
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Turkish people were always kind. I remembered my childhood friends from North London, well done Turkey we have missed your leadership in the Ummah these past decades.
-
^^^Yes indeed, but thats not just Shaif's failure its a Somali failure we dont care about the people, our "leaders" and elites only care about themselves. Thus they fight over the people while their children live in safety. But its a great day, I am glad that Mogadishu has welcomed and did well in reciving this top delegation. Viva Turkiye
-
^^^Mogadishu the capital of Somalia is back insha Allah.
-
Turkish PM visits famine-hit Somalia and calls on west to do moreRecep Tayyip Erdogan describes the crisis as a 'litmus test' for humanity as he visits a refugee camp in Mogadishu with his wife Share142 reddit this Reuters in Mogadishu guardian.co.uk, Friday 19 August 2011 14.48 BST Article history The Turkish prime minister, Recep Tayyip Erdogan, and his wife, Emine, meet refugees at a camp in Somalia. Photograph: Umit Bektas/Reuters The Turkish prime minister, Recep Tayyip Erdogan, has visited Somalia to draw international attention to the famine sweeping across the Horn of Africa. Erdogan, who was accompanied in Mogadishu by his family and five cabinet ministers, has appealed for more food aid for the drought-hit country and lashed out at wealthy western countries for not doing more. Somalia's president, Sheikh Sharif Ahmed, welcomed Erdogan at the airport with a warm embrace. Erdogan, dressed in a sharp suit, and his wife, Emine, who wore haute-couture Islamic dress, then drove through the city's rubbish-strewn streets. At one dusty, windswept refugee settlement, Erdogan crouched inside the tent of Bashir and Fatima, a young couple mourning the loss of two of their four children who died after walking 55 miles to Mogadishu. Emine Erdogan handed out chocolates and sweets. On Wednesday, Organisation of Islamic Co-operation (OIC) countries pledged $350m (£121m) in aid to fight the famine, which has left 3.7 million Somalis at risk of dying of hunger. Erdogan has said he hopes the OIC's efforts will jolt the consciences of those ignoring the unravelling humanitarian emergency. A pious Muslim, he has called the disaster a "litmus test" for humanity. The withdrawal of most Islamists from their Mogadishu bases earlier in the month has in effect handed full control of the capital to the government for the first time since civil war broke out in 1991. Somali troops and African peacekeepers are still meeting pockets of rebel resistance in the city, highlighting the view of regional observers that the al-Qaida-linked al-Shabaab insurgents are far from defeated. Security forces flooded Mogadishu's main streets, where Turkish flags fluttered in the coastal breeze and posters adorned the walls of mortar-blasted buildings. "Prime minister Erdogan's visit tells us the Turkish people are closer to us than any other Muslim nation on earth," said one resident, Abdirashid Ali Omar. "The Turkish people are here to share with us in our time of need. It is momentous." Muslim Turkey, a rising political and economic power that straddles east and west, is far behind other emerging powers such as China, Brazil or India in the race for new markets in Africa. But under Erdogan's ruling AK party, Turkey has expanded commercial ties in Africa, as well as in the Middle East and Asia, and opened several new embassies in Africa. The UN's World Food Programme said on Friday it was still unable to reach 2.2 million hungry people living in areas of southern Somalia controlled by al-Shabaab, whose bloody campaign to topple the government has cost more than 20,000 lives. Aid agencies say that while droughts are a natural phenomenon, this famine is largely down to conflict and bad governance. "Droughts will happen. They always will, but they don't have to be disasters. They can be managed," Oxfam's Philippa Crosland-Taylor said in neighbouring Kenya.
