
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Sidee Degmada Qardho loogu soo dhaweeyey Wafdiga Dhakhaatiirta Turkiga ah [Warbixin & Sawiro] October 30, 20101 comment| leave your own!17 Share Dadweynaha degmada Qardho ee Gobalka Karkaar oo ay horkacayaan Maamulka Gobalka iyo kan degmada Qardho ayaa Maantey si cajiib ah usoo dhaweeyey Wafdiga Dhakhaatiirta Turkida ah ee uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka Puntland Prof. Cali C/laahi Warsame. Soo dhaweynta maantey ka dhacdey Qardho waxay ahayd mid ka duwan soo dhaweynihii hore ee ay kala kulmeen shacabka Gaalkacyo iyo Garowe. Waxaa la oran karaa waxaa maantey soo dhaweyntan isagu soo baxay shacabkii Qardho oo dhan waxayna wafdiga uga horyimaadeen duleedka magaalada Qardho, wafdiga ayaa magaalada waxaa usoo galbiyey oo horkacayay Fardo soo dhaweynta si weyn uga qaybqaatey isla markaasna hor socdey gawaarida wafdiga ilaa ay kasoo galeen Hotelkii loo diyaarshey inay wafdigu dagaan. Wasiirka Caafimaadka iyo dhakhaatiirtuba gawaarida ayay kasoo dagteen markii lasoo gaarey Kantaroolka Qardho oo ay dadku ku sugayeen Wafdiga, waxaana halkaas uu wasiirku ku salaamay maamulka iyo dadweynaha soodhaweeyey wafdiga iyadoo uu wasiirku la Hadley dadkii faraha badnaa ee banaanka magalada kusoo dhaweeyey isla markaasna uga mahadceliyey soo dhaweynta cajiibka ah ee ay kala kulmeen Shacabka Qardho. Sidoo kale dadweynuhu waxay taxnaayeen dhinacyada wadada laamiga ah iyaga oo lulayay Calamada Puntland iyo Dawlada Turkiga waxay kaloo tumayeen shacabku durbaano iyo sacab, sidoo kale waxay ku luuqaynayeen heeso ay isla jiibinayeen ayna kusoo dhaweynayeen waftiga. Soo dhaweyntan ayaa ahayd tii ugu balaarneyd ama ugu cajiibsanayd. Dhakhaatiirta ayaa la dajiyey Hotel Gufure oo ku yaal bartamaha Qardho, waxaana halkaas loogu sameeyey qado sharaf, kadibana waxaa la geeyey Cusbitaalka Qardho oo ay isla galabta ka hawlgaleen. Maamulka Isbitaalka Qardho iyo wafdiga ayaa Cusbitaalka ku kulmey waxaana halkaas warbixin ka jeediyey maamulka Isbitaalka Qardho oo sheegay in cusbitaalka la dhisay 1960-kii ayna dhistey dawlada Talyaanigu iyadoo Isbitaalku uu si rasmi ah u shaqeynayo. Dhakhaatiirta Isbitaalka ayaa ah 4 dhakhtar oo labo ka mid ahi ay yihiin ajanabi si toos ah uga hawlagala Isbitaalka waxaana la diyaarshey sida maamulaha Isbitaalku sheegay 750 qof. Qaybaha Isbitaalku ka kooban yahay oo gaaraya 7 ayaa maamulku sheegay inay diyaar yihiin ayna shaqeynayaan isla markaasna ay dhakhaatiirta u diyaariyeen shaqaalihii iyo dhakhaatiirtii la shaqeyn lahayd, markaas kadib ayaa dhakhaatiirtu waxay sheegeen inay hawsha bilaabayaan galabtaba oo aysan waqti dhuminayn si ay ugu adeegaan bukaanka sugaya. Wasaaradda Caafimaadka Puntland Magaalada Qardho
-
You can say Yey created Ayatollah Khomaini for all you like. The fact is simple, Godane, Afghani and others are from Hargaysa. That Sacid Caynab was executed in Galgala was an operative from Hargaysa and the Burco clan of Siilanyu. This is a big development and we will uncover it. Be prepared lads.
