General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^ an importnat day lets not distort what it means for all Somali's. Secesionist like ti re writte history. It was the day that beautiful blue flag flew over an independent Somali area..
  2. A/qaybdeed, should hand over his guns to the courts to spare any blood shed. Whats the point of fighting? His clan has a court it is Alfurqan...
  3. Gudoomiyaha Gobolka Bay oo la doortay Baydhabo-28.June.2006 Waxaa waaca fiidkii soo gabagabowday doorashada gudoomiyaha gobolka Bay oo galabta ka bilaabmatay hoolka ay baarlamaanku ku shiraan ee ADC-da ee magaalada Baydhabo. Waxaana gudoomiyaha gobolka loo doortay Maxamuud Maxamed Aadan (Barbaar) oo uu wareeg labaad oo doorashadaasi ah kaga adkaaday musharax kale oo la tartamayay oo la yiraahdo Xuseen Xasan Ibraahim. Gudoomiyaha la doortay wuxuu helay 11 cod halka musharaxa laga adkaadayna uu ka helay 7 cod. Munaasabadii lagaga dhowaaqay natiijada doorashada waxaa goob joog ka ahaa gudoomiyaha baarlamaanka ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Shariif Xasan Sheekh Aadan, wasiirka arrimaha gudaha ahna ra’iisal wasaare ku xigeenka Eng: Xuseen Maxamed Caydiid, wasirka beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaati guduud, wasiirka dib u heshiisiinta Sheekh Aadan Sheekh Madeer iyo xubno kale oo aad u farabadan. Wasiirka arrimaha gudaha Eng: Xuseen Caydiid oo ka hadlay munaasabadaasi galabta ayaa sheegay inuu la shaqayn doono gudoomiyaha gobolka Bay isagoo ugu hambalyeeyay xilka loo doortay. Hawsha maamul u samaynta gobolka Bay waxay ahayd mid si weyn loo sugayay isla markaana hawl dhib badan loo soo maray. Waxaana la filayaa in hawlo badan oo ay hay’adaha deeq bixiyeyaasha ku xireen fulintooda maamul oo laga hirgeliyo gobolka ay caqabadaasi meesha ka bixi doonto. C/laahi Soomaali SBC Baydhabo
  4. Guddoomiye loo doortay Gobolka Bay E-MAIL THIS PRINT THIS Gddoomiyaha cusub ee Gobolka Bay Doorashada guddoomiyaha Gobolka Bay ayaa doorashadiisa marar badan dib ugu dhacday faragelin uu ku sameeyay Wasiirka Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaaatigaduud). Wararka naga soo gaaray magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in goor dhoweyd la doortay guddoomiyaha Gobolka Baay, waxaan doorashada ku guuleystay ninka lagu magacaabo Xaaji Maxamuud Maxamed Aadan (Barbaar). Laba musharax oao kale ayuu xaajigu uga guuleystay jagadan waxaana horeba loo hadal hayay inuu isagu ku soo bixi doono. Doorashadan ayaa ka danbeysay kadib markii dhowr jeer muran la isku mari waayey dartiis dib loogu dhigay, waxaana loo arkaa tallaabo hore loo qaaday si maamul loogu sameeyo Gobolka Bay oo hadda ay degan tahay dowladda Federaalka.
  5. 26 June the Somali flag day. A wonderful moment indeed.