-
Erdogan “Xaaladda Soomaaliya Waxay Imtixaan U Tahay Qiyamka Nolosha Reer Galbeedka” 2 hours ago | 1 comment Photo by: FIRAT YURDAKUL Raysalwasaaraha dalka Turkiga Racep Tayyip Erdogan oo maanta booqasho taariikhi ah ku yimid Caaismadda Soomaaliya ee dagaaladu la dageen 20-kii sano ee u danbeeyey. Kadib markii uu booqasho ku soo maray qaar kamid ah xeryaha ay ku jiraan dadka macaluushu haleeshay isla markaana indhihiisa ku soo arkey xaaladda ka taagan halkaas, ayuu shir saxaafadeed wada jir ah la qabtey Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Sahriif Shiikh Axmed. Raysalwasaaraha Turkiga ayaa makhribnimadii Jimacada dib uga dhoofay magaalada Muqdisho. Erdogan ayaa sheegay in dhibaatada ka taagan Soomaaliya ay tahay mid lagu tijaabinaayo qiyamka nolosha reer galbeedka. “..Xaqiiqdii waxa ka taagan Soomaaliya waxay imtixaan u tahay nolosha casriga ah ee maanta, waxaana la eegayaa in adduunku imtixaankaas ka baxo oo ka guuleysto. Waxaan u dhawaaqayaa dadka oo dhan mid mid. Waxaan la hadlayaa waalidka ku nool dhanka shishe ee dunida. Fadlan ha ilaawina xaqa ay caruurtiinu idinku leedahay, kuwaas oo farxad ku ciyaaraya xadiiqooyinka idinku dhaw, ogaada caruurta halkan joogtaana xaq ayey u leeyihiin. Hooyooyinka iyo Aabayaasha Soomaaliya tiiraanyo iyo murugo ayey dareemayaan. Waa xaqiiq, waxaana macquul ah in aan demin karno dabkaas baxaya. Turkish ahaan ma sugeyno waxa dunida kale ay leedahay….” ayuu yiri Erdogan. Erdogan oo wata hadalkiisa ayaa yiri: “Waxaan la hadlayaa dalkeygi Turkiga, aniga oo halkan jooga, waxaa jirta hadalo nuxnux iyo xan ah. Waxay leeyihiin muxuu halkaas ka dooney oo ka samaynayaa, iyada oo dadka Turkigaba fakhri ka buuxo?, Waxa aan ku adkeynayaa in ay yimadaan Soomaaliya oo ay arkaan xaaladda ka taagan halkan. “…Waxaan ogahay in Soomaaliya ay soo wajahdey maalmo adag, bilo ama sanado. Waxayna weji ka weji u qaabileen Macaluul iyo Abaaro. Waxaan aragney Xeryaha ay ku jiraan dadkaasi, waxaana jira xerooyin kale oo aan arkeyno shirkeena kadib. Dadku waxay la tacaalayaan xaalad aad u adag. Si aad ah ayaan uga murogooney in aan aragno xaalad cayn kan oo kale ah gaar ahaan caruurta yar yar ee dhibaateysan. “…Waxaan hadda ka hor booqdey Daafuur oo dhibaato ka taagneyd, laakiin wixii aan ku arkey waxaa i hilmaansiiyey midda ka taagan Soomaaliya….” Raysalwasaaraha Turkiga oo hadalkiisa ay ka muuqatey tiiraanyo iyo murugo ayaa yiri: Waxaan halkan u joognaa in aan maqalno codkiina, si dhawaansho ah. Halkan ayaan ku joognaa, Xildhibaano, Ganacsato, Fanaaniin iyo Hay’addo aan dawli ahayn NGO. Waxaan rabnaa in aan codkiina u gudbino caalamka, Xaqiiqdii arrintani maaha mid u taala Turkiga oo keliya waa mid u taala caalamka oo dhan. Laakiin Turkish ahaan waxaan halkaan ku matalaynaa sidii aan adduunka cid kale ku nooleyn. Ugu danbeyntii Raysalwasaaraha Turkiga ayaa u balan qaadey dalka Soomaaliya taageero dhinacyo badan isugu jirta, waxa uu balan qaadey dhismayaasha waddooyinka bur-buray, qodida Ceelal biyo, iyo dhismayaasha Isbitaalo dadka lagu daweeyo, sidoo kale waxa uu balan qaadey in dhanka waxbarashada iyo caafimaadkaba ka taageri doono Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa isaguna shirka ka hadley waxaana hadalka Madaxweynuhu u badnaa mahadnaq iyo abaalka Soomaali maanta u hayso dalka Turkiga ee muujiyey walaalnimada, kadib markii ay Soomaali badan soo wajahdey Macaluul, Cuduro, Abaar iyo Colaad oo aan weli qoriga degta laga dhigin. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in raysalwasaaraha Turkiga ay isku waafaqeen sidii dib loogu habayn lahaa dhamaan mua asasaadkii dawliga ahaa ee ku bur-burey dagaaladda si Dawladdu ay shacabka ugu adeegto, waxaana uu ku tilmaamey fursad dahabi ah oo loo baahan yahay in laga faa’ideysto. Raysalwasaarha Turkiga iyo wefdigii uu hoggaaminaayey ayaa makhribnimaddii maanta (Jimce) dib uga dhoofay magaalada Muqdisho kadib safarkoodi qatey 10-ka saac. Isla maanta waxaa laga furey Mudisho Safaaraddii Turkigu ku lahaa dalka Soomaaliya ee xirneyd 21-dii sano ee la soo dhaafey, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa Arabacii ku dhawaaqey in safaraadaas la hawlgelinaayo si ay u fududeyso xiriirka labada dal. Dhanka kale waxaa lagu wadaa in Turkigu hoggaamiyo ciidamo gaar ah oo ilaalin doona gar-gaarka loo wado dadka tabaaleysan ee Koonfurta Soomaaliya. Si kastaba ha ahaatee Booqshada Raysalwsaaraha Turkiga ayaa ah mid indhaha caalamka ku soo jeedineysa dalka Soomaaliya ee loogu yeeri jirey Dawladdii Khasaartey. Horseed Media
-
Val, not just victims, these people want to be leaders of the nation while dividing the people. Sharif Ahmed says he is the President of Somalia, yet will never visit any location outside Mogadishu? Faroole states that he wants to bring Somalia together, yet will not accept a meeting in Mogadishu? Siilanyu is the leaders of Somaliland, yet refuses to meet Somali's and rushes to hugg others.. These people have no basic undertsanding of leadership..
-
^^^That picture is amazing, it says that the first family of the most powerful Muslim nation are here among the people. Its sends a clear message, Somali's wake up.
-
PM Erdogan to me you will always be a hero. Superman of the Muslim world, you have broken the blockade on Somalia and we hope our leaders and would be leaders take you as an example. Viva Turkiye
-
Somaliland Opens Berbera Port for Somalia Relief
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Mogadishu port and airport are working well. However it's the sentiment that counts. Well done to Somaliland for opening Berbera for food aid, now use the light rail to deliver it to Souther regions. -
Kenya: First Somali Candidate MP to be elected outside NFD(Inshallah).
General Duke replied to Carafaat's topic in Politics
And XX man lost the race,'congrats to Yusuf Xasan the winner of this historic election. -
Ra'iisul Wasaaraha dalka Turkiga iyo Wafdi uu hogaaminayo Recep Tayyib Erdogan ayaa goor dhow waxay ka soo dageen Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, iyadoo munaasabad lagu soo dhoweynayo Wafdiga ay iminka ka socota. Wafdiga ayaa ka soo dagay Garoonka abaarihii 8:15, iyadoo labo diyaaradood ay ka soo degtay Garoonka, kuwaasoo sida wafdiga uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha. Garoonka Diyaaradaha ayaa waxaa ku sugan Madaxda ugu sareysa Dowladda KMG sida Madaxweynaha oo soo dhowenaya wafdiga Ra'iisul Wasaaraha Turkiga. Xubnaha Wafdiga ayaa lagu sheegay inay gaarayaan ilaa labaatan xubnood oo ka soo kala degaya Labada diyaaradood, iyadoo ay wehliyaan Ciidamo gaar ah oo sugaya ammaanka wafdiga Ra'iisul Wasaaraha. Astaanta Calanka Dowladda Turkiga ayaa hada la garaacayaa, sidoo kale Ciidamada qalabka sida ayaa u diyaarsan inay salaan sharaf ka qaataan Ra'iisul Wasaaraha Turkiga. Dadweyne fara badan oo soo dhoweynaya iyo kooxaha fanaaniinta ayaa ku sugan garoonka oo soo dhoweynay wafdiga, waxaana qaban qaabada ay tahay mid aad u xoogan. Ammaanka magaalada ayaa ah mid aad loo adkeeyay, dhaq dhaqaaqii ganacsiga iyo isu socodka ayaa ah mid gebi ahaanba hakad ku jira, ma jirto wax gaadiid oo shaqeynaya, wado kasta ayaa waxaa taagan Ciidamo isugu jira Boolis iyo Milateri. Ra'iisul Wasaaraha Turkiga ayaa la filayaa inuu booqdo xeryaha barakacayaasha, halkaas oo Ciidamo la geeyay, iyo Isbitaalada, iyadoo la filayo in Madaxtooyada uu kulan kula qaato Madaxda ugu sareysa. La soco wixii ku soo kordha Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharnews@gmail.com jowharcom@hotmail.com