General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Abdullahi Yususf is still has clout ya JB, thats why Yemen will never recognise you and also why it welcomes Puntland State of Somalia with open arms.
  2. Yemen oo Sheegtay In Puntland Ka Caawinayso Horumarinta Kaluumaysiga October 7, 20100 comments| leave your own!Dawladda Yemen ayaa sheegtay in Dawladda Puntland ay ka taageerayso arrimaha horumarinta Kaluumaysiga kadib markii masuuliyinta labada dhinac ay kulan wada qaateen. Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole iyo Wasiirka Kaluumaysiga Yemen Maxamed Shamlaan ayaa shalay ku kulmay magaalada Sanca ee Caasimada Yemen,waxaana ay kawada hadleen arrimaha Kaluumaysiga iyo sidii ay iskaashi u sameysan lahaayeen. Wada hadalka labadaan masuul ayaa diirada saarayay in Yemen ay kaluumaysatada reer Puntland ka caawiso horumarinta xirfadooda iyadoo labada maamulna ay sugayaan amniga kaluumaysatadooda maadama inta badan kaluumaysatada ay cabasho ka muujiyaan kooxaha Burcadbadeeda iyo maraakiibta shisheeye. Wasiirka Kaluumaysiga Yemen ayaa xusay in muhiim tahay labada maamul ay xoojiyaan sidii loo horumarin lahaa kaluumaysiga iyadoo laga duulayo heshiisyo hore u dhexmaray oo ku aadan arrimahaan. Madaxweynaha Puntland Dr.Faroole ayaa isagu sheegay in maamulkiisa uu Dawladda Yemen ka faa’ideysanaayo xirfadaha Kaluumaysi isla markaana diyaar u yahay in la isaga kaashado horumarinta xirfadaha kaluumaysatada. Horseed Media
  3. ^^^It will cost you a few quid , the hair is fake love.
  4. ^^^You have a point, but lets welcome who ever is appointed and give him a chance. Did this man work for the UN, or another NGO by any chance?
  5. ^^^Maybe soon, but they have met, the link to SabaNews is there for you to read..
  6. Duqa magaalada Bossaso oo aan ka waraysanay kulan lagu gorfeeyey horumarinta magaaloooyinka Puntland oo Duqaydu ay ku yeesheen Garowe. Garowe, Oct 05 - Duqayda magaalooyinka Puntland ayaa shir maalmo socday, nuxurkiisuna ayaa horuamrinta ilaha dhaqaale, adeegyada bulsho iyo qorshaha maga [...]
  7. Madaxweynaha Puntland oo la kulmey Madaxweynaha Yamen 7 Oct 7, 2010 - 8:07:51 AM Madaxweynaha Puntland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta 7 Oct,2010 la kulmey Madaxweynaha dalka Yamen Cali Cabdalla Salah. Kulankaan ayaa lagaga hadley xiriirka u dhexeeya Somalia iyo Yamen gaar ahaan midka Puntland oo uu Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax sheegey in muhiimad weyn u leeyahay wadankiisa. Kulanka labada Madaxweyne ayaa sidoo kale diirada lagu saarey la dagaalanka burcad badeedka iyo xoojinta amniga labada mandiqadood iyadoo lagaga hadley qaabkii labada dhinac isaga kaashan lahaayeen. Madaxweynaha dalka Yamen ayaa dhinaca kale carabka ku adkeeyey in ay muqadas tahay