  6. Dagmada Galdogob oo loo doortay Gudoomiye iyo kuxigeen maantay Posted to the MOL June 28, 2006, 9:43 am Goldogob:-Waxaa maanta degmada Goldogob ee gobolka Mudug ka dhacday doorashada gudoomiyaha golaha degaanka isla markaana noqonaya duqa degmada Goldogob iyo ku xigeenkiisa. Codadka doorashada waxaa dhiibanayay xubnaha golaha degaanka oo maanta xaadir ahaa ilaa iyo 16 xildhibaan, waxaana gudoomiye loo doortay C/laahi Yuusuf Xaaji kasoo helay 13 cod halka 3 kale ay codkooda ka wareejiyeen. Waxaa sidoo kale isla maanta la doortay gudoomiye ku xigeenka golaha degaanka ee degmada Galdogob, kaasoo loo doortay Jaaf Maxamuud Guray. Waxaa goob joog ka ahaa goobta ay doorashadu ka dhacaysay Issimada deegaanka Goldogob oo uu ka mid yahay Caaqil Cabdiwahaab. Waxayna hawshaasi ku soo gabagabowday sidii loogu talagalay. Degmada Goldogob waxay noqonaysaa degmadii labaad ee gobolka Mudug ka tirsan oo yeelata gole degaan iyo gudoomiyeyaashooda. Horey waxaa gole degaan loogu sameeyay magaalada Gaalkacayo. waxaan wili harsan dagmada jariiban oo ayana hada qabanqaabadeedii lagu jiro Maxamed C/qaadir Khalaf Galkacyo,Puntland,Somaliya Mudugonline.com
  7. Guddoomiyihii Degmada Goldogob oo la doortay Last Updated::2006-06-28 14:05:08 Goldogob:- Waxaa maanta dhacday doorashadii Golaha Deegaanka ee degmada Golgodob ee gobalka Mudug. Doorashadan ayaa lagu soo doortay Guddoomiyaha ahna Duqa degmada iyo kuxigeenkiisa. Golaha Deegaanka degmada Goldogob oo ka kooban 21 xubnood ayaa waxaa maanta kasoo xaadiray 16 xildhibaan. Doorashadan ayaa u dhacday si wanaagsan ayadoo uu musharax C/laahi Yuusuf Xaaji helay 13 cod, asagoo markaasi ku guuleystay doorashada si rasmi ahna ulla wareegay xilka Guddoomiyaha Golaha Degmada Goldogob iyo Duqa magaalada Goldogob. Waxaa asaguna la doortay Guddoomiye kuxigeenka oo loo magacaabay Jaaf Maxamuud Guray. Doorashadii maanta ayey goobjoog ka ahaayeen cuqaasha iyo issimada degmada ayadoo Degmada Goldogob ay noqotay degmadii 7aad ee loo dhiso Golaha Deegaanka ee gobalada Puntland. Maamulka Puntland ayaa horey u dhisay golayaasha degmooyinka, Garowe, Bosaso, Qardho, Burtinle, Bayla iyo Gaalkacyo. Dhismayaasha golaha deegaanka ayaa weli ka socda gobalada hoos yimaada Dowlad Gobaleedka Puntland. Dhismaha Golayaasha degmooyinka Puntland ayaa qeyb ka ah qorshaha Dowlada Puntland ee xiligan isla markaana ah mid lagu xoojinayo maamulada degmooyinka in ay ka yimaadaan hab doorashooyin ah. Cabdifutaax Shirwac HorseedNet.com
  8. Baydhabo: Gobolka Baay oo Guddoomiye loo doortay. Wednesday, June 28, 2006 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Baydhabo(AllPuntland)- Xaflad lagu dooranayay guddoomiyaha gobolka Baay ayaa galabta ka bilaabatay magaalada Baydhabo ee fariisinka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya. Xafladdan ayaa ahayd mid in muddo ah lawada sugayay , dhowr goorna soo baaqatay , waxaana maanta ku loollamay doorashada guddoomiyaha gobolka Baay Maxamuud Maxamed Aadan (Bar Baar) iyo Xuseen Xasan Ibraahim. Doorashadan oo waqti qaadatay ayaa labada musahrax ay noqdeen kuwo isku cod dhow oo is mari waayay wajigii koowaad ee doorashada guddoomiyaha golaha deegaanka. Doorashadan waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan dawladda sida guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya , xubno ka tirsan labada gole, malaaqyadii hawlahan kusoo jiray iyo waxagrad kale oo aad u badan. Waxay u muuqatay doorahadan mid aad u xiiso leh, dadkuna ay il gaara ku eegayeen , ayadoo ay tahay markii koowaad ee gobolka Baay loo sameeyo maamul ay soo doorteen dadku. Wajigii labaad ee doorashada markii la isugu soo laabtay , kii koowaadna labada murashax ay kala bixi waayeen ayaa tirintii wajiga labaad la bilaabay waxaana guddoomiye gobol loo doortay Maxamuud Maxamed Aadan (Bar-Barbaar) oo helay 13 cod.halka ninkii la tar tamayay guddoomiyaha oo ahaa Xuseen Xasan Ibraahim wuxuu helay 7 cod . Masuuliyiin ay kamid yihiin guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wasiirka arimaha dawladda Soomaaliya Xuseen Caydiid ayaa hadallo talo ah kasoo jeediyay ,ayadoo Xuseen Caydiid oo madax u ah wasaaradda arimaha gudahana wuxu sheegay inuu la shaqaynayo guddoomiyaha cusub. Doorashadan ayaa in badan lawada dhowrayay , ayadoo ay kusoo beegantay xilli uu madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf ka maqan yahay magaalada Baydhabo. CCC Farayaamo AllPuntland
  9. Zidane is a lovely bloke, but I hope they don't make it to the Semis or I'll be forced to hand over my beautiful new turquoise trilby. Brazil and France will be a tough game. However the French play so well when they are underdogs. The Spanish were supose to win, and now Brazil like 1998 are suppose win. Interesting....
