
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Al Qaeda No. 2 Calls Obama Racial Epithet IntelCenter, posted on the Internet Thursday, April 13, 2006, al-Qaida's deputy leader Ayman al-Zawahri praises insurgents in Iraq. Al-Zawahri insulted Barack Obama in the terror group's first reaction to his election, calling him a demeaning racial term implying that the president-elect is a black American who does the bidding of whites. Al-Zawahri said in a message, which appeared on militant Web sites Wednesday, Nov. 19, 2008, that Obama is "the direct opposite of honorable black Americans" like Malcolm X, the 1960s African-American rights leader. (AP Photo/IntelCenter) No. 2 leader used a racial epithet to insult Barack Obama in a message posted Wednesday, describing the president-elect in demeaning terms that imply he does the bidding of whites. The message appeared chiefly aimed at persuading Muslims and Arabs that Obama does not represent a change in U.S. policies. Ayman al-Zawahri said in the message, which appeared on militant Web sites, that Obama is "the direct opposite of honorable black Americans" like Malcolm X, the 1960s African-American rights leader. In al-Qaida's first response to Obama's victory, al-Zawahri also called the president-elect _ along with secretaries of state Colin Powell and Condoleezza Rice _ "house Negroes." Speaking in Arabic, al-Zawahri uses the term "abeed al-beit," which literally translates as "house slaves." But al-Qaida supplied English subtitles of his speech that included the translation as "house Negroes." The message also includes old footage of speeches by Malcolm X in which he explains the term, saying black slaves who worked in their white masters' house were more servile than those who worked in the fields. Malcolm X used the term to criticize black leaders he accused of not standing up to whites. In Washington, State Department spokesman Sean McCormack said the latest message was just "more despicable comments from a terrorist." The 11-minute 23-second video features the audio message by al-Zawahri, who appears only in a still image, along with other images, including one of Obama wearing a Jewish skullcap as he meets with Jewish leaders. In his speech, al-Zawahri refers to a Nov. 5 U.S. airstrike attack in Afghanistan, meaning the video was made after that date. Al-Zawahri said Obama's election has not changed American policies he said are aimed at oppressing Muslims and others. "America has put on a new face, but its heart full of hate, mind drowning in greed, and spirit which spreads evil, murder, repression and despotism continue to be the same as always," the deputy of al-Qaida chief Osama bin Laden said. He said Obama's plan to shift troops to Afghanistan is doomed to failure, because Afghans will resist. "Be aware that the dogs of Afghanistan have found the flesh of your soldiers to be delicious, so send thousands after thousands to them," he said. Al-Zawahri did not threaten specific attacks, but warned Obama that he was "facing a Jihadi (holy war) awakening and renaissance which is shaking the pillars of the entire Islamic world; and this is the fact which you and your government and country refuse to recognize and pretend not to see." He said Obama's victory showed Americans acknowledged that President George W. Bush's policies were a failure and that the result was an "admission of defeat in Iraq." But Obama's professions of support for Israel during the election campaign "confirmed to the Ummah (Islamic world) that you have chosen a stance of hostility to Islam and Muslims," al-Zawahri said.
-
President Yusuf Vs Ethiopia : he wont budge, the old Col is back
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. Do you know its Thurday first? Then we can get about what other things you know. Adeer the resitance you talk about are paper tigers. The problem was always internal and Yusuf has to deal with it. Anyhow we shall watch the game as it unfolds. -
