
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Bossaso: Dr Faroole promises drastic change for Puntland
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Puntland welcoming change -
Building the city of Bandar Siyaada [Qaw], Duke's holiday home
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qaw / Bandar Ziyada, Bari, Puntland Somalia Thats my spot lads.. -
Building the city of Bandar Siyaada [Qaw], Duke's holiday home
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I dont know adeer we have to wait for the project managers to let the Public know. -
Building the city of Bandar Siyaada [Qaw], Duke's holiday home
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Bossaso is a bit expensive; I might get a small area in the city, but my holiday Villa has to be large enough for a General of my stature who served his community for many years. They should give Gen Duke some land for the services rendered to the community. -
Bossaso: Dr Faroole promises drastic change for Puntland
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Che adeer, you have no point what so ever apart from being negative. You have seen the support the man has had in all the areas he has visited. As for the plan for SSC, it is clear, look at the new commander of the army, the new minister of interior, the new VP, the new army recruitment committee. Faroole has done in a short time much of the ground work to dealing with the secessionist and their agents. Do your homework then you have a chance of passing the test. Get emotional and negative you will not get anywhere. He has had a hero’s welcome and I hope Galkacyu is next step for a visit. -
Bossaso: Dr Faroole promises drastic change for Puntland
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. Lool. Always negative, this is his first tour and he will insha Allah bring the state back together. Safe areas you speak of is more than many parts of the south, you know how big Bari alone is and the importance of Bossaso? -
Taliyaha ciidamada daraawiishta Puntland oo la magacaabay
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Garowe, Feb 02 - M/weyne Faroole oo Col. Siciid Axmed Maxamed 'Shoodhe' u magacaabay taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland. Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Puntland ayaa Col. Siciid Axmed Maxamed 'Shoodhe' loogu magacaabay taliye ciidanka Daraawiishta Puntland, halka taliyihii hore Col. C/risaaq Sh. Cismaan 'Cali Baadiye' xil ka qaadis lagu sameeyey. Col. Shoodhe ayaa ah sarkaal da' yar, khibrad ciidan iyo mid hogaan u leh hawlaha ciidanka, kana tirsanaa ciidanka Daraawiishta tan iyo aasaaskii ciidanka. Sida wareegtada ku cad is-bedalka lagu sameeyey hoggaanka ciidanka Daraawiishta ayaa qayb ka ah is-badel uu sheegay M/weyne Faroole in uu ku samayn doono hoggaanka, shaqada, tayada iyo hannaaka ciidan ee ciidamada Puntland. Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa 2-dii sano ee ugu dabaysay waxaa la soo darsay duruufo isugu dhafan hoggaan xumo iyo daryeel la'aan. Col. Cali Baadiye ayaa ku dhawaad 2 sano hayey xilka taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland oo ka hor uu hayey isla xilkaas Col. C/samad Cali Shire, M/weyne ku xigeenka Puntland ee xilligan, ahaan muddo dheer taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta. M/weyne Faroole ayaa tan iyo intii uu la wareegay hoggaanka Puntland qaaday tallaabooyin uu ku saxayo qaladaadkii hoggaankii isaga ka horeeyey. Waxaan shaki ku jirin in isaga naf ahaantiisu uu la imaan doono qaladaad isaga u gaar ah, walow illaa hadda aanay muuqan wax lagu dhaliilo, aan ka ahayn xukuumada faraha badan ee uu dhisay oo dhaliil badan iyo ammaan labadaba la kulantay. M/weyne Faroole ayaa isla maanta u ambabaxay magaalada Bossaso, isaga oo ku sii hakaday Qardho oo uu ku sugan yahay M/weynihii hore ee Puntland Cadde Muuse. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. -