  10. ^^^First lets not get personel here. This is an open forum, my contribution here can be taken in any way one likes. Second if the courts want to help the people of Mogadishu they should not try to ban the world cup while they watch people poison themselves chewing QAD. Start with that devil before attacking Cinemas other visual entertainment. These courts should also dismantle the occupation of lower Shabbele. So far its all hot air, they just headless chickens.
  11. Nairobi: Madaxwaynaha Soomaaliya oo kusugan Nairobi ayaa Gambia kusoo bandhigi doona arimaha ciidamada . Tuesday, June 27, 2006 Nairobi(AllPuntland)- Madaxwaynaha DFKG Soomaaliya Md: C/laahi Yuusuf Axmed oo maanta ka amba baxay magaalada Baydhabo ayaa kusugan dalka Kenya asagoo kaga sii gudbi doona shirka Afrika ee ka dhacaya dalka Gambia. Dalka Gambiya waxaa bisha July ee maalmaha ka harsan yihiin ka dhacaya kulan ay yeelan doonaan wadamada Afirka oo looga xaajoon doono danaha Afrika. Ajandayaasha koowaad ee shirka waxaa kamid ah arinta Soomaaliya gaar ahaan qorshaha lagu keenayo ciidamada shisheeye dalka Soomaaliya. Madaxwaynaha Soomaaliya qudbadda uu ka jeedin doono kulanka Afrika ayaa la sheegay inuu kusoo dari doono codsi ku aaddan in la da dajiyo arinta ciidamada la keenayo Soomaaliya. Dhowr goor ayay dawladda Federaalka ku celisay in ciidamo la keeno dalka Soomaaliya , hase ahaatee wali beesha caalamka iskuma aysan raacin in ciidamo la geeyo Soomaaliya. Dhinaca maxkamadaha Islaamiga oo dhawaan ay heshiis horudhac ah gaareen dawladda ayaa si cad uga soo horjeeda in ciidamo la keeno gudaha Soomaaliya . Sheekh Shariif oo kamid ah madaxda maxkamadaha ayaa midowga Afrika shirkooda ka furmaya Gambiya fariin uu u diray ugu sheegay inaysan ciidamo keenin Soomaaliya. CCC Farayaamo AllPuntland
  12. ^^^ You can day dream. I wonder how long Hassan Dahirs new venture will last? The question is why do these courts sign an agreement if they can reach Baidoa?
  13. ^^^ Ze Germans are a danger, but their test is against Argentina. England are playing rubish, Portugal will give them a great test. France have found their form, Midfield is great, but Henry is still shooting blanks. Brazil, England will be easy for France, they like being the underdog. France Vs Barzil. England Vs Portugal Germany Vs Argentina ..................The best in the world
  14. Wonderful stuff, Zinedine Zidane my all time favourite player has proven beyound doubt his worth to the game and to France. I liked the young player Ribary, he gives the French a whole new dimention. Viara, put that ***** racist coach in his place... Zizou all the way,,,
  15. Maleeshiyada maxkamadaha oo saldhig ka qabsadey Col. Qaybdiid Muqdisho- 27.June.2006 Maleeshiyada Midowga Maxaakiimta Islaamiga ee magaalada Muqdisho ayaa xaley saqdii dhexe la wareegay gacan ku haynta saldhig ciidan oo hogaamiye kooxeedka Col.Cabdi Qaybdiid uu ku lahaa wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye. Saldhig maleeshiyadkan oo ku yiil wadada Muqdisho uga baxda dhanka degmada Afgooye gaar ahaan halka loo yaqaan Siinka-dheer. Maleeshiyaadka Midowga Maxaakiimta ayaa weerar gaadmo ah oo ay qaadeen xaley saqdii dhexe waxay maleeshiyada Cabdi Qaybdiid kala wageegeen gacan ku hayntii saldhigaasi oo muhiim u ah isu socodka gaadiidka ee Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye. Weerarkaasi ay qaadeen Maleeshiyada Maxkamadahu ma ayan jirin cid wax ku noqotey oo ka tirsan labada dhinac, waxaana qadar socotey israsaaseyn mudo la is waydarsanayey. Col.Cabdi Xasan Cawaale(Qaybdiid) wuxuu ahaa hogaamiye kooxeedkii ugu dambeeyey ee ku biira isbahaysigii jirtaan beelay ee la dagaalanka argagixisada waxaa kale oo uu ahaa xubintii ugu horeysay ee ka baxa Isbahaysigaasi markii lagaga awood roonaadey dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho. Ma jirto wax hadal ah oo ka soo baxay Col.Cabdi Qaybdiid oo ku aadan fariisinkan ciidan ee lagala wareegay. Axmed Aar SBC Muqdisho.