War deg deg ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Kenya. 20. november 2008 Nayroobi(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa soo xiray booqashooyin uu ku tagey dalal kuyaala Qaarada Africa, wuxuuna soo gaaray daqiiqado ka hor Magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya. Madaxweynaha Soomaaliya waxaa ku soo dhaweeyey Magaalada Nayroobi, Wasiiro ka socda dawladda Kenya, Golayaasha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ee hada jooga Magaalada Nayroobi & Bulshada Soomaalida ah ee ku dhaqan Magaalada Nayroobi, waxaana Madaxweynaha Soomaaliya la socda wafdi ka tirsan dawladda Soomaaliya oo dhawaan ka raacay Magaalada Nayroobi. Madaxweyne Yuusuf ayaa cagta soo mariyey dalalka Suudaan & Liibiya, waxa ayna sheegayaan wararku in sababaha keenay in lasoo dadajiyo ama lasoo xiro booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ay tahay arimo fara badan ama shaqooyin fara badan oo ku dhowraya gudaha dalka Soomaaliya. Yuusuf ayaa saacadaha soo socda warbixin siin doona xubno ka tirsan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Nayroobi, wuxuuna uga waramayaa booqashooyin uu ku tagey dalalka Suudaan & Liibiya iyo waxyaabihii uu kala soo kulmay Madaxda dalalkaasi. Wariyaasha ku sugan Hotelka uudegan yahay Madaxweyne Yuusuf ayaa sheegaya in Madaxweynaha Hotelka uu degan yahay uu markii uu galayba, uu hotelka soo gaaray Safiirka dawladda Mareykanka ujooga dalka Kenya oo lafilayo goor dhaw in Madaxweynuhu qaabilo ama la kulmo. Safiirka dawladda Mareykanka ayaa kala hadlaya sida lasheegayo Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed arimaha Soomaaliya, gaar ahaan khilaafaadyada Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana markaasi ka dib la filayaa in ay labadan masuul wada qabtaan shir Jaraa'id, inkastoo ay yar tahay kalsoonida laga qabo in ay wada qabtaan Shir Saxaafadeed. F. C. Geylan AllPuntland
-
President Yusuf Vs Ethiopia : he wont budge, the old Col is back
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qudhac adeer you guys are not in this game this is between the big boy Yusuf and Ethiopia your bosses. Tolka adeer: Who said today is Thursday November 20th 2008. Who said that? Get back to reality dear boy. Your whole argument is, its a lie, who said it. Adeer Ethiopia was rebuked by the President he told them no, and if you want get your troops out. As for the diplomatic shuttle, its no suprise the old is in good health and is getting support for his programm. -
President Yusuf Vs Ethiopia : he wont budge, the old Col is back
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer my point is simple dont make accusations you can not back up. If President was a puppet then by now he would have just taken orders. The fact here is that out of all the Somali's today this man has the mettle to do what he sees as right without much pretences nor dumbing down to the mobb or popular misplaced sentiment. As for your clan militia support ONLF is a good idea, its just those who pretend to support it like in your case and others just talk, talk does not get you anywhere lad. -
Nayroobi: Dawladda Kenya oo ciidamo fara badan keeneysa dalka Soomaaliya...Warbixin kooban. 19. november 2008 Nayroobi(AllPuntland)- Hogaanka sarre ee dawladda Kenya ayaa go'aansaday in ay dalka Soomaaliya galiyaan ciidamo fara badan oo ka tirsan ciidamada qalabka Sida & Kuwa sida gaarka ah utababaran ee dalkaasi Kenya, si ay utaageeraan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Wasaarada Gaashaandhiga ee dalka Kenya ayaa sheegtay in ay dawladda Soomaaliya ubaahan tahay ciidamo si daacad ah ula shaqeeyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, markaasna ay awooda dawladda Kenya markan geyneyso gudaha Soomaaliya. Ciidamadan la geynayo gudaha Soomaaliya ayaa qeyb ka noqonaya ciidamada badalaya kuwa Itoobiya oo goor horeba baneeyey qaar ka mid ah fariisimihii ay horey ugu sugnaayeen. Madaxweynaha Kenya Mwai Kibeki ayaa amar deg deg ah siiyay Taliyaha ciidamada qalabka sida ee dalka Kenya & Wasiirka gaashaandhiga wuxuuna ku amray in ay deg deg ku diyaariyaan cutubyo ka tirsan ciidamada dawladda Kenya oo la geyn doono dalka Soomaaliya. Dawladda Kenya ayaa ka mid ah dalalka Soomaaliya ku dhow dhow, waxa ayna ciidamadoodu noqonayaan kuwa lawareega