General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo Baydhabo kusoo laabtay si diiran loo soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka kmg ee Soomaaliya Md. Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa dib ugu soo laabtay dalka Soomaaliya Xaruntiisa kmg ee magaalada Baydhabo halkaasoo ay kusoo dhaweeyeen qaar ka tirsan labada gole oo uu horkacayey Ra’iisul Wasaaraha kmg ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi iyo kusimaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Md. Cismaan Cilmi Boqore. Madaxweynaha ayaa ka qeyb galay shir ka dhacay dalka Shiinaha oo kusaabsanaa xiriirka Afrika iyo dal weynaha Shiinaha halkaasoo madaxweynaha si gooni ah uu ula kulmay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Shiinaha oo halkaasi loogu balan qaaday in dowlada Federaalka la garab istaagayo. Labada dowladood ayaa waxa ay isla garteen in xiriirka ka dhaxeeya ay kor u qaadaan isla markaana ay ka wada shaqeeyaan sidii loo kordhin lahaa wadashaqeyntii ka dhaxayn jirtay Shiinaha iyo Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa safaro kusoo kala bixiyey dalalka Singabuur, Talyaaniga, Imaaraadka Carabta iyo Yemen kuwaasoo madaxdooda uu kulamo ula yeeshay iyagoo dhamaantood isku afgartay inay dowlada Federaalka Hiil iyo hooba la garab taagnaan doonaan sida aan ka xajiijiyey ilo lagu kalsoonaan karo. Imaanshiyaha Madaxweynaha uu dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo ayaa kusoo beegantay xili gudoomiyaha Baarlamaanka kmg ee Soomaaliya Md. Shariif Xasan Shiikh Aadan uu kusugan yahay magaalada Muqdisho oo uu heshiis lagaaray Golaha Maxaakiimta taasoo dowlada Federaalka ay war murtiyeed shalay kasoo saartay kaasoo dhigayey in heshiiska uu gudoomiyaha la galay Golaha Maxaakiimta uu yahay mid waxba kama jiraan ah oo aan dowlada raali ka ahayn, Ma cadda tilaabada uu qaadan doono Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf heshiiskii dhawaan dhex maray Golaha Maxaakiimta iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Maxamed Cabdulle Xasan (SIIDI) siidmohamed@hotmail.com siidi@somaliweyn.com Somaliweyn Media Center
  2. Puntland oo sheegtay in ay is difaaceen weerar ay ku soo qaadeen maxaakiimta Novebmer 12, 2006 Markacadeey Maamul goboleedka Puntland ayaa daqiiqado ka hor shaacisay in ay dib u qabsadeen goobihii ay saakay ku dagaalameen maleeshiyaad uu watay Cabdi Qeybdiid iyo kuwa golaha maxaakiimta Soomaaliyeed. Wasiirka warfaafinta maamul goboleedka Puntland ayaa hadal uu siiyay saxaafada ku sheegay in goobo ay ku sugnaayeen ciidamadooda ay saakay weerar ku soo qaadeen golaha maxaakiimta, wuxuuna sheegay in ay iska difaaceen. Wuxuu sheegay Wasiirka in goobihii laga qabsadey saakay ay dib ugu laabteen, wuxuuna ku cel-celiyay in Puntland ay is difaaci doonto. Hadalkan ayaa soo baxay iyada oo madaxweynaha maamul goboleedka Puntland CAdde Muuse Xirsi oo wata ciidamo aad u faro badan uu soo gaarey magaalada Gaalkacyo, kadib markii ay ka soo ambabaxeen magaalada Garoowe. Si kastaba, ma jiraan ilaa iyo Hadda warar madax banaan oo xaqiijinaya sheegashooyinka maxaakiimta iyo Puntland oo saakay dagaalamay, hase yeeshee waxaa isa soo taraya sheegashooyinka labada dhinac oo xowli ku socda. Maxamed Cali Madka Xafiiska markacadeey Muqdisho
  3. ^^^I agree with General Skhar, this is about who wants it most. Puntland is facing a clan aggression, these people dont want peace. They rushed to Kismayu, Baidoa and Galkacyu before even making an admin for their areas... The news I have from back home are people want to defend their land from the invaders.. We rememebr the earky nineties and never again.. Baker, who is from Puntland the courts of Ifka-Xalin, Chircoole and Al-Furqan?
