
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Somalia: Puntland Oil is transformational moment for the Somali's...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Insha Allah khayr.. -
Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa saakay aroor weerar saf balaaran ku qaaday fariismo ay Al-Shabaab ku lahaayeen degmooyinka H/wadaag, Hodan, Wardhiigley, Boondheere. Weerarkan qorsheysan ayay ciidamadu kula wareegeen isgoysyada Aadan Cadde, Folerensa, Afarta Jerdiiyo, Cali Kamiin, Carwo Idko, Baar Ubax, Towfiiq iyo Siinaay, waxaana ay horay ugu dhaafeen oo ay qabsadeen suuqyada waaweyn ee Bakaaraha iyo suuq Bacaad, sida uu warbaahinta u sheegay Taliye Caanood. Dagaalku wali waa uu socdaa isaga oo goos-goos ah, waxaana ay ciidamada dowladdu kaabiga ku hayaan garonka weyn ee ciyaaraha Stadio Muqdisho oo ka mid ah saldhigyada waaweyn ee Al-Shabaab. Waxa uu sheegay in khasaaraha Shabaabku ee degmada Wardhiigley yahay ilaa iyo iminka 15-dhimasho, labana ay nolol ku qabteen, waxaana dhanka ciidamada dowladdu uu sheegay in laba askari ay kaga shihiiday dagaalkii saakay. Ma jiraan wax war ah oo wali ka soo baxay Al-Shabaab, waxaana uu dagaalka saakay uu ku soo beegmayaa xilli mudooyinkan dambe ay magaalada Muqdisho aheyd mid daggan. SAWIRADA DAGAALADA IYO GOOBAHA LA QABSADAY GOORDHOW FILO. Wixii ku soo kordha kala soco CALANKA.COM
-
^^^Nassir adeer spare us the waffle. Attam has long been defeated, its the government that has won the day and forced a Carthaginian peace on the supporters of the agent of Al Shabaab. Your usual over the top emphasis and hyping up of the importance of your sub group aside there is nothing new here and the oil exploration will not be stopped because of these noted delusions.
-
Adeer, no one is hating on the NW of Somalia and if the maps, links and press releases from the British Government is hate, then I guess you need to get some help ASAP. However I have no qualms coming here and adding to the topic, its good to keep it at the top of the forum no doubt the real secessionists are quietly observing behind the scenes losing their British loving minds.
-
^^^Seems like you are trying to make an allegation that the secessionist have been making for a long time. The pirates are mostly Somali's from Konfuria and thus needed translators to understand the Hargaysawi dialect. You can say in Garowe you have some veteran Shipp/hostage negotiators who have released many ships in the past due to their proximity to the Indian Ocean. The SNM delegation needed only to show their Somalianimo which by all accounts they did, in a blue and white manner..
-
Galgala was never an issue but a village in Bari which became occupied by a terror agent for Al Shabaab he has been defeated and now is seeking peace. Nothing major here, Al Shabaab have been on the back heel for a while now. As for Ufain & Garowe drilling that has nothing to do with this issue and aside from the stories some are making up as a last straw. Now peace with locals and peace for the villages are important for Puntland. Oil exploration is good for Puntland. And thus Siilanyo sending his minister of Tourism, wow what a title to covet and one that led to the attempted sale of ones people highlights the involvement of the secessionist as we have known.
-
Siilaanyo oo dadaal ugu jira inuu ka hortago heshiis dhexmara puntland iyo Sh. Atam,wasiirna u direy Sanaag, isna wuxuu u safrey Boorame Posted by Pi on July 27th, 2011 Hargeysa(puntlandi) Madaxweynaha Maamulka la baxey Somaliland, Siilaanyo ayaa waxaa soo foodsaarey cadaadis siyaasadeed oo uga imanaya G.Awdal iyo walwal uu ka qabo dhaqdhaqaaqa nabadeed ee puntland ka wado gobolka Sanaag. Siilaanyo wuxuu saaka u direy Sanaag wasiirkiisa Horumarinta Miyiga Maxamud Jamac Gacamey oo isagu ah nin kasoo jeeda deegaanka, ujeedada safarkiisuna waa inuu ka hortago Wada hadalka nabadeed ee Puntland kula jirto Shiikh Atam. Dhinaca kale Siilaanyo oo cadaadis siyaasadeed uga yimid dhinaca Galbeedka ayaa saaka u safrey magaalada Boorame balse markuu marayey magaalada Gabiley ayaa Dad careysan ku mudaharaadeen iyagoo mudaharaadka u adeegsadey kabahooda oo ay ku tuureen, waxaana la socdey oo uu kaxeystey Ciidan Xoogan. Siilaanyo oo horey si toosa u taageeri jirey amaan xumada iyo hurinta colaada meelo kamid ah Puntland ayaa hada usoo jeestey inuu ka shaqeeyo inuu ka hortago Wadahadalada Nabadeed ee Puntland kula jirto Maleeshiyaadkii Shiekh Atam. Wasiirkiiska uu saaka Siilaanyo u direy Sanaag oo ah Wasiirkiisa Reer Miyiga Maxamuud Gacamey oo hada ku sugan Ceerigaabo ayaa wadahadalo hoos hoose ka wada Deegaanka isagoo ujeedadiisu tahey inuu khalkhal galiyo wadahadalada nabada puntland. Safarka uu saaka ugu kalahey Siilaanyo magaalada Boorame ayaa iyana ka dambeysey Jahawareer ku yimid siyaasadiisa iyo walwal uu ka qabo Gobolka Awdal, isagoo isla markaasna ka walwalsan horumarka nabadeed ee Puntland ka socda. Kala soco Puntlandi.com wixii soo kordha xogtaan. Puntlandi.com
-
Somalina;737046 wrote: British Office Somalia Upper Hill Road PO Box 30465-00100 Communications Section Telephone: (254) (0) 20 2844 000 Direct dial: (254) (0) 20 2844 292 www.ukinkenya.fco.gov.uk 11 May 2011 “The British Foreign Secretary, William Hague, today announced his intention to reopen a British Embassy in Somalia as soon as local conditions permit. “The Foreign Secretary’s announcement reflects the strategic importance of Somalia for regional stability and the fight against terrorism and piracy. It also reflects the United Kingdom’s commitment to support the development of a stable and secure country for the people of Somalia. For further details on this please contact Abdilatif Maalim, Mobile No; +254723040125 Telephone; +254202844292 Emai:l Abdlatif.Maalim@fco.gov.uk Big fat yes, they just announced their intentions of opening an embassy for Somalia in Mogadishu again...Outch
-
Xaaji Xunjuf;737056 wrote: Hey duke and did you just discover the British foreign office website or what, posting Maps will not change the situation but you can continue doing that Mugged by who the brits continue to give Somaliland as much aid as they give Somalia. No my dear friend i have all that belongs to me now go fight Alshabaab with your uncle Abdi cawar and secure your capital or else there will be no British Diplomat ever in your Country 1. Yes I have just discovered the British Foreign Office. What a treasure trove it is. 2.Maps highlight the situation on the ground as the British see it. Somalia to them is one dangerous place. 3.Somaliland or NW Somalia should get as much aid as possible. 4.The British Foreign Secretery Mr Haugue announced that they will open an Embassy in Mogadishu and not in Hargaysa... 5.Your adeer, and hero Amira Godane is on the run and Ibrahim AFghani was killed by the drones Al Shabaab are on the run everywhere, Attam and what remains of his militia have just surrendered .. Its been a terrible day for you, thus far...