Bossaso, Feb 03 - M/weyne Faroole oo sheegay in xukuumadiisu ay hirgelin doonto is-badel maamul oo baahsan, amniguna uu ugu horeyn doono. M/weyne Faroole iyo wafti uu hogaamiyo oo u badan golaha xukuumada ee uu dhawaan dhisay ayaa safar hawleed uga bilawday Bossaso, marsada ganacsiga ee gobollada Puntland. Mar uu la hadlay dadweyne aad u fara badan oo soo dhaweeyey waftigiisa ayaa uu M/weyne Faroole sheegay in dawlada cusub ee Puntland ee isagu uu madaxa ka yahay ay ku dadaalayso in ay wax ka qabato waxyaabaha ay tebayaan dadka Puntland. Inkasta oo aanu cayimin nooca, sida iyo tubta toona, ayaa uu sheegay in is-bedal in dawladiisu keeni doonto. Waxaa uu intaas ku daray in is-bedalku aanu noqon doonin oo keliya in hoggaanka sare la bedalo, balse aan la fursanayn in is-bedal lagu sameeyo qaabka ay u shaqeeyaan hay'adaha dawladu. Waxaa uu sheegay in ay culayska saari doonaan adkaynta amniga, iyada oo dib u habayn lagu samayn doono hay'adaha amniga, iyo ciidanka bilayska. Tallaabadii ugu horeysay ee uu qaaday Mweyne Faroole kadib markii la doortay ayaa ahayd in uu is-bedal ku sameeyo ciidanka Puntland, isaga oo taliye cusub u magacaabay ciidanka Daraawiishta, lana filayo in maalmaha soo socda uu taliyeyaal cusub u magacaabi doono ciidanka bilayska iyo asluubta. M/weyne Faroole ayaa lagu wadaa in uu kulamo gaar gaar ah la yeesho maamulka gobolka Bari, kan magaalada Bossaso, indheergaradka, ganacstada, iyo bulshada rayadka ah ee gobolka Bari. M/weyne iyo waftigiisa ayaa intii aanay gaarin Bossaso ku hakaday Qardho oo uu kulamo kula yeeshay M/weynihii hore ee Puntland Md. Cadde Muuse. Issimada, indheergaradka iyo ganacsatatda gobolka Karkaar ayaa sidoo kale uu kulamo la yeeshay mudadii uu ku sugnaa Qardho. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
-
Taliyaha ciidamada daraawiishta Puntland oo la magacaabay
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Garowe: Taliyihii hore ee ciidanka Daraawiishta oo xilka laga qaaday lana magacaabay Taliye ciidan oo cusub. 2. februar 2009 Garowe(AllPuntland)- Madaxweynaha dawlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/rixmaan Maxamed Faroole ayaa xilkii Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland ka qaaday G.Sare C/risaaq Shiikh Cismaan (Cali Baadiye), waxaana xilkaasi loo magacaabay Taliye ciidan oo cusub. Madaxweyne Faroole ayaa ku eedeeyey Taliyihii hore ee ciidanka Daraawiishta mid gudan waayay Waajibaadkiisii shaqo, isla markaasna wuxuu Madaxweyne Faroole xeeriyey amaanka iyo kala dambeynta dawlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland, isagoo sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu si toos ah usheegay in Taliyaha cusub uu Si KMG ah shaqada uwadayo. Xil ka qaadista lugu sameeyey G.Sare C/risaaq Shiikh Cismaan (Cali Baadiye) ayaa lugu sheegay in ay ka qeyb ka tahay dibu habeyn balaaran oo dhawaanahaan lugu sameynayay Ciidamada daraawiishta ee dawlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxaana lasheegay in ay socota howl balaaran oo dib loogu soo celinayo deegaanada dawlad gobaleedka Puntland. Taliyaha ciidanka Daraawiishta Mudada KMG ah ayaa loo magacaabay G/Sare Siciid Axmed Maxamed (Shoodhe), waxaana looga fadhiyaa Taliyaha cusub in uu bilaabo shaqadiisa, isla markaasna waxaa lugu amray in uu la shaqeeyo gudiga dibu habeynta ciidamada Puntland. Talaabadan uu qaaday Madaxweynaha Puntland C/rixmaan Maxamed Faroole ayaa lugu sheegay mid horumar keenaysa deegaanada Puntland, waxaana umuuqataa Xukuumada Madaxweyne Faroole in ay xooga saartay arimaha dhanka amaanka ah, maadaama Puntland dhaawanahaan amaan la'aan baahsan ka jirtay. F. C. Geylan AllPuntland -
Gaalkacyo: New Police for the Security of the City
General Duke replied to Meiji's topic in Politics
Well done reer Abti, build up the region from Ducul, Ceel-gola to Hobyo. This move will secure Galkacyu and make it a super city in Somalia. -
Building the city of Bandar Siyaada [Qaw], Duke's holiday home
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
I will definitely buy my land to build the Villa as soon as possible insha Allah. -
The estimate of 2.4 million is an old count. The cities of Bossaso, Garowe & Galkacyu alone are close to that number. Consider that we have a large nomadic base and countless cities, towns, villages and dwellings across the vast region, the Duke;s estimate of 3.2 million is conservative at best. Thats why I dont agree with those old numbers.
-
Marka, Baidoa demo's against President Sharif
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. Why would you parade Mr Saxafi around like that. Maybe he knows the Queen of England is your mother. -
Marka, Baidoa demo's against President Sharif
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The clown speaks, adeer Yusuf had 40% of Somalia known as Puntland thus Sharif is at a disadvantage if he does not placate Puntland. Also we had Baidoa and most of Mogadishu.. Anyhow keep talking secessionist. -
Building the city of Bandar Siyaada [Qaw], Duke's holiday home
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Building the city of Bandar Siyaada [Qaw], Duke's holiday home
General Duke replied to General Duke's topic in Politics