-
The link between Godane's terror group and th secessionist group in Hargaysa is slowly being uncovered.
-
Somaliland's support for instability and terrorism This week's revelation that senior officials in Somaliland's intelligence organization were actively involved in aiding Al Shabaab terrorists is reflective of Somaliland's secretive support for terror groups who destabilize southern Somalia (incl. Mogadishu) and more recently, the stable neighboring State of Puntland. With the Grace of Allah, Puntland troops overwhelmed Al Shabaab terrorists in Galgala hills area who were formerly led by Mr. Mohamed Said Atom – a man on U.S. wanted list but who now lives in Burao, a town controlled by Somaliland authorities. READ: Somalia: Al Shabaab rebel Atom 'hiding in Somaliland': Report The revelation was declared by the Puntland Intelligence Agency (PIA) – a covert organization in Puntland trained and supported by U.S. counterterrorism agencies based in Djibouti. According to the PIA, a Somaliland intelligence official was named Said Salah Eynab who was killed in action in the Galgala area by Puntland government troops while "fighting alongside Al Shabaab". Puntland government documents obtained by Garowe Online dating back to 2006 indicate that Somaliland's administration supported Atom's militia in Galgala area as a way to open a war front against Puntland. The idea was quite simple: with Mogadishu at war, it was only the stability of Puntland that threatened to break apart Somaliland's grand lie of saying: "Somaliland is peaceful while Somalia burns". So Somaliland actively supported terrorist groups, even turned a blind eye to the active recruitment by Al Shabaab in Burao town, in order to start a war in Puntland. But when Puntland government forces began to crush the Al Shabaab insurgents, and Atom ran to the terrorist safe houses in Burao, Somaliland Interior Minister Mohamed Abdi Gabose begun speaking softly towards Puntland for the first time in Somaliland' s militaristic history. Gabose held two separate press conferences – both held as Puntland troops stormed up mountains and hunted down the terrorists (coincidence?). Somaliland knew Puntland was winning the war too fast – and they sought to portray themselves publicly as those seeking peace and "security cooperation" with Puntland. Somaliland must allow its public to regain self-confidence and lost identity. Blaming all of Somalia's ills on Mogadishu while parading Somaliland as the "angel of East Africa" is simply the politics of amateurs who believe they are smarter than everyone else, only to find an empty house later. Yes, there is much to praise about the Somaliland people's struggle to rebuild bombarded cities in Hargeisa and Burao, but the Somaliland government's covert support for terrorism and allowing Al Shabaab recruitment inside major towns in Somaliland is something with long-term consequence for the people of Somaliland, who should be aware of their own government's activities. The people of Somaliland must come to realize that the unending pursuit of a dream called recognition comes with a heavy price. Today's Somaliland is not different than any other part of Somalia in terms of economic, development or social indicators. Like all fellow Somalis, Somaliland's elite are exiled in the West and Somaliland youth are paying human smugglers in increasing numbers to reach the Middle East and beyond, due to the extremely desperate conditions on the ground. Somaliland's government should invest in its population, in creating educational and employment opportunties for youth, instead of funding clan wars and military aggression in Sool region or covertly aiding Al Shabaab terrorists to destabilize Mogadishu and Puntland. It is somewhat understandable that Somaliland's ***** clan suffers inferiority complex in the face of a perpetual ******-***** struggle for dominance in Somalia since the country's independence in 1960, but peace and stability should never be sacrificed for emotional sentiment and historical revisionism.
-
Hargaysa behind Al Shabaab Godane, Afghani mere agents
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Che adeer, Mogadishu is already destabalised. Al Shabaab was no more than a clan entity in the days of Cayro. Then it served a single clan led by Xasan Dahir Aways and his henchmen. Today it has splintered into the Roobow clan groupings in SW Somalia. Godane with his SL, connections, each wing serves its clans at the detrement of others.. -
source
-
Allah yarxam. May Allah bestow his mercy on the deceased and give strength to his family and friends in this most difficult of time..