Awooda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, markaasna meesha ka saara awooda Kooxaha unugyada ah ee ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Dawladda Soomaaliya ayaa horey Kenya uga codsatay in ay tababar ufidiso ciidamo dhan 10,000 oo Askari kuwasoo ah ciidamada qalabka sida ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana hada socda qorshe loogu diyaargaroobaya talaabadaasi. Warkan ka soo baxay dawladda Kenya ayaa dhabar jab weyn ku ah hadal ka soo yeeray Wasiirka arimaha dibada ee dawladda Itoobiya, kaasoo uu ku sheegay in ay IGAD dhabarka ujeedin doonaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana Kenya ay sheegtay in ay Soomaaliya ubaahan tahay cudud milateri oo daacad ah. Horey ciidamada Milateriga ee dawladda Itoobiya ayaa loogu eedeeyey in aysan si daacad ah ula shaqeyn dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, wixii ka dambeeyey markii dalka Soomaaliya ay ka saareen Hogaankii Maxamadaha oo markaasi gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya intooda badan gacanta ku hayay. Ragii ugu sareeyey ciidamada dawladda Itoobiya ee ku sugnaa dalka Soomaaliya ayaa lugu eedaynayay todobaadyadii ugu dambeeyey in ay xiriir la yeesheen qaar ka mid ah Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayna ka biyo diideen amaro uga yimid Madaxda sare ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland
-
Khartum: President Yusuf hold stalks with Al Bashir
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Yuusuf & Albshiir oo shir albaabada u xiran yihiin ku yeeshay Khartoum Madaxweynaha Dowladda FKMG mudane C/aahi Yuusuf Axmed ayaa kulan albaabda u xiran yihiin la yeeshay dhigiisa dalka Sudan mudane Cumar Xasan Albashiir. Wakaalada wararka ee dalka Sudan SUNA oo soo xigatay xoghaynta gaarka ah madaxweyne Albashiir ee arrimaha saxaafadda ninka lagu magcaabo Maxjuub Fadli Bedri ayaa sheegay in labada masuul ay yeesheen kulan albaabada u xiran yahay kaas oo waxyaabaha ay uga hadleen ay ay kamid ahaayeenl xiriirka labada dal iyo arrimaha geeska Africa ay ugu horeyso xaaladda haatan uu kujiro dalka Somalia. Mr Bedri waxa uu tilmaamay in kulanka labada masuul si aad ah diirada lagu saaray heshiiskii garabka maxaakimta ee fadhigoodu yahay magaalada Djibouti ay la saxiixdeen dowladda FKMG. Safarada uu kutagay madaxweyne Yuusuf dalalka Libya iyo Sudan ayaa ahaa kuwa aysan inta badan saxaafadda ama siyaasiinta aysan la socon iyadoo laga war heliyo oo keliya markii uu dalka uu u socdo uu tago ama warbaahinta dalkaas ay shaaciso in mudane Yuusuf uu ku sugan yahay dalkooda. Madaxweyne yuusuf ayaa maalmo kahor safar aan horey loo shaacin ku tagay dalka Libya isagoo halkaas kulamo kula yeeshay dhigiisa dalkaas Libya Mucammar Alqadaafi. Madaxweyne yuusuf ayaa Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Libya Aljamaahiiriya weydiistay dhigiisa dalkaas Cornel Mucammar Alqadaafi in shirka Djibouti uga soconaya dowladda iyo garabka maxaakimta ee fadhigoodu yahay magaalada Djibouti loo soo wareejiyo dalka Libya. Mr Yuusuf ayaa sheegay in dowladda Libya ay tahay mid ku haboon in wadahadaladaas ay martigeliso maadaama uu yiri Libya ay xarun u tahay africa oo dhan. Hadalka ka soo yeeray madaxweyne Yuusuf ayaa ah mid u muuqanaya in madaxweynuhu uu suluugsan yahay qaabka ay u wado wadahalda dowladda Djibouti. Ilaa iyo hadda majiraan qoraal cad oo ka soo baxay dowladda Libya ay ku doonayso in shirkaas loo soo wareejiyo dalkeeda marka laga reebo soo jeedinta uu madaxweyne Yuusuf u soo bandhigay Cornel Qadaafi. Ustaad C/xakiim Maxed Cumar SBCInternational Alqaahira -
Khartum: President Yusuf hold stalks with Al Bashir
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Tolka adeer, what was so important to you yesterday that had no effect on me today. -
Khartum: President Yusuf hold stalks with Al Bashir