  4. ^^^Dont insult the President of Puntland my dear lad.
  5. M/weyne C/laahi Yuusuf oo Baydhaba gaaray,Saraakiisha Ciidamada kulan deg deg ah la qaatay....... Baydhaba:-M/weynaha Somalia Mr.C/laahi Yuusuf Axmed iyo Wafdigii la socday ayaa dhawaan soo gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah dowlada Fedaralka Somalia. M/weynaha iyo Wafigiisa ayaa markii ay soo dageen waxay kulan deg deg ah la yeesheen Madaxda iyo Saraakiisha Ciidamada,wuxuuna sheegay inuusan cidna la kulmayn ilaa barri subax. C/laahi Yuusuf aya dalal badan Safaro kusoo maray ayaa Maxkamadaha ku eedeeyey inay iyagu ka masuul ahaayeen Qaraxii lagu doonayey lagu doonayey in lagu khaarajiyo isaga laftiisa. Dadkii doonayey inay aniga i dilaan,waxay ahaayeen dad Al-Qaacidah,waxaana soo amray Xassan Daahir aweys isla markaana waxaa ku yaalay saxiixiisa ayuu yiri M/weyne C/laahi Yuusuf. M/weyne C/laahi wuxuu sheegay in Maxkamaduhu ay laba wajiilaynayaan isagoo intaas ku daray inay gacana xabad iyo dhul ballaarsi ku sitaan halka gacanta kalana ay nabad ku raadinayaan ayuu yiri taas oo uu ku sheegay midaan socon doonin. Si kastaba ha ahaatee waxaa maalinta barri ah la sugayaa warbixinta uu C/laahi Yuusuf siin doono xukuumadiisa iyo xubnaha Barlamaanka,wuxuuna ka hadlayaa sida la filayo safardii uu dhawaan kusoo maray dalal ay ka mid yihiin China,Singpure iyo Yamen. Axmed Xayrdaac Waayaha.net
  6. ^^Camir is right, Puntland will defend itself regardless of what a few say here or there. The tension is high and many millitia, troops and are coming from all corners of the state to defend their state. Its a classic clan war, this time we have learned from before and no one will sneak into Galkacyu while it is a sleep.
  7. ^^^Everytime you lose is always to Tigray and Ethiopia, when you win is to the credit of the clan. Wonderful stuff, indeed. Story so far Yey 3.0 and wants to make it 4.0...
  8. ^^^Ok so thats why you can not capture those areas, funny..
  9. .In respect of military method, we have, firstly, Measurement; secondly, Estimation of quantity; thirdly, Calculation; fourthly, Balancing of chances; fifthly, Victory. The art of war indeed. Xalane we need to promote you I think a Major or even Colonel, lets get the ceromony started...
  10. ^^^It is war my friend no people rising no were, the same classic invasion.
  11. ^^^Saxib who is against Yey, but his old enemies? Abdiqasin, Xasan Dahir, IndaCade..
  12. ^^^As we can tell the future lets look back in history... Yey built Puntland and won an open election defeating your greatest political leader A/Qasin, first round as I rememebr. He also defeated your great warrior Col. Xasan Dahir and stoped Aydeed in his tracks. So far it is 3.0 to Ina Yusuf Yey..
  13. ^^^Buuhudle what? Come on try another fiesco. If Galkacyu was unsafe then Cade would not be there. No Galkacyu is safe, Baidoa is safe and Mogadishu is also safe. The question is how far do the clan courts want to push it? Puntland wont budge and presents a big problem, Baidoa wont panic, as they expected. The world wont buy they pirate story neither. How did they know were the Pirate ship was? "IndaCade we are docked in Xaradheere come get us"... Yusuf is in Baidoa, he is not moving to Gedo, nor Godey nor Galkacyu.