-
Beled-Hawo: Bare Hiiraale again flees , Al Shabaab back in
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Yeah, calling him a leader of thugs and highlighting how his gang just killed a pregnant uprooted young woman is dissent? What world do you reside in again. Gacan ku dhiiglaha toogtay haweenayda uurka ah ayaa la sheegay inuu ku furay rasaas gaari meesha marayey ka dibna ay rasaastii qabsatay haweenayda oo meesha ka agdhawayd. Col Hiiraale oo kal hore ay ciidamada Itoobiyaanku u diideen inuu la hadlo warbahinta, laguna xabisay gurigiisa ayaanan wax war ka soo bixin. :eek: Dhacdadaan oo ah mid la filayey inay ka dhici doonto deegaanada ay gacanta ku hayaan ********tu, ayaan noqon doono mid abuuri karto aaano qabiil, aarsina keeni karta, taasoo badanaa caadi iska ah, gaar ahaan meel ay ********i u talisay. Magaalada B/xaawo ayaa dadkii ku haray ay dhamaan la soo baxeen qoryahoodii si ay naftooda uga difaacaan ********ta. -
Beled-Hawo: Bare Hiiraale again flees , Al Shabaab back in
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
********ta uu Horkacayo Col Hiiraale oo Gabar Uur ah Ku Toogtay B/xaawo Posted by Gedo Friday, October 29 @ 00:05:40 EDT ********ta uu horkacayo Col Barre Hiiraale ayaa maanta ku toogtay gabar xaamila ah oo magaceeda la yiraahdo Muraayad Macalin Rashid Sheekh C/raxmaan. Marxuumadaan oo ka mid ahayd dadkii ka qaxay magaalada markay dagaaladu dhaceen. Marxuumadda waxay ku soo noqotay magaalada si ay uga qaadato gurigeeda alaabo u taalay ka dibna ay ugu noqoto xerada qaxootiga ee Mandheera. Gacan ku dhiiglaha toogtay haweenayda uurka ah ayaa la sheegay inuu ku furay rasaas gaari meesha marayey ka dibna ay rasaastii qabsatay haweenayda oo meesha ka agdhawayd. Col Hiiraale oo kal hore ay ciidamada Itoobiyaanku u diideen inuu la hadlo warbahinta, laguna xabisay gurigiisa ayaanan wax war ka soo bixin. Dhacdadaan oo ah mid la filayey inay ka dhici doonto deegaanada ay gacanta ku hayaan ********tu, ayaan noqon doono mid abuuri karto aaano qabiil, aarsina keeni karta, taasoo badanaa caadi iska ah, gaar ahaan meel ay ********i u talisay. Magaalada B/xaawo ayaa dadkii ku haray ay dhamaan la soo baxeen qoryahoodii si ay naftooda uga difaacaan ********ta. Amaanka B/xaawo ayaa gacanta ka baxay ka dib markii dhac iyo boob uu ka bilowday magaalada, iyadoo ay soo galeen dad habqan ah, oo u bartay inay dadka dhacaan mooyee inaanan la noolaan karin. Wixii war ah oo soo kordhan halkaan kala soco.. Gedoweb Online -
Beled-Hawo: Bare Hiiraale again flees , Al Shabaab back in
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
I think the State Department has not called Al Shabaab to give Hiiraale a safe route yet.. -
Insanity: doing the same thing over and over again and expecting different results. Albert Einstein
-