  16. ^^^I always thought that the warlords in Mogadishu were not that strong, and Mohamd Dheere became an irrelevance. This clan courts system has some good people but Inda Cade and Xasan Dahir are the occupiers of the lower Shabbele and thus not compatable with the interest of the Somali people even the peace loving resident of Mogadishu..
  17. ^^You could be right when one looks back on the tactics of the Americans before. However the naming of Xasan Dahir and his associate Inda Cade, has lots the courts much support within and outside the country. The US adminstrtion has never actually come against any active body in Somalia, Puntland, Somaliland, Mogadishu factions, warlords, JVA and so on...
  18. Somalia: Protest against ban on watching world cup match held in Somalia capital Sun. June 25, 2006 11:10 pm. Send this news article Mohamed Abdi Farah (SomaliNet) Hundreds of young people in Somalia capital marched on Saturday against the ban of Islamic courts on watching the world cup tournament in Germany, Somalinet correspondent reports. Young men, in angry mood took the streets of Isse Abdi and Gubta villages of northwest of the capital Mogadishu and they were protesting against the closure of several cinemas in which people were watching enthusiastically the world cup soccer that now enters its quarter final. They were shouting anti Islamic courts slogans, with some say that Islamic militiamen opened live bullets on them last night while they were watching match shutting the cinema. Some reports say the Islamic gunmen arrested young men and shaved their hairs. The youth who blocked roads called on Islamic courts in the capital to stop the animosity on the sport and lift their ban on watching the world cup match. Earlier the leader of Islamic courts union denied they have banned seeing the world cup soccer saying it was a kind of anti Islamists propaganda.
  19. SOMALIA: Islamist militias raid private homes FiicanCaadiHoose Qiimeyn: (0 ) • MOGADISHU, Somalia June 26 (Garowe Online) MILITIAS LOYAL to the Islamic Courts that now control Mogadishu and surrounding regions have intensified their campaign to ban the watching of the 2006 World Cup and foreign films. The Islamist militias entered private homes yesterday that they suspected of showing the international soccer tournement currently underway in Germany as well as foreign films without permission. Witnesses said the Islamist militias destoyed some viewing equipment in the private homes they raided in the Hamar-Jadid neighborhood of Mogadishu. The Islamic Courts banned the World Cup less than a week after they took over Mogadishu and cut off electricity into the cinemas showing the international matches. The Islamist leadership in Mogadishu believes that the cinemas and private homes also secretly show Western and Indian movies, including pornographic films. This moves comes a day after the Islamic Courts Union changed its official name to the Somali Council of the Islamic Courts (SCIC) and elected Sheik Hassan Dahir Aweys, whom the U.S. suspects of having ties to al-Qaeda, as chairman
  20. US bans contact with Islamist leader in Somalia Mon Jun 26, 2006 3:58pm ET Politics News WASHINGTON (Reuters) - The United States on Monday ruled out any contact with the new leader of Somalia's powerful Islamists because he is on a U.S. terrorist list but left the door slightly open to dealing with the group later on. Hard-line Muslim cleric Sheikh Hassan Dahir Aweys, who is also on a U.N. list of al Qaeda associates, was named head of the Council of the Islamic Courts over the weekend. "Of course we are not going to work with somebody like that and of course we would be troubled if this (choice) is an indicator of the direction that this group would go in," said State Department spokesman Sean McCormack. Pressed whether this meant the United States would not deal with any member of the group in the future, he replied: "Let's wait, let's see what the collective leadership of this group does." McCormack said there were a lot of "shifting sands" in terms of the leadership and composition of the Islamists and the United States was waiting to see what happened. The Council of the Islamic Courts is a parliament for the Islamists, whose militias seized Somalia's capital Mogadishu from U.S.-backed warlords on June 5 after months of fighting that killed at least 350 people. The moderate face of the courts, Sheikh Sharif Ahmed, was named head of an executive committee in charge of the courts' administration, which will implement the parliament's decisions. The rise of Aweys has alarmed the United States, which fears the Islamists want to establish Taliban-style rule in Somalia, despite repeated denials by Ahmed