  14. ^^^lol. Che that was funny, eating Human flesh must cause some problems.. Xalane, You are right, with USC, Salbalaar, Aydeed, Mahdi , A/Qasin and so on, in their minds they had a right to the Presidency and so on. Now they have lost it, alas hey turn to Islam, Jihad and we all must follow the Islamic law with them as Amirs, rubish really.
  15. ^^^Indeed Cayrow might kill him, or his car might blow up without any reason...
  16. Wasiirka Warfaafinta Pl oo sheegay wax aan wax ka jirin tiknikada Pl laga qabsad Posted on Sunday, November 12 @ 03:35:08 PST by muuse {Galkacyo}12-11-06 Wasiirka warfaafinta PL C/raxmaan Bankax oo kamid ahaa wafdiga Madaxweynaha Pl ee dhowaan gaaray gaalkacyo oo la soo xiriiray idaacadda Nugaal ayaa waxan waxba jirin ku tilmaamay wararka sheegaya tangiyo ay Pl leedahay oo maxkamadaha ay qabsadeen Wasiirka warfaafinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar ka soo baxay dhinaca maxkamadaha oo sheegaya in ay gacanta ku dhigeen gaddid Dagaal oo Itoobiya ee leedahay wasiirka waxaa uu sheegay deegankii hore Maxkamadaha ay fadhiyeen inay iminka ka taliyaan Puntland. " waxba kama jiro wararka ka soo yeeray ninka wadada u qabilsan warfaafinta waana la ogyahay awoodda Puntland horeyna wuu u garanaye xasan daahir Jabkii ka raacay Puntland" sidaa waxaa Yiri Bankax. bankax ayaa sheegay in ay si wadajir ah dadka Gobalka Mudug ugu istageen ka hortagga maxkamadaha hubaysan ee Muqdisho waxaana uu intaasi ku daray in Puntland ay ka hortagayso cadow kasta oo ku soo dulaa. Dhinaca kale Burhaan Maxamed cabdi oo ah Afhayeenka Madaxtooyada gaalkacyo oo aan kula xiriiray qadka telefoonka Seterlit-ka ayaa sheegay inay wax ka jiran wararka sheegaya in Puntland ay gareen Gelinsoor " Haa waxaan hadda kala hadlaya deeganka gelinsoor" sidaana waxaa yiri Burhaan oo horay uga mid ahaa suxufiyiinta Pl. wixii ka soo baxa dagaalka Gelinsoor kala soco Radio Nugaal oo haka fogaan............. Radio Nugaal News Desk.