Shir Dib u Heshiisiin Soomaaliyeed oo lagu qaban doono Kampala, Uganda? Friday, October 29, 2010 Thursday, October 28, 2010 -- Mahiga oo Garoonka Muqdisho kula kulmay Sheikh Shariif iyo Shariif Xasan Sunday, October 24, 2010 -- Hasha maqaarka diidaysaa daldalool bay ka eegtaa (Jawaabtii waraysigii Prof. Samatar) | Dr. Abdullahi Spanish Sunday, October 24, 2010 -- Shariif Xasan oo ka jawaabey Warsaxaafadeedkii Sh. Shariif, Baarlamaankana isugu yeeray Arbacada kuna codeeyaan si Qarsoodi ah QM oo Heshiiskii Is-Afgarad ee Badda (Somalia & Kenya) ka dhigay Waxba kama Jiraan.... Maxaa ka jira in Beesha Caalamka ay wado Qorshe lagu Abaabulayo Shir dib u heshiisiin Soomaaliyeed oo Cusub… Markii is mariwaagu dhex maray madaxda sare ee dowladda federaalka isla markaana uu weli codka kalsoonida uusan helin Ra’isul Wasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Max’ed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in beesha caalamka ay wado qorshe lagu qabanqaabinayo shir dib u heshiisiin Soomaaliyeed kaas oo la filayo in laga qaybgeliyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada. Ergayga gaarka ah Qaramada Midoobey ee soomaaliya Mr Mahiga oo Arbacadii (Oct 27) soo gaaray magaalada Muqdisho kadibna kulamo la qaatay Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa waxyaabihii kullankaasi la iskula soo qaaday waxaa ka mid ah sida wararka lagu helayo in lagu wargeliyey in la qaban doono shirweyne dib u heshiisiin ah oo lagu soo dhisi doono Dowlad Soomaaliyeed maadaama uu is qabqabsigu ka dhamaan la’yahay madaxda sare ee Dowladda kumeelgaarka ah. Wararka aanu helayno ayaa waxay sheegayaan in shirkaasi ay garwadeen ka noqon doonto Qaramada Midoobey, waxaana la filayaa in lagu qabto horaanta sanadka 2011 ee soo socda Magaalada Kampala oo noqon doonta in markii ugu horeysay ay martigeliso shir dib u heshiisiin Soomaaliyeed maadaama Uganda ay ugu horeyso wadamada ay ciidamada badan ka joogaan Soomaaliya, isla markaana ay tahay Dowladda ay ciidamadeedu difaacayaan Dowladda Federaalka ee haatan ka jirta dalka Soomaaliya. Wadamada deriska la ah Soomaaliya waxa ay inta badan martigeliyeen shirar dib u heshiisiin Soomaaliyeed, waxaana ka mid ah wadamadaasi Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti oo laba jeer martigelisay, waxaana haatan qorshuhu yahay in Magaalada Kampla ay iyana martigeliso markeeda shir dib u heshiisiin Soomaaliyeed oo la isugu keenayo qaybaha kala duwan ee Bulshada. Maxay tahay ujeedada ka dambeysa in waqtigaan la qabanqaabiyo shir dib u heshiisiin Soomaaliyeed kadib markii Dowladdii lagu soo dhisay dalka Jabuuti dhawaan uu waxqabadkeedii noqday mid kooban isla markaana madaxda ugu sareysa Dowladda dhowr jeer uu soo kala dhex galay khilaafaad taasoo sababtay in la eryo ama uu iscasilo Guddoomiyihii Baarlamaanka ee hore Sheekh Max’ed Nuur (Sheekh Aadan madoobe) iyo Ra’isul Wasaarihii hore ee Cumar C/rashiid Cali Sharmaake waxaana haatan is haysta labada mas’uul ee ugu sareysa Dowladda FKMG ee kala ah Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Guddoomiye Shariif Xasan Sheekh oo aysan hadda muuqan saansaan ay ku heshiinayaan inkastoo ay dhawaan sheegeen in ay heshiiyeen haddana waxaa laga dhandhansan karaa in khilaafkoodu weli uu jiro markii uu Muqdisho soo gaaray ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey Mr Mahinga. Beesha Caalamka ayaa waxa ay wadaan qorshayaal kala duwan oo ku saabsan in Baarlmaanka hadda jira ee ka kooban 550-ka xubnood laga dhigo 220 xildhibaan, Golaha Wasiirada ayaa iyana lagu wadaa in laga dhigo 18 xubnood kadib markii beesha caalamka ay u weysay