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Yuusuf & Albshiir oo shir albaabada u xiran yihiin ku yeeshay Khartoum Madaxweynaha Dowladda FKMG mudane C/aahi Yuusuf Axmed ayaa kulan albaabda u xiran yihiin la yeeshay dhigiisa dalka Sudan mudane Cumar Xasan Albashiir. Wakaalada wararka ee dalka Sudan SUNA oo soo xigatay xoghaynta gaarka ah madaxweyne Albashiir ee arrimaha saxaafadda ninka lagu magcaabo Maxjuub Fadli Bedri ayaa sheegay in labada masuul ay yeesheen kulan albaabada u xiran yahay kaas oo waxyaabaha ay uga hadleen ay ay kamid ahaayeenl xiriirka labada dal iyo arrimaha geeska Africa ay ugu horeyso xaaladda haatan uu kujiro dalka Somalia. Mr Bedri waxa uu tilmaamay in kulanka labada masuul si aad ah diirada lagu saaray heshiiskii garabka maxaakimta ee fadhigoodu yahay magaalada Djibouti ay la saxiixdeen dowladda FKMG. Safarada uu kutagay madaxweyne Yuusuf dalalka Libya iyo Sudan ayaa ahaa kuwa aysan inta badan saxaafadda ama siyaasiinta aysan la socon iyadoo laga war heliyo oo keliya markii uu dalka uu u socdo uu tago ama warbaahinta dalkaas ay shaaciso in mudane Yuusuf uu ku sugan yahay dalkooda. Madaxweyne yuusuf ayaa maalmo kahor safar aan horey loo shaacin ku tagay dalka Libya isagoo halkaas kulamo kula yeeshay dhigiisa dalkaas Libya Mucammar Alqadaafi. Madaxweyne yuusuf ayaa Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Libya Aljamaahiiriya weydiistay dhigiisa dalkaas Cornel Mucammar Alqadaafi in shirka Djibouti uga soconaya dowladda iyo garabka maxaakimta ee fadhigoodu yahay magaalada Djibouti loo soo wareejiyo dalka Libya. Mr Yuusuf ayaa sheegay in dowladda Libya ay tahay mid ku haboon in wadahadaladaas ay martigeliso maadaama uu yiri Libya ay xarun u tahay africa oo dhan. Hadalka ka soo yeeray madaxweyne Yuusuf ayaa ah mid u muuqanaya in madaxweynuhu uu suluugsan yahay qaabka ay u wado wadahalda dowladda Djibouti. Ilaa iyo hadda majiraan qoraal cad oo ka soo baxay dowladda Libya ay ku doonayso in shirkaas loo soo wareejiyo dalkeeda marka laga reebo soo jeedinta uu madaxweyne Yuusuf u soo bandhigay Cornel Qadaafi. Ustaad C/xakiim Maxed Cumar SBCInternational Alqaahira -
President Yusuf Vs Ethiopia : he wont budge, the old Col is back
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Tolka, adeer flexibility is a must when it comes to politics. As for the title, it did not fit with the message of the day. Anyhow Mr expert your whole base of argument has been debunked, if President Yusuf s a puppet of the Ethiopians as you and your clan militia spokesperson have been claiming for years, then there would not be such issues today. Nor would there be all this activity and communiqués coming from the Ethiopian government. Adeer Yusuf is fighter and has been always out for hat he believes is correct. The Ethiopians tries to shake him and the man is unshakable. Also unlike the many clan ****** you supported religious pretenders or otherwise, they never were flexible nor had options. The Somali President does and now he will give as much as he gets to the Ethiopians. As for the division between the Ethiopian leaders, its real adeer and highlights their fears and frustrations Look even Kenya is joining in the AU forces. -
QM oo ka dayrisay amaanka Somaliland 20 Nov 20, 2008 - 3:41:51 AM Wasiirka Qorshaynta ee maamulka Somaliland ayaa sheegay inay heleen warbxin rasmiya, kaas oo Qaramada Midoobay go’aansatay in heerka ammaanka Somaliland ay gaarsiiyeen midka 4-aad, halkii markii hore ay ka ahayd heerka 3-aad. Wasiirka Qaranka Md. Cali Ibraahim Maxamed (Sanyare) oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in Qaramada Midoobay si rasmi ah ugu wargelisay inay maamulka Somaliland ka saareen kaalintii 3aad ee uu kaga jiray dhinaca ammanka, una aqoonsadeen kaalinta 4aad, taas oo macnahedu yahay in aan laysku halayn karin. “Waxaannu idiinku yeedhnay war nagu soo biiray oo ah in aannu Qaramada Midoobay ka helnay qoraal ay noogu gudbiyeen go’aan ay yidhaahdeen waxa qaadatay qoladii New York, kaas oo runtii aan na qancin, waxa qoraalkaas ku yaala inay aad ugu dadaalayaan in barnaamijyadii horumarinta ee dalka ka socday in sidoodii u soconayaan, waxase laga yaabaa in tirada shaqaalaha uun la yar yareeyo,” ayuu yidhi Md. Cali Sanyare. Md. Cali-sanyare ayaa rajo fiican ka mujiyey in ay go’aanka ka laaban doonto Qaramada Midoobay, isla markaana ay wadahadal kala galayaan madaxda sare. Maxamed Siciid , Garowe Online
-
Khartum: President Yusuf hold stalks with Al Bashir