midnimada Somalia isagoo ku amaaney Puntland sida ay u ilaaliso. Mud.Salah ayaa sida wararka aan heleyno sheegayaan xusey in amniga Puntland iyo kan Yamen yahay mid muhiimad gaar ah u leh caalamka. Madaxweynaha Puntland Mud.Cabdiraxman Maxamad Farole ayaa dhankiisa ka mahad celiyey sida loogu soo dhoweeyey wadanka Yamen isagoo sheegey in labada dad walaalo yihiin [Yamen iyo Somalia]. Madaxweynaha Farole ayaa warbixin kooban ka bixiyey xaalada Somalia guud ahaan iyo gaar ahaan Puntland isaga oo tilmaamey in maamulkiisu dadaal ugu jirey adkeynta xasiloonida gobolka. Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland iyo waftigiisa ayaa qado sharaf laga siiyey Madaxtooyada dalka Yamen iyadoo uu goob joog ahaa Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax. Waftiga Madaxweynaha Puntland oo GO la hadley ayaa sheegey in safarkooda ahaa guul u soo hoyatey shacabka Somalia gaar ahaan Puntland iyadoo ay kor u kacdey sumcada caalamka ay ku leedahay. GAROWEONLINE
  8. Madaxweynaha Puntland Oo La Kulmay Madaxweynaha dalka Yemen October 7, 20101 comment| leave your own!Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud oo maalmahaan socdaal ku joogey dalka Yemen isaga iyo wefdi u hogaaminaayo ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Yemen Cali Cabdalle Saalax. Kulanka labada Madaxweyne ayaa ka dhacay magaalada Sanca ee caasimada dalka Yemen,wuxuuna ahaa mid looga hadlaayay arrimo kala duwan.waxaana kamid ahaa waxyaabihi ay kawada hadleen; -Xirrirka u dhaxeeya Yemen iyo Soomaaliya -Xaaladda ka taagan dalka Soomaaliya gaar ahaan kan Puntland -Arrimaha Burcadbadeeda Madaxweynaha dalka Yemen ayaa waxaa uu Madaxweynaha Puntland iyo wefdigiisa u sheegay in Dawladda Yemen ay taageerayso soo celinta nabada,xasiloonida iyo midnimada dalka Soomaaliya. Dr.Faroole Madaxweynaha Puntland ayaa isaguna uga mahadceliyey Madaxweynaha dalka Yemen qaabka ay Dawladiisa u taageerto Soomaaliya isla markaana ka qayb qaadato nabada iyo xasiloonida Soomaaliya. Wuxuuna ugu baaqay Madaxweynaha Yemen inuu xoojiyo xirrirka taarikhiga ee u dhaxeeyey dalalka Yemen iyo Soomaaliya. Wefdiga Madaxweynaha Puntland ee ku sugan dalka Yemen ayaa dhowrkii maalmood lasoo dhaafay kulamo kala duwan la qaatay Wasiirada Xukuumada Yemen,waxaana ugu danbeeyey kulan shalay ay la qaateen Wasiirada Warfaafinta iyo Kaluumaysiga. Horseed Media
  9. ^^^ SANA'A, Oct.07 (Saba)- President Ali Abdullah Saleh met here on Thursday with President of the Puntland State of Somalia Abdirahman Mohamed Farole ,who is currently visiting Yemen. Yea, mayb the government media of Yemen is also mixing things up. President Faroole has met, the Interior Minsiter, Foreign Minister, Minister of Fisheries, Information and now the President of the republic of Yemen. Not bad..