mushaaraadkii isla markaana Baarlamaanku uu noqday mid hayaacdo ah, marka la qabto shirkaan dib heshiisiinta ee warkiisu soo baxay ayaa waxaa lagu wadaa in Qaramada Midoobey ay yeelato fadhi ay ku ansixineyso in Soomaaliya loo diro 20-kun oo Ciidan ah. Aan dib u qooraansano dowladihii horey loo soo dhisay gaar ahaan middii lagu soo dhisay Tuulada Carta ee Madaxweyne loogu soo doortay C/qaasim iyadoo u harsan tahay hal sano iyo dheeraad ayaa Beesha caalamka waxa uu qabanqaabiyey shir dib u heshiisiin ah sidoo kale Dowladdii uu madaxda ka ahaa C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa iyana waqtigeeda dhameysan waxaana lagu dul abaabulay shir dib u heshiisiin ah, waxaana haatan muuqata in dowladda Federaalka ee haatan jirta oo ay u harsan tahay dhowr bilood in iyana lagu dul qabanqaabiyo shir dib u heshiisiin ah. W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com
-
Bosaso: Yemen's CAC Bank delegation arrive in Puntland; PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Indeed, Puntland is taking the right steps, but more needs to be done.. -
Bosaso: Yemen's CAC Bank delegation arrive in Puntland; PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Indeed, Puntland is taking the right steps, but more needs to be done.. -
Beled-Hawo: Bare Hiiraale again flees , Al Shabaab back in
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Al Shabaab are facing an easy enemy in Sharif Ahmed. So long as we have the corrupt Ala Shiekh group there will be little progress. -
Bosaso: Yemen's CAC Bank delegation arrive in Puntland; PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Bosaso: Yemen's CAC Bank delegation arrive in Puntland; PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
SOURCE -
Bosaso: Yemen's CAC Bank delegation arrive in Puntland; PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Bosaso: Yemen's CAC Bank delegation arrive in Puntland; PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
SOURCE -
Bosaso: Yemen's CAC Bank delegation arrive in Puntland; PICS
General Duke posted a topic in Politics
Wefdi kasocda Bangiga Yemen oo Soo gaarey magaalada Bosaaso (Sawiro) October 29, 20100 Wefdi kasocda Bangiga Co-operative and Agricultural Credit (CAC) ee Yemenayaa shalay soo gaarey magaalada Bosaaso,waxaana soo dhoweeyey masuuliyin ka tirsan Dawladda Puntland oo la qaatay kulan ay kaga hadlayeen arimo badan. Habeenimadii xalay ayaa wefdiga Bangiga CAC ee Yemen oo lagu magacaabo Axmed Xamiid casho sharaf loogu sameeyey Hotel Juba ee magaalada Bosaaso,waxaana goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland Maxamuud Xayir Ibraahim,Siyaasi Cali Cabdi Awaare iyo Ganacsato kala duwan. Labada dhinac ayaa qaatay kulan ku saabsan sidii labada wadan ee Puntland iyo Yemen ay u yeelan lahaayeen iskaashi balaaran dhanka ganacsiga. Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland Maxamuud Xayir Ibraahim oo maanta saxaafada la hadlaayay ayaa sheegay in wefdiga kasocda Bangiga Yemen uu u yimid degaanada Puntland sidii ay xarun uga furan lahaayeen maadama dhowaan dalka Yemen ay kulan kuwada qaateen masuuliyinta Bangiga iyo Wefdi u hogaaminaayo Madaxweynaha Puntland Dr.Faroole. Wuxuu intaas ku daray in Axmed Xamiid xubinta kasocda Bangiga CAC uu booqasho ku sameeyey Maxjarka Bosaaso,xarunta rugta ganacsiga Puntland iyo goobo kale. Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland ayaa sheegay in ay talaabadan ay soo kordhinayso horumar aad u balaaran ayna soo dhoweynayaan ka ganacsato ahaan. Si kastaba Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa safar dhowaan uu ku tegay dalka Yemen la kulmay masuuliyinta Bangiga CAC ayna kawada hadleen in ay xarun ka furtaan degaanada Puntland. Horseed Media -
Bosaso: Yemen's CAC Bank delegation arrive in Puntland; PICS
General Duke posted a topic in Politics
Wefdi kasocda Bangiga Yemen oo Soo gaarey magaalada Bosaaso (Sawiro) October 29, 20100 Wefdi kasocda Bangiga Co-operative and Agricultural Credit (CAC) ee Yemenayaa shalay soo gaarey magaalada Bosaaso,waxaana soo dhoweeyey masuuliyin ka tirsan Dawladda Puntland oo la qaatay kulan ay kaga hadlayeen arimo badan. Habeenimadii xalay ayaa wefdiga Bangiga CAC ee Yemen oo lagu magacaabo Axmed Xamiid casho sharaf loogu sameeyey Hotel Juba ee magaalada Bosaaso,waxaana goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland Maxamuud Xayir Ibraahim,Siyaasi Cali Cabdi Awaare iyo Ganacsato kala duwan. Labada dhinac ayaa qaatay kulan ku saabsan sidii labada wadan ee Puntland iyo Yemen ay u yeelan lahaayeen iskaashi balaaran dhanka ganacsiga. Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland Maxamuud Xayir Ibraahim oo maanta saxaafada la hadlaayay ayaa sheegay in wefdiga kasocda Bangiga Yemen uu u yimid degaanada Puntland sidii ay xarun uga furan lahaayeen maadama dhowaan dalka Yemen ay kulan kuwada qaateen masuuliyinta Bangiga iyo Wefdi u hogaaminaayo Madaxweynaha Puntland Dr.Faroole. Wuxuu intaas ku daray in Axmed Xamiid xubinta kasocda Bangiga CAC uu booqasho ku sameeyey Maxjarka Bosaaso,xarunta rugta ganacsiga Puntland iyo goobo kale. Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland ayaa sheegay in ay talaabadan ay soo kordhinayso horumar aad u balaaran ayna soo dhoweynayaan ka ganacsato ahaan. Si kastaba Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa safar dhowaan uu ku tegay dalka Yemen la kulmay masuuliyinta Bangiga CAC ayna kawada hadleen in ay xarun ka furtaan degaanada Puntland. Horseed Media -
The Barbarians, Al-Shabab murdered two innocent girls.
General Duke replied to Chimera's topic in Politics
Some will say, it was the Amxaro.. Others will say they did for "Islam".. And some will just hide out for a few weeks. -
Beled-Hawo: Bare Hiiraale again flees , Al Shabaab back in
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamada Dawladda Federaalka ee Soomaaliya iyo kuwa Ahlu-Sunna Waljameeca ayaa maanta isaga baxay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo kadib markii ay dhowaan kala wareegeen Xarakada Al-Shabaab. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaaya ka bixitaanka labada dhinac,waxaana ay wararku sheegaayan in ay ka danbeysay kadib markii ay isku fahmi waayeen qaabka loo maamulaayo degmada. Ciidamada Al-Shabaab oo ku sugnaa meel aan sidaas uga fogeyn degmada ayaa durbadiiba soo galay degmada oo ay la wareegeen iyadoo aan wax dagaal dhicin. Ciidamada Dawladda Federaalka iyo Ahlu-Sunna ayaa la sheegay in ay u jiheysteen dhanka iyo degmada Doolow oo ay markii hore kasoo duuleen. Xaalada degmada Beledxaawo ayaa deggan,balse waxaa la filan kara in ay Ciidamada Dawladda iyo Ahlu-Sunna Waljameeca ay weerar soo qaadan. Dagaaladii u danbeeyey ee ka dhacay degmada Beledxaawo ayaa Hay’ada Qaxootiga aduunka ee UNHCR sheegtay in ay ku barakaceen 60,000-qof. Horseed Media -