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Yusuf oo la kulmay Al-bashiir 20 Nov 20, 2008 - 5:42:24 AM Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo booqasho aan la sii shaacin ku tagay dalka Sudan, ayaa kulamo la leh Madaxewyana dalkaas Gen. Cumar Xasan Al-bashiir. Yusuf iyo Al-bashiir ayaan la sheegin waxa ay kawada hadlayaan, waxaase warar ku dhowdhow shirkooda ay sheegayaan inay labada hogaamiye diirada saarayaan arimaha dib u heshiisiinta Somalia. Todobaadkan horaantiisii ayuu madaxweyne Yuusuf booqasho kaddis ah ku tagay dalka Libya, isagoo kula kulmay hogaamiyaha dalkaas Max'ed Mucamar Al-Qadaafi. Kulanka Qadaafi iyo Yusuf ayaa intiisa badan ku sabaasanaa dib u heshiisiinta Somalia ee u dhexeysa Mucaradka iyo DF, iyadoo Yusuf uu ka codsaday hogaamiyaha Libya in shirka dib u heshiisiinta laga soo wareejiyo Jabuuti. Wargeyska Fajr Al-Jadiid oo kasoo baxa dalka Libya ayaa maanta [Nov 20, 2008]qoray in C/llaahi Yuusuf uu ka codsaday hogaamiyaha Libya inuu casuumo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu ka dhaadhiciyo in shirka ka socda dalkiisa loo soo wareejiyo Libya. "Kalsooni ayaan ku qabaan in Mucamar Al-Qadaafi uu ku guuleysan karo dib u soo celinta nabada iyo madaxbanaanida Somalia, hadii shirka loo soo wareejiyo Libya" ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf. Shirka alaabaada loo xiray ee u dhexeeya Madaxweyne Yuusuf iyo Gen. Al-bashiir, ayaa lagu wadaa inay kasoo baxaan baaqyo salka ku haya dib u heshiisiinta Somalia. Socdaalada Madaxweyne Yuusuf uu ku marayo dalalka Libya iyo Sudan ayaa yimid kadib markii ay Ethiopia ku guuldareysatay inay xaliso khilaafaadyada soo laalaabtay ee u dhexeeya isaga iyo Nuur Cadde. Garowe Online, Muqdisho -
President Yusuf Vs Ethiopia : he wont budge, the old Col is back
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Nuune, saxib whats your point. President Yusuf knows his interest adeer. The options for Ethiopia are limited. The good news is that the pressure for them to leave and for the AU troops to arrive is great now. -
President Yusuf Vs Ethiopia : he wont budge, the old Col is back
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
President Yusuf has since declared that Ethiopia can withdraw its armed forces from Somalia at any time and remarked that Addis Ababa can make an "independent" decision. Full story But Ethiopian Prime Minister Zenawi, who has been in power since 1991, is not fully supportive of the pullout initiative and fears the consequences. Yusuf, a seasoned fighter, has refused to budge to Ethiopian pressure and is now traveling the Arab world for support, including visits to Libya and Sudan. He remains a powerful figure inside Somalia, with a solid base support and loyal troops spread out between Puntland and Mogadishu. Further, Ethiopian Prime Minister Zenawi suspects that Yusuf can use ***** clan ties to bolster the ongoing insurgency in Ethiopia's Somali-inhabited ****** region. -
President Yusuf Vs Ethiopia : he wont budge, the old Col is back
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ethiopia leaders divided over Somalia policy 20 Nov 20, 2008 - 8:18:00 AM ADDIS ABABA, Ethiopia Nov 20 (Garowe Online) - Ethiopian government leaders are deeply divided over policy regarding the situation in Somalia, where Ethiopian troops have helped prop up the Transitional Federal Government (TFG) since 2006. Informed sources in the Ethiopian capital Addis Ababa have confidentially told Garowe Online that the policy dispute is partly due to differences between Prime Minister Meles Zenawi and Seyoum Mesfin, the country's influential foreign minister. Mesfin told a regional conference in Addis Ababa this week that Ethiopia will not keep troops in Somalia "indefinitely" and that Somali leaders must work together at this "critical time." Full story Ethiopia's foreign minister is linked to a top general who commanded Ethiopian forces in Somalia, until he was replaced by Prime Minister Zenawi after TFG President Abdullahi Yusuf accused him of taking bribes. Ethiopian PM Zenawi and Mesfin, the foreign minister In October, a conference