  17. Maxaakiimta Muqdisho oo sheegay in Eng.Muunye ka danbeeyey Afduubkii Markabkii Viishaam1 Last Updated::2006-11-09 01:12:50 Muqdisho:- Yusuf Siyaad Indhocade oo kamid ahaa mas'uuliyiintii shalay warsaxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho uga hadlay Markab ay soo badbaadiyeen ciidamada Maxaakiimta. Hogaamiyaasha Maxaakiimta ayaa si weyn shalay uga hadlay hawlgal ay kusoo furteen Markabkii MV Viishaam1 ee lagu afduubtay xeebaha ku dhaw dekada dabiiciga ah ee Ceel Macaan. Sida ay sheegeen Maxaakiimta labo markab oo kamid ah kuwa uu maamulo Eng.Muunye in ay rasaas kusoo fureen ciidamadooda xili ay isku dayayeen in ay furtaan Markabka MV Viishaam1 oo ay afduubeen maleeshiyooyin hubeysan oo codsaday lacag madax furasho ah. Yusuf Siyaad Indhacade oo ah hogaamiyaha dhinaca Amniga ee Maxaakiimta ayaa ku nuux nuuxsaday in falkan ay ku kaceen maraakiibta Eng.Muunye oo ah Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Dhinaca kale waxaa ayaguna soo baxaya warar lid ku ah Maxaakiimta Muqdisho oo ayaguna sheegay in hawlgalka iyo Afduubka labduba ay abaabuleen Maxaakiimta Muqdisho, waa siduu sheegay mid kamid ah xildhibaanada Muqdisho ku sugan oo ka gaabsaday in magaciisa la shaaciyo. Wuxuuna intaasi ku daray in arrintan ay qeyb ka tahay dadaalka ay Maxaakiimta ugu jiraan in ay Adduunka ugu muujiyaan in ay gacanta ku hayaan dalka Soomaaliya, isla mar ahaantaan aysan khatar ku ahayn amniga gobalka iyo xeebaha dalka Soomaaliya oo ay dul joogaan Ciidamo kamid ah Xulafada Maraykanka ee la baxday la dagaalanka Argagaxisada. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  18. Yusuf oo ka dagay Baydhabo 12 Nov 12, 2006, 13:12 Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya Md. C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay, isagoo kasoo kicitimay caasimada dalka Yeman ee Sanca. Madaxweynaha oo Sanca kula soo kulmay dhigiisa Yeman Cali Cabdalla Saalax ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo kusoo dhoweeyay xubno ka tirsan dowladda, waxaana uu Madaxweynaha caawa uu kulamo la qaadan doonaa Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geeddi iyo xubno kale oo xukuumada ka tirsan, isagoo kala hadli doona arimaha kusoo kordhay dalka mudadii uu ka maqnaa iyo xiisadaha colaadeed ee ka jira gobolka Mudug. Safarka Madaxweynaha ayaa waxaa uu ku soo aaday xili xalada dalka ay kacsan tahay iyadoo dagaalo hor leh ay kasoo cusboonaaden gobolka Mudug, waxaana la filayey in Madaxweynaha uu ka dego magaalada Gaalkacyo balse uu hakad galay kadib xiisadaha colaadeed ee halkaasi oo dib u dhigay safarkii uu ku tegi lahaa Puntland.Akhri
  19. ^^^That trip was never announced, and Baioda is the capital. PS are you saying that Galkacyu is safe for Cade and the Puntland cabinet but not Yusuf? Thats the whole idiotic logic of the clan courts they claim victory when they move an inch. Also what happened to the clan Jihad against Baidoa and the fuel embargo?
  20. ^^^In a classic clan warfare you have no advantage what so ever. Tigray should not be an excuse to when ou lose..
  21. ^^^Dont worry about Puntland, it was never as weak as they thought.
  22. They captured Mogadishu, Kismayu through the guns of the clan of IndaCade, they wont capture Puntland because what gave them the advantage is their base of Mogadishu which is too far from the new arenas. Also they had Bandiradlay before and this time is no different..
  23. C/laahi Yuusuf oo ku soo laabtay Baydhabo Marko 12, Nov.06 ( Sh.M.Network) Madaxweynaha Somalia C/laahi Yuusuf Axmed ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo oo fariisin u ah dowladda KMG ah ee Somalia, Madaxweynaha Somalia oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu ka soo qeybgalay kulan ka dhacay magaalada Bejiin ee dalka China, isagoo sidoo kale lugta soo mariyay dalal ay ka mid yihiin Singapore iyo Yemen oo wada hadalo uu kula soo yeeshay Madaxweynayaasha dalalkaasi. Dib ugu soo laabashada Madaxweyne C/laahi Yuusuf ee magaalada Baydhabo ayaa ku soo beegantay xilli xiisado dagaal ay ka jiraan gobolka Mudug iyo deegaanada Puntland oo horey Cabdulaahi Yuusuf uu u maamuli jirey. Shabelle Media Network Sh/hoose E-mail us: info@shabelle.net Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net