  21. U.S. won't deal with Somalia Islamist Sheikh Hassan Dahir Aweys on al Qaeda watch lists From Matt Smith and Elise Labott CNN Tuesday, June 27, 2006 Posted: 0218 GMT (1018 HKT) -- A State Department spokesman said Monday the U.S. would not deal with the new leader of the Islamic militia in Somalia because of his alleged ties to al Qaeda. But, said spokesman Sean McCormack, administration officials would continue to study the "shifting sands" to determine the group's intentions for the country. Sheikh Hassan Dahir Aweys was appointed leader this weekend of the Islamic Courts Union, which wrested control of Mogadishu, the country's capital, from a U.S.-backed coalition of warlords earlier this month. He is the former leader of al-Ittihad al-Islami, a Somali group the State Department has designated a terrorist organization. The State Department says Al-Ittihad al-Islami carried out a number of attacks against Ethiopian forces. It also was blamed for a series of bombings in 1996 and 1997 Although Al-Ittihad al-Islami is now largely broken up, Aweys remains on U.S. and United Nations watch lists of people with ties to al Qaeda. "Certainly, of course, we're not going to work with somebody like that," McCormack said. "And of course, we would be troubled if this is an indicator of the direction that this group would go in." McCormack said, however, that "there are a lot of shifting sands here, in terms of the leadership and the composition of this group." "We're going to try to get a better picture of exactly what the relative weight of influence is within this group of various individuals and various factions," he said. Various U.S. officials, who requested anonymity, said Aweys' appointment could point to a power struggle within the ICU between hard-line extremists and moderates within the group, which supported a cease-fire with Somalia's weak transitional government. Aweys told The Associated Press in a telephone interview Monday that he would support only a government in Somalia based on Islam. "Somalia is a Muslim nation and its people are also Muslim, 100 percent," Aweys was quoted by the AP as saying. "Therefore any government we agree on would be based on the holy Quran and the teachings of our Prophet Muhammad." (Full story) Aweys' comments should come as no surprise. The Islamic Courts Union has for some time stated its desire for the establishment of Islamic law in Somalia. Multiple dangers feared U.N. officials are concerned the increased fighting in Somalia could create a new humanitarian crisis. The United States fears the country could become a haven for the al Qaeda terrorist network. The State Department's most recent terrorism report said a small number of al Qaeda terrorists responsible for the 1998 bombings of the U.S. embassies in Kenya and Tanzania operated in Somalia. Counterterrorism coordinator Henry Crumpton, in Senate testimony earlier this month, pointed to the problem of a "resilient, enduring and dangerous" al Qaeda cell that has operated in Somalia since the early 1990s. The ICU has drawn comparisons to the Taliban, the fundamentalist militia that imposed a strict Islamic regime on Afghanistan and allowed al Qaeda to operate from its territory. The Somali group denies harboring terrorists and has sent a letter to the United States saying it is not an enemy of America, but the U.S. has yet to respond. Somalia's last functioning government collapsed in 1991. The U.N.-backed transitional government, based in the inland city of Baidoa, wields little power. Last week the ICU reached a cease-fire with the interim government in which the two factions agree to work together. The two sides are to meet again July 15 in the Sudanese capital, Khartoum. Francois Lonseny Fall, the U.N. special representative for Somalia, warned last week that the rise of the ICU could trigger a regional war in the Horn of Africa. Ethiopian troops have moved toward the Somali border since the ICU captured Mogadishu and could intervene if the militia were to move toward Baidoa. Earlier this month, diplomats led by the United States and Norway held talks in which they urged dialogue between all Somali groups and pledged to help boost humanitarian aid to the country. The International Contact Group on Somalia said it supported the U.N.-backed transitional government as the legitimate authority in Somalia but would reach out to other Somali actors to help build a functioning state. Mogadishu was the scene of a 1993 battle between U.S. troops and a warlord militia that killed 18 Americans and hundreds of Somalis.
  22. ^^^ These looters, and occupiers are not Islamic, even calling them a Taliban is an insult to the Afghani movement. Xasan Dahir wasnts attention he is getting it.
  23. Jowhar was lost by Mohamed Dheere, who refused work with the TFG, even made personel insults and today he is ? The TFG has yet to fight any battles and its enemies are reduced considerably. As for Inda Cade, Aways and Co,, they present no real threat..