organized in Kenya by the Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) was an "Ethiopian plot" to remove Yusuf from power, the sources added. But divisions within IGAD – hostilities between rivals Ethiopia and Eritrea, tensions between Sudan and Kenya – have made the regional body an ineffective foreign policy tool, despite threats to impose sanctions on select Somali leaders. The conference ended with IGAD leaders, including Foreign Minister Mesfin, verbally chastising the TFG leadership for failure against the rising tide of Islamic rule. President Yusuf has since declared that Ethiopia can withdraw its armed forces from Somalia at any time and remarked that Addis Ababa can make an "independent" decision. Full story But Ethiopian Prime Minister Zenawi, who has been in power since 1991, is not fully supportive of the pullout initiative and fears the consequences. Yusuf, a seasoned fighter, has refused to budge to Ethiopian pressure and is now traveling the Arab world for support, including visits to Libya and Sudan. He remains a powerful figure inside Somalia, with a solid base support and loyal troops spread out between Puntland and Mogadishu. Further, Ethiopian Prime Minister Zenawi suspects that Yusuf can use ..... clan ties to bolster the ongoing insurgency in Ethiopia's Somali-inhabited ****** region. Source: Garowe Online -
President Yusuf Vs Ethiopia : he wont budge, the old Col is back
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Khilaafka Yusuf iyo Nuur Cadde oo qaybiyay Ethiopia 20 Nov 20, 2008 - 4:43:30 AM Madaxda dalka Ethiopia ayaa si weyn ugu qaybsamay siyaasada Somalia; taasoo salka ku haysa khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Yusuf iyo R/wasaare Nuur Cadde, iyadoo Ethiopia dhanka milateriga ay ka taageeraysay DF tan iyo 2006. Ilo wareedyo ku sugan Magaalada Addis Ababa ayaa u sheegay Warsidaha Garowe Online in ra'iisul wasaaraha Ethiopia Miles Zenawi iyo wasiirkiisa arrimaha dibada Seyou Mesfin ay siyaasad ahaan kala f********. Mesfin ayaa todobaadkan ka sheegay shir ay IGAD ku yeelatay Addis Ababa in ciidamadooda aysan kusii haynayn Somalia, ayna madaxda Somalida si wadajir ah uga hortagaan khatarta ku fool leh. Wasiirka arimaha dibada ee Ethiopia ayaa si weyn ugu xiran taliyaha ciidamada Ethiopia ee ku sugan Somalia, kaasoo Yusuf uu kal hore ka codsaday Zenawi inuu badalo, isagoo ku eedeeyay inuu yahay mid ka shaqeynaya isdaba-maryeyn. "Shirkii lagu qabtay [October 2008] magaalada Nairobi ee ay qabanqaabisay Inter-Governmental Authority on Development [iGAD] ayaa salka ku hayay qorshe ay Ethiopia ku doonaysay inay xukunka kaga tuurto Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed" ayay tiri isha wareed ee u warantay Garowe Online. Mesfin ayaa si cad uga sheegay gabagabadii shirkii IGAD ee ka dhacay Nairobi, in Madaxda Somalida ay ku guuldareysteen inay yareeyaan awooda mucaaradka ka horjeeda. Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo ka hadlay bixitaanka ciidamada Ethiopia; ayaa sheegay in Ethiopia ay xor u tahay bixinta ciidamadeeda, ayna waqtigii ay doonto la bixi karto. Ra'iisul wasaaraha Ethiopia Miles Zenawi ayaa kasoo horjeeda in ciidamadiisa laga saaro Somalia, lakiin wuxuu walwal weyn ka qabaan dhaqalaha ku baxaya ciidamada. Yusuf ayaa iska diiday dadaalo ay madaxda Ethiopia ku doonayen inay ku dhexdhexadiyan isaga iyo Nuur Cadde, wuxuuna taas badalkeeda bilaabay inuu safro ku tago Libya iyo Sudan. Miles Zenawi ayaa ka shakisan in Madaxweyne Yuusuf inuu u adeegsado beeshiisa ...... xoojinta dagalyahanada ka dagaalama bariga dalka Ethiopia [Dhulka Somalida Ethiopia]. Garowe Online, Muqdisho -