Garoowe:(Allpuntland)-Ciidamada Sirta ee Dawlada Puntland ayaa Fashilyey islamarkaasna sheegey Dhimashada Taliye sare oo katirsan Ciidamada Sirdoonka ee Somaliland kaas oo ku geeryooday Dagaaladii todobaadyo ka hor kadhacay Deegaano kamid ah Tuulada Galgala gaar ahaan Colmadow oo ka tirsan Toga Sugure. War kasoo baxay Ciidamada Sirdoonka ee Dawlada Puntland ayaa lagu sheegey in Taliyahan oo lagu magacaabi jiray Siciid Saalax Ceynab uu ka barbardagaalamaya islamarkaasna la shaqeynayey Kooxdii uu hogaaminayey Maxamed Siciid Atam kuwaas oo ay Dawladu ku guulaystaya Dagaalo lagu soo afjaray. Taliska Sirdoonka Dawlada Puntland wuxuu sidoo kale sheegey in inkabadan 70-Askari oo kamid ah Ciidamada Sirta ee Somaliland ay kamid ahaayeen malayshiyaadkii Atam,waxaana sidoo kale ay sheegeen in Dawladu ay baaritaano ku hayso Saraakiil kale oo la tuhunsanyahay inay ku geeryoodeen dagaaladii ka dhanka ahaa Atam oo Todobaadyo ka hor ka dhacay Deegaano kamid ah Tuulada Galgala. Warkan kasoo baxay Ciidamada Sirdoonka ee Dawlada Puntland ayaa imaanaya xili ay Dawladu horey u muujisay sida ay uga walwalsantahay in Maamulka la magacbaxay Somaliland ay wadashaqeyn dhow la leeyihiin Malayshiyaadkii ay Dawladu soo afjartay,waxaana ay horey Saraakiil katirsan Ciidamada Sirdoonka Puntland APL u xaqiijiyeen in dhaawacyo kamid ah Ciidamada Atam lagu dabiibayey Magaalooyinka Burco & Hargeysa. Cabdiqani Xayir Allpuntland
-
Ma Dhabaa in Ciidamo katirsan Mamulka Somaliland ka Qaybqaateen Dagaalkii Buuraha Galgala. Posted by Ali on October 29th, 2010 Garowe(Puntlandi.com);- War ka soo baxay ciidamada sirdoonka dawlada Puntland ayaa lagu shaaciyay in saraakiil katirsan mamulka somaliland ku waxyeeloobeen hawlgalkii buuraha Galgala. Ciidamada sirdoonka dawlada puntland ayaa sheegay in dagaalkii buuraha Galgala ku geeriyooday Siciid Saalax Ceynab oo kamidahaa saraakiisha sare ee sirdoonka mamulka Hargaysa kaa oo ka bar’bardagaalamayay ciidamada daraawiishta dawlada puntland. Sirdoonka Dawlada puntland waxaa sidoo kale shaaciyeen in ay jiraan ciidamo gaaraya 70-Askari oo katirsan mamulka Hargaysa ku sugnaayeen buuraha Galgala kuwaa oo lacadeeyay in dagaalka si toosa uga qayqaadanayeen. Warkan ka soo baxay sirdoonka dawlada Puntland ayaa intaa ku daraya in dhimasho iyo dhaawac soo gaareen ciidamo katirsan mamulka somaliland oo dagaalka ku jiray. Dawlada Puntland si toosa uma cadayn in wadaadka Maxamed Siciid Atam iyo mamulka Somaliland xiriir lahaayeen mana caday halka iyo sababta ciidamada Somaliland dagaalka ugu jireen. Warkan ka soo baxay sirdoonka Dawlada Puntland waxaa uu ku dabajooga warar maalma kahor soo baxay kuwaa oo tilmaamay in Hogaamiyaha maleeshiyaadka dawlada Cagta marisay Atam uu ku suganyahay degmada Burco oo katirsan dhulka ay mamusho mamulka Hargaysa. Ali Ahmed Abdi