayaan. Abu Bakar & Xaaskiisa oo la keenay xarunta madaxtooyada Abaaraha 9-kii subaxnimo ayaa waxaa la keenay labadasi qof ee la soo badbaadeyey gudaha magaalada Boosaaso gaar ahaan xarunta ciidmada PIS-ta, halkasi oo ay ku sugnaayeen in mudo ah, waxaana ka dib la keenay xarunta madaxtooyada halkaasi oo ay ku sugnaayeen masuuliyiin, culima’udiin, waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada dad ka socdey oo halkaasi doonayey inay ku soo dhaweeyeen ninkan Jarmalka ah ee Muslimka ah ee ay qafaasheen kooxaha hubaysan isaga iyo xaaskiisa. Abu Bakar Ibnu Cabaas & Madaxweyne kuxigeenka Puntland 10:30-kii subaxnimo ayaa waxaa xarunta Madaxtooyada la keeay Abu-Bakar Ibnu Cabaas oo ah ninka Jarmalka ah iyo Aamina Ducaale Faarax oo aheyd marwada Soomaalida ah ee uu qabo ninkaasi, waxaana halkaasi si weyn ugu soo dhaweeyey Madaxweyne kuxigeenka Puntland Xasan Daahir Maxamuud iyo xubno fara badan po ka mid ah golaha wasiirada, iyadoo la qabtey shir saxaafadeed ay hadalo ka jeediyeen madaxda Puntland, dadkii la haystey, maamulka gobolka Bari, maamulka degmada Boosaso iyo qaar ka mid ah waxgaradka deegaanka. Kusimaha Madaxweynaha Puntland ahna madaxweyne kuxigeenka Xasan Daahir Maxamuud oo ka hadley shirkaasi jaraa’id ayaa wuxuu sheegay in ay ciidamada Booliiska ku guuleysteen halwgal ay ku doonayeen inay ku soo furtaan dadkan, waxaana uu sheegay in ay haboon tahay in lala dagaalamo kooxahaasi oo uu sheegay inaanay cafineyn cid kasta maadaama ninkan uu ahaa nin Muslim ah oo ku sugnaa magaalada Boosaaso, isla markaana qaba gabar Soomaaliyeed, wuxuuna tusaale ka dhigey in taasi ay muujinayso in kooxaha hubaysan ee burcad badeeda aanay qofka cafineyn isagoo dadka ugu baaqay in laga hortago kooxahaasi oo dagaal lagu qaado. Xasan Daahir wuxuu xusey in uu amaanayo ciidamadii hawlgalkan geystey ee soo badbaadiyey dadkan wuxuuna uga tacsiyeey la haystayaasha falkaasi lagu sameeyey. Ugaas Xasan Ugaas Yaasin oo ka mid ah Issimada deegaanada Puntland oo ka hadley goobtaasi ayaa wuxuu sheegay inay aad uga xumaayeen falkan lagu qafaashey ninkan muslimka ah hadana qaba gabadha Soomaaliyeed, isagoo tilmaamay in ay aheyd arin fool xun, ayna ku faraxsan yihiin in la soo daayo dadkaasi iyagoo bada qaba.. Ab-Bakar Ibnu Cabaas oo ah ninka Jarmalka ah ee ay afduubka u geysteen kooxaha hubaysan isaga iyo xaaskiisa Soomaalida ah ayaa wuxuu ugu horeyn u mahadceliyey dhamaan dadkii gacanta ka geystey siideyntiisa, wuxuu sheegay in uu isagu u yimid magaalada Boosaaso sidii u u caawin lahaa dadka dhibaataysan ee gaajaysan, kuwaasi oo ka soo qaxay gobolada kala duwan ee dalka sida Gobolada Koonfured, wuxuuna sheegay in aad ugu xunyahay afduubka loo geystey,. Abu- Bakar wuxuu aad u amaanay xaaskiisa Aamina Ducaale Faarax oo uu ku tilmaamay inay tahay qof u ad adag, isla markaana la’aanteed uu la kulmi lahaa culeys, wuxuu sheegay inay si adag ula hadleysay kooxaha afduubayaasha ah, wuxuuna tibaaxay in uu ku faraxsan yahay in ay Amina ka soo jeedo qoys wanaagsan oo si weyn ugu gurmaday mudadii afduubka loo hastey. Aamina Ducaale oo aheyd xaaskiisa ninka Jarmalka ah ee la qafaashey ayaa waxay sheegtey ugu horeyn inay ku faraxsan tahay in la soo daayo, waxay sheegtey inay ku nool yihiin dalka Jarmalka, waxay xustey in ay dalka timid xiliyo kala duwan ayna aragtey baahida iyo dhibaatada haysatada dadka Soomaalida, sidaasi darted ay ka codsatey ninkeeda in uu gacan ku siiyo taageerada dadka dhibaateysan, iyadoo sheegtey in uu ka aqbalay, waxaana ay farta ku fiiqdey in ninkeedu uu xiligii la afduubayey oo quudinayey dad baahan. Sidoo kale waxaa iyaguna goobtaasi ka hadley Gudoomiyaha Gobolka Bari Muuse Geele Yuusuf iyo Duqa Magaalada Boosaaso C.risaaq Xareed Ismaaciil, iyagoo muujiyey sida ay ugu faraxsan yihiin siideynta dadkaasi iyadoo si gaar ah ugu hambalayeeyey ciidamadii gacanta ka geystey siideynta labadaasi qof. Gudoomiyaha Gobolka Bari ayaa wuxuu ku tilmaamay hawlgalkan in uu yahay mid muujinaya sida maamul ahaaan ay ula dagaalamayaan cid kasta oo wada falal amaanka lidi ku ah, isla markaana ay sii wadi doonaan hawlgalkasi. Hadaba Daawo Sawirada
  23. Diyaarad ay leedahay shirkadda Gallad oo soo Caga Dhigatay Garoonka Aadan Cade. Diyaaradan ayaa la sheegayaa inay iyadu garoonka fadhiday muddo hal saacadood ah, oo ay ka socotay howsha daabulka xamuulka, waana diyaaradii ugu horeysay ee jebisa xayiraadda kooxda Bilaash Xeetayaasha Alshabaab. Diyaarad ay leedahay shirkadda Gallad ayaa saaka ka soo degtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde International Airport, taasi oo la sheegay inay siday alaabooyin kala duwan oo loogu talagalay ciida, waxaana diyaaradaasi oo u kireysneyd ganacsato reer Muqdisho ah ay si caadi ah howsheeda u socotay. Mudadii ay diyaaradaasi taagneyd garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde waxaa dhinaca kale iyana socday Madaafiicda Hoobiyaha loo yaqaano oo ay isweydaarsanayeen ciidamada AMISOM iyo kooxda bilaash xeete Al-Shabaab, iyadoona qaar ka mid ah Madaafiicdaasi lala beegsanayay suuqa bakaaraha oo inta badan laga soo ridayo hoobiyaha. Saraakiisha garoonka Diyaaradaha, Waaxda Saadaasha hawada ayaa iyana la filayaa inay hadal ka soo saaraan arrintaasi, hase yeeshee dadka rayidka ah ee ku dhaqan inta u dhaxeysa Garoonka diyaaradaha iyo suuqa bakaaraha ayaa iyagu wadnaha farta ku haya mar alla markii ay diyaarad timaado, iyagoona ka cabsi qaba inay waxyeelo ka soo gaarto madaafiicda garoonka lagu ridayo.