Triboli: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Khilaafka dawladda, Bixitaanka ciidamada Itoobiya, Isbalaarinta Al- Shabaab & Ujeedka Safarkiisa Liibiya. 19. november 2008 Triboli(AllPuntland)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed oo shalay wareysi siiyey Idaacada Codka Mareykanka ee VOA-da qeybteeda lahadasha Soomaaliya ayaa ka waramay xaaladaha Khilaafka DFKMGS, Isbalaarinta Al- Shabaab, Bixitaanka ciidamada Itoobiya & Ujeedada socdaalkiisa Liibiya. Madaxweyne Yuusuf wuxuu sheegay in aaminsan yahay in khilaafkan lugu xalinayo gudaha dalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay Madaxweynuhu in hadii Xukuumad ka jirta dalkeeda iscasisho inteedii badneyd in ay dhaceyso Xukuumadaasi markaasna ay sidaasi ku dhacday Xukuumada Nuur Xasan Xuseen. Md. Yuusuf wuxuu sheegay in uusan xilka ka qaadi karin Raysalwasaarihiisa Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), ayna ka qaadi karaan Golaha baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya, ayna talaabadaasi utaalo Baarlamaanka Fadhigiisu yahay Magaalada Baydhabo. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la weydiiyey xiriirka kala dhaxeeya Madaxda dawladda Itoobiya, wuxuuna sheegay Madaxweynuhu in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in xiriirka Madaxweynaha & dawladda Itoobiya uu yahay mid mugdi ku jiro ilaa imika, wuxuuna sheegay in uusaba wax xumaan ah ogeyn ilaa markan, isagoo sidoo kale ka hadlay soo dhaweysi lasheegay in ay Itoobiya soo dhaweysatay Raysalwasaare Nuur Cadde, taasna wuxuu ku sheegay Madaxweynuhu in ay Itoobiya ayadu ka jawaabi doonto. Mr. C/laahi Yuusuf Axmed oo ah masuulka ugu sareeya dalka Soomaaliya marka laga hadlayo ugu sareynta dawladda Soomaaliya ayaa dhawaan diiday saxiixida Liis wasiiro usoo magacaabay wasiirkiisa koowaad Nuur Xasan Xuseen, waxaana Sharciyi yaqaano ku sugan Soomaaliya ay wel-wel ka muujinayaan sharci ku tumasho ay ku eedeyeen raysalwasaaraha Soomaaliya maadaama hadii baarlamaanka la horgeeyo warqad uusan saxiixin Madaxweynaha Soomaaliya ay tahay mid sharci daro ah, markaasna horseedaysa burbur loo horseeday dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Mar wax laga weydiiyey Madaxweyne Yuusuf hadal ka soo yeeray wasiirka arimaha dibada Itoobiya oo ku aadanaa in ay ciidamadooda kala baxayaan gudaha Soomaaliya, wuxuu ku sheegay talaabadaasi Madaxweyne Yuusuf mid ay xor uyihiin ciidamada Itoobiya, wuxuuna Madaxweyne Yuusuf sheegay in ay Itoobiya tahay dawlad xor ah oo madax banaan. Madaxweynaha wuxuu xaqiijiyey jiritaanka ama malaha laga qabo gacmo Shisheeye oo ku dhex jira khilaafka soo noqnoqday ee ka dhex taagan Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, balse Madaxweynuhu wuxuu diiday sheegida dadka shisheeye uu tuhmayo, waxaana laxasuustaa in mudooyinkii ugu dambeeyey Saxaafada caalamku hadal heysa jiritaanka dawlado shisheeye oo Soomaaliya arinteeda faraha kula jira siiba Khilaafka Madaxda dawladda Soomaaliya, sal ka sii kicinaya. Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay in uu kala hadlay Madaxda Liibiya wax wada qabsiya labada dal & Xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya & Liibiya, wuxuuna sheegay in uusan la soo qaadin khilaafka kala dhaxeeyo raysalwasaarihiisa Nuur Xasan Xuseen,maadaama buu yiri Madaxweyne Yuusuf wixii ka dhaxeeya dawladda Soomaaliya dhexdeeda lugu xalin doono. Yuusuf oo wax laga weydiiyey Isbalaarinta Al- Shabaab ayaa sheegay in uu Al- Shabaab ka aaminsan yahay Ururka kasoo horjeeda danta Umada Soomaaliyeed, markaasna Argagixiso ah wuxuuna sheegay in aysan laheyn awood ay ku qabsan karaan Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya oo ay joogaan ciidamo tiro badan oo ka tirsan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Hadalkan ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ku soo beegmaya xili uu jiro shaki weyn oo laga qabo in Khilaafka Madaxda sare ee dawladda Soomaaliya ay had & goor meel sare gaarsiiyaan qaar ka mid ah dawladaha faragalinta ku leh arimaha Soomaaliya, ayagoo adeegsanaya dhinac ka mid ah dhinacyada marba khilaafkaasi udhaxeeyo. F. C. Geylan AllPuntland
-