  10. Saleh meets President of Somalia Puntland State [07/October/2010] SANA'A, Oct.07 (Saba)- President Ali Abdullah Saleh met here on Thursday with President of the Puntland State of Somalia Abdirahman Mohamed Farole ,who is currently visiting Yemen. Talks in the meeting dealt with the Yemeni-Somali relations, the situation in Somalia and in particular in Puntland State, and outcomes of Farole's talks with Yemeni officials ,as well as issues related to combating piracy in the Gulf of Aden and coordinating efforts in this area. President Saleh reiterated Yemen's support to security, stability and unity of Somalia, noting that Somalia is a brotherly country and its security and stability concerns Yemen and all countries in the region. For his part, Farole commended the supportive positions of President Saleh to Somalia and his keenness on security and stability of Somalia, noting to the strong and historical ties between Yemen and Somalia. BA Saba
  11. Sanca:Madaxweynaha Yemen oo si rasmi ah u qaabilay Madaxweynaha Puntland..(Warbixin). Sanca:(Allpuntland)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa galabta si rasmi ah u qaabilay Wafdiga Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud oo ay kamidyihiin Wasiiro katirsan Golaha Xukuumada ee Puntland & Agaasimayaasha Dawlada Qaarkood kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay kulamo culus kawaday Caasimada Yemen ee Sanca. Kulanka labada Madaxweyne oo yimid kadib markii uu Madaxweynaha Yemen Qasriga Madaxtooyada ee Yemen uu ku qaabilay Wafdiga Madaxweyne Faroole ayaa ka waxaa ka qeybgalay Wasiirada Dalka Yemen oo ay ka dhexmuuqdeen Wasiirada Arimaha Gudaha & Dibada ee Dalka Yemen,Waxaana looga wada hadlay Arimaha Amaanka,Xasiloonida,Caafimaadka,Hor’umarka,Wadashaqeynta labada dhinac,Amaanka Gacanka Cadmeed & Arimo badan oo quseeya wadashaqeyn rasmi ah oo ay yeeshaan labada dhinac. Madaxweynaha Jamhuuriyada Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa intii uu kulankaasi socday sheegey in ay Muhiim tahay ka shaqeynta Amaanka Dalka Soomaaliya,isagoo si gaar ah usoo hadal qaaday dib u xoojinta Quwadii Soomaaliya & isku keenista dadka Soomaaliyeed oo uu sheegey inay yihiin Walaalo aanan marna kala maarmin kuwaas oo ay Yemena la tahay Deris dhow oo xataa ay Isir wadaagaan. Mr.Saalax Wuxuu sheegey in Dawlada Yemen aysan marna ka quusan doonin isku keenista Dhinacyada Soomaalida,Isagoo sheegey in Puntland ay tahay maamul maray jid aad loogu baahnaa kaas oo uu sheegey inuu yahay midka kaliya ee Soomaaliya isku keeni kara,Waxaana uu sheegey in dawladiisa & Puntland ay kawadashaqeynayaan dhamaan Arimihii ay Wasiirada Yemen isku raaceen Madaxweynaha Dawlada Puntland intii uu joogay dalka Yemen. Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa dhankiisa amaanay Taageerada Walaaltinimo ee ay Xukuumada Yemen la garabtaagantahay Soomaalida kala firdhisan,Madaxweyne Faroole wuxuu sheegey inay Muhiim tahay in laga wadashaqeeyo Dhinacyada Amaanka & Midnimada Soomaaliya,Waxaana uu Madaxweynuhu amaanay kaalinta ay Yemen uga jirto xaalada Soomaaliya isagoo sheegey in Yemen & Soomaaliya ay in ay labada dal ka dhexeeyaan Saaxiibtinimo & Walaaltinimo Soo jireen ah. Mr,Faroole Wuxuu sheegey in Dawlada Puntland ay aad usoo dhaweynayso islamarkaasna ay ka shaqeynayso isku keenista Soomaalida,Waxaana uu canbaareeyey Weerarada kaladuwan ee kooxo uu ugu yeeray Argagixiso ay ku hayaan labada dal,isagoo si gaar ah uga hadlay Kooxda Galgala oo ay Dawladiisu dagaal xoogan la gashay,, Kulanka labada Madaxweyne ayaa kusoo dhamaaday jawi aad u wanaagsan Waxaana ay isku raaceen dhamaan Arimihii ay kawada hadleen kuwaas oo kadhigaya in Yemen & Puntland ay sidoodii hore isaga soo dhawaadaan,Waxaana uu kulankan yimid kadib markii uu Madaxweynaha Puntland mudo todobaad ah kusuganyahay Wadanka Yemen isagoo la kulmay madax sare oo Yemen katirsan gaar ahaan Wasiirada Caafimaadka,Arimaha Gudaha,Arimaha Dibada,Kaluumaysiga,Warfaafinta & kuwo kale oo ay isku raaceen Qodobo muhiim ah. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  12. ^^^Showgi adeer, I am not sure what you are refering to. Read the title this is "shocking" and a gain a "disgusting" story. However the "Prince" has damaged the whole family who's decadenet lifestyle has been in the rumour mills for decades. The fact that he is in custody and being charged is another point. However the victim is dead, and by all accounst lived a terrible existence for a few years as this man's "companion".
  13. ^^^At every turn, a commitee should be set up to investigate. The ONLF landing, the looting of the money by UDUB, and now Universal TV. The President needs to set up a commitee to investigate these commitees
  14. ^^^LOL@ of course he is gay. The story is disgusting and the western media is running with it. This man father is a nephew of the King and his mother is the Daughter of the king. He has damaged his family famously.
  15. This is ammusing, the secessionist reaction is even more so. Do go on.
  16. Saudi prince not in gay relationship with alleged murder victim, says lawyerProsecutors allege Saud Abdulaziz bin Nasser al Saud killed Bandar Abdulaziz in an attack which had a 'sexual element' Press Association guardian.co.uk, Wednesday 6 October 2010 15.37 BST Article history The prince admits killing Bandar Abdulaziz, 32, (above), but denies murder. Photograph: Metropolitan Police/PA The lawyer for a Saudi prince accused of murder has denied that his client and the alleged victim were in a gay relationship. Jurors heard that Saud Abdulaziz bin Nasser al Saud killed Bandar Abdulaziz, 32, in a London hotel room they shared in February this year. Prosecutors allege it was a ferocious attack which had a "sexual element". Dobomir Dimitrov, a porter from the Landmark Hotel in Marylebone, central London, who went to the men's room during their stay, said: "I would describe them as a gay couple." But the prince's barrister, John Kelsey-Fry QC, said in cross-examination: "It is not accepted that this was in fact a gay couple – but I readily accept that you had the impression they were a gay couple." Dimitrov, who is gay himself, said they were not behaving like two heterosexual men in the way that they were hanging up their clothes in colour-coded order on hangers he brought to the room. He said of the taller of the two men: "It was impossible not to notice that he was homosexual." Kelsey-Fry said: "You had an effeminate gay man sharing a room with another man and colour coding their clothing?" "Yes," Dimitrov replied. "That is why you were led to the impression of them being a gay couple?" asked Kelsey-Fry. "Yes," the witness answered. The prince, 34, admits killing Abdulaziz but denies murder and a separate charge of grievous bodily harm with intent relating to an alleged assault on Abdulaziz in a lift at the hotel weeks before. The court today heard further details of the two men's activities in the period leading up to the alleged murder. They had come to Britain to stay one night at the Landmark hotel at the end of December before travelling to the Maldives. The prince had travelled on a business class ticket costing £3,647.80 and Abdulaziz in economy for a fare of £891.60. The men had returned to stay at the hotel on 20 January, dining that night at the Nobu restaurant in Berkeley Street, central London. Rene Castillo, a hotel porter, said they went to "fine dining restaurants". The shorter of the two men was "quite generous" leaving tips, Castillo said. Michel Lengui, deputy manager at Scalini's restaurant where the two men dined with a third man on 24 January, said: "One of them looked a bit effeminate and therefore I assumed they might have been gay." The dinner took place two days after the alleged assault on Abdulaziz captured on CCTV. George Rodrigues, a barman at the restaurant, said one of the men was "very quiet" and was wearing sunglasses which he found "really strange", as well as a black woolly hat. "He had swelling to his lips and he appeared to be having difficulty as he was eating his food. He kept his head down and never really looked at me directly in the face at any time," he said. The trial continues.
  17. The prince admits killing Bandar Abdulaziz, 32, (above), but denies murder. Photograph: Metropolitan Police/PA