Khartuum: Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo la kulmay Dhigiisa Suudaan & Diyaaradii geyn lahayd Kampala oo aan wali gaarin Khartuum. 20. november 2008 Khartuum(AllPuntland)- Madaxweynaha Dawladda Faderaaliga ah ee Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed oo booqanaya dalka Suudaan ayaa la kulmay dhigiisa dalkaasi Suudaan Jen. Cumar Xasan Al-Bashiir waxa ayna ka wada hadleen xaaladaha qalafsan ee ka taagan Africa, siiba Soomaaliya & Suudaan. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dalkaasi liibiya tagey maalintii shalay, waxaana Madaxweyne Yuusuf lafilayaa 24 saac ee nagu soo aadan in uu soo gaaro Magaalada Kampala, ka dibna wuxuu uga soo gudbayaa Magaalada Nayroobi, isagoo markaasi imaanaya gudaha dalka Soomaaliya oo ay hawlo badan ku dhowrayaan. Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa usheegay Madaxweynaha Suudaan in ay ka wada shaqeeyaan arimaha Bariga Africa, waxaana Madaxweynaha Suudaan uu balan qaaday in uu la shaqeyn doono dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, isagoo waliba kala shaqeynaya arimaha Dibu heshiisiinta & Amaanka. Madaxweyne Yuusuf waxa ay booqashadiisan Magaalada Khartuum ku saabsan tahay sida ay sheegayaan Warar xaqiiqo ah Casumaad uu ka helay hogaamiyaha Suudaan Cumar Xasan Al- Bashiir, waxa ayna sheegayaan isla wararkaasi in laga yaabo Madaxweyne Yuusuf in uu tago dalal kale oo ka baxsan Africa, waxaana lasheegay in ay Madaxweynaha Soomaaliya ku soo dhacayaan Casumaado uu ka helayo Hogaamiyaasha caalamka qaar kamid ah oo doonayo in uu dalkooda soo gaaro si ay uga wada hadlaan xiriirka Soomaaliya, ayna ugu sheegaan taageerada ay siinayaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Saraakiisha la socota Madaxweynaha ayaa beeniyey warar ay qoreen baro Internet oo Soomaalidu leedahay ah kuwasoo ah in Madaxweynaha Soomaaliya diyaarad sidey loo diiday in ay ka dagto Magaalada Kampala ee dalka Ugandha, waxa ayna sheegayaan in diyaarada qaadaysaa Madaxweynaha Soomaaliya aysan wali ka duulin Magaalada Kampala, uun Madaxweyne Yuusuf ku tagayo Ugandha casumaad uga timid, Madaxweynaha dalkaasi Ugandha Yuweri Kuku Musaveni oo ay saaxiibo yihiin uuna ka dhaxeeyo Iskaashi dhinaca amaankaa. Todobaadkan Saxaafada Soomaalida ayaa ku wareertay booqashooyinka Madaxweyne Yuusuf, waxa ayna qaarba nooc udhigeen Booqashooyin Madaxweynaha dalka Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ku tagey dalalka Suudaan & Liibiya, waxaana Saxaafada Soomaalidu ka war heleen ayadoo Wakaaladaha wararka ee dalalkaasi shaaciyeen Kulamo uu layeeshay Madaxweynuhu Madaxda dalalka Suudaan & Liibiya. F. C. Geylan AllPuntland
-
Yusufism? Yay or nay? Non Puntlanders encouraged to contribute
General Duke replied to dhulQarnayn's topic in Politics
Its a political stance. For unity of the country, federal structure and develotion of power from the centre Mogadishu to the regions, Hargaysa, Garowe, Baidoa, Kismayu, Beledweyne. Its not a cult issue, much like Thatcherite, Blairite and Clintonian democracy are not. Nice question. -
The Duke was remonded of an old quote I heard once.. "From the moment I picked up your book until I laid it down, I was convulsed with laughter. Some day I intend reading it." Usual baseless waffle from Mr Oodweyne, adeer the TFG is still here and you have been humouring us all through the last four years.
-
Pirates hijack oil supertanker off east Africa
General Duke replied to dhulQarnayn's topic in Politics
Super Tanker damn. How many of them are there? -
Who said that 'fringe-extremists' could not govern.......
General Duke replied to Kashafa's topic in Politics
^^^Are we still talking about 6 months of fiction. Anyhow this AL Shabaab group and their actions are a good idea to some, much like how the roadblocks of Aydeed and Qyanyare and Co were a great idea at that time. Only sensible steps can create a lasting adminstrations. The North West and East have proven this. Thats why they lasted thus far and not a 6months. Again all the Al Shabaab has done is destroy a specefic groups capacity, infrustructure and finance. That group and individual factions were all anti TFG. Take for example Nuriye, IndaCade and Hiiraale. -
Who said that 'fringe-extremists' could not govern.......
General Duke replied to Kashafa's topic in Politics
Kashafa adeer you live in cloud cucko land. These maurauding gangs will not be able to take over the country, they are just show men. As for Puntland it was the demise of Al Itixad the fathers what can the kids do? Anyhow nothing that is fringe nor extreme will work. One needs a moderate, modern answer to the 21 